Home » Archive Daily March 6th, 2012

Ambassador Mahiga: Should he resign or be declared as Persona Non Grata?

Mar 6, 2012
After insulting the President of  Somalia, members of the parliament, the former Prime Minister  Daljir political Party, and the entire Somali people in his interview with the Somalia Report last week – Ambassador Augustine Mahiga must resign from the position of United Nations Special Representative and head of the UN political Officer for Somalia, which he was appointed by UN Secretary General... 

Madaxweeynaha Soomaaliya oo Tacsi u Diray Ehelladii uu ka Geeriyooday Xildhibaan Nuur Mataan

Mar 6, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Madaxweeynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa tacsi u diray ehelladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Xildhibaan Nuur Mataan Biriq oo xalay xanuun dartiis ugu geeriyooday Isbital ku yaal magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Warsaxaafadeeda kasoo baxay xafiiska madaxweeynaha ayaa lagu sheegay in Xildhibaan Nuur Mataan Biriq uu ahaa Masuul... 

Wafdigii uu Hogaaminayay Mudane Xuseen Carab Ciise oo Gaaray Magaalada Garbahaareey

Mar 6, 2012
Garabahaareey, Somalia (AOL) – Wafdigii ka socday dowladda KMG ee uu horkacayay ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Gaashaandhigga dowladda KMG Soomaaliya Xuseen Carab Ciise, iyadoona wafdiga ay wehliyeen wasiirro ay kamid yihiin Wasiiru dowladaha arimaha gudaha iyo amniga qaranka, Wasiirka Maaliyadda, Taliyaha ciidamada xogga dalka iyo xubno kale oo katirsan dowladda Soomaaliya. Wafdiga... 

Ururka Midnimo oo Tacsi u Diraya Ummaddii uu ka Geeriyooday Xildhibaan Nuur Mataan Biriq

Mar 6, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Alle ha u naxariisto, xalay ayey aheyd markii isbitaalka Nairobi West ee magaalada Nairobi uu ku geeriyooday Xildhibaan Nuur Mataan Biriq oo kamid ahaa mudanayaasha baarlamaanka KMG ee Somalia ee ka soo jeeda gobolka Gedo. Xildhibaanka ayaa muddo ka badan laba toddobaad ku xanuunsanaa Nairobi, iyadoo uu hayey xanuun xagga wadnaha ah. Waxaa haddaba tacsi u dirayo dadka uu... 

Tahniyad Meher: Cabdullaahi Cabdikariin iyo Hodan Cabdiraxmaan Cigaal

Mar 6, 2012
Dad fara badan oo ku kala sugan dalka iyo dibaddiisa ayaa hambalyo halkan u marinayo laba lamaane oo Alle isu dooray oo meherkoodu ka dhacay dalka Holland. Asxaabta magacyadooda ay hoos ku qoran yihiin ayaa dirayo meherka:- Maxamed Xaashi Cabdi Ubax Cabdiraxmaan Cigaal Dhamaan Reer Cabdi Xirsi,Reer Cigaal Nuur Reer Jaamac Cade, Reer Diiriye Xandi, Reer Cali Carkow , Reer kaahiye Iyo dhamaan dadka ehelka... 

Xildhibaan Nuur Mataan Biriq oo ku Geeritooday Magaalada Nairobi

Mar 6, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Waxaa xalay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ku geeriyooday Allaha u naxariistee Xildhibaan Nuur Mataan Biriq oo kamid ahaa mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya ee kasoo jeeda gobolka Gedo. Xildhibaanka ayaa la sheegay in uu ku dintay Isbital ku yaal magaalada Nairobi oo loo geeyay xanuun hayay awgiis.  Xildhibaanka ayaa mar qura waxa istaagay wadnaha sida ay warbaahinta... 

Wafdi uu Horkacayo Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Turkiga oo soo Gaaray Magaalada Muqdisho

Mar 6, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Wafdi uu horkacayo ra’iisul wasaare ku xigeenka Turkiga Bekir Bosdag ayaa goordhawayd kasoo dagay garoonka caalamiga ah ee Aadan Cade Airport ee magaalada Muqdisho. Wafdiga ayaa markii uu kasoo dagay garoonka waxa halkaasi kusoo dhaweeyay kusimaha Ra’iisul wasaaraha ahna wasiirka Beeraha Max’ed Max’uud Xaaji Ibraahim, Xildhibaano iyo madax kale... 

Wafdi uu Hogaamiyano Ra’isul wasaare ku xigeenka Ahna Wasiirka Gaashaandhiiga Dowladda KMG oo u Ambabaxay Gobolka Gedo

Mar 6, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Wafdi uu horkacayo ra’isul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Gaashaandhigga dowladda KMG ee Soomaaliya, Mudane Xuseen Carab Ciise ayaa u ambabaxay magaalada Garbahaaree ee xarunta gobolka Gedo. Mudane Xuseen Carab Ciise oo ay safarkiisa ku wehlinayeen Wasiirro iyo masuuliyiin katirsan dowladda oo ay kamid yihiin wasiirka Maaliyadda iyo lacagta, Taliyaha ciidamada...