Home » Archive Daily March 8th, 2012

Guddoomiyaha Qurbajoogta beesha Maxamed Amaareer (Wagardhac) oo fariin u diray beelaha ku dhaqan Waqooyiga Galgaduud uguna baaqay nabad ku wada noolaasho iyo in colaadda la joogjiyo (Dhageyso)

Mar 8, 2012
Columbus, Ohio (AOL) – Cali Jaamac Maxamed oo ah Guddoomiyaha qurbajoogta beesha Maxamed Amaanreer (Wagardhac), kuna nool magaalada Columbus, Ohio ee dalka Mareykanka oo galabta lasoo xariiray Shabakadda AOL ayaa waxuu fariin xambaarsan nabad ku wada noolaasho iyo in deg-deg loo joojiyo colaadda kasoo cusboonaatay Waqooyiga Galgaduud u diray bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolada Dhexe.  Guddoomiye... 

It’s time to rebuild the Somali region of Ethiopia by the pocket of the Diaspora – By Farah H. Kolley

Mar 8, 2012
As a rule, it is not just one single reason that induces some people to leave their home for a faraway place, but a complicated interplay of many causes. Asylum seeker would probably have continued to put up with the minor reprisals, harassment and political restrictions in his everyday life if he/she had been able to make a living in his/her village or in the surrounding region. Numerous people are... 

Somalia: Peace and Stabilization in Native Government – By Ibrahim Hassan Gagale

Mar 8, 2012
The procedural approach of selecting parliament and forming government in Somalia plays an important, decisive role in either prolonging or ending the civil strife and political turmoil in the country. The agendas for all the peace talks and national reconciliation conferences held for Somalia  since 2000 were all based on non-existent Greater Somalia (Somaliwein) approach where delegates coming from ... 

Dowladda Soomaaliya oo Dooneysa in ay ku Biirtao Ururka EAC

Mar 8, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa dooneysa in ay ku biirto ururka iskaashiga dhaqaalaha iyo socdaalka xorta ah ee EAC, kaasoo ay ku mideysan yihiin wadamada ku yaal bariga Afrika. Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Ameeriko ayaa sheegay in codsiga ay ku doonayaan ka mid noqoshada ururkaasi ay u gudbiyeen madaxda ururkaasi. War kasoo xafiiska madaxweeynaha... 

Dowladda KMG oo Dhiseysa Guddi ka Shaqeeya Wadahadalka Dhexmari Doona Dowladda KMG iyo Somaliland

Mar 8, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Madaxweeynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in ay magacaabayaan guddi kasoo shaqeyn doona wadahadallada ka filayo in ay dhexmaraan dowladda KMG ee Soomaaliya iyo maamulka Somaliland. Madaxweeynaha oo ka qeybgalayay xaflad lagu xusayay maalinta haweenka aduunka ee 8-da luulyo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka shaqeyneyso sidii... 

Dowladda Turkiga oo Dadaal ugu Jirta in ay Dhex dhexaadiso Dhinacyada isku Haya Siyaasadda Soomaaliya

Mar 8, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Dowladda Turkiga ayaa wado dadaallo ay ku dooneyso in ay ku dhexdhexaadiso dowladda KMG iyo ururka Al-shabaab ee iyagu isku fahmi la’ siyaasadda dalka Soomaaliya. Wargeys kasoo baxa dalka Turkiga oo lagu magacaabo Hurriyet ayaa lagu daabacay in danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaaliya Dr. Kani Torun in uu wado dadaallo ballaaran oo uu ku doonayo in uu miiska wadahadalka... 

Bam Gacmeed Lagu Weeraray Ciidamada Itoobiya ee ku Sugan Beledweyne

Mar 8, 2012
Beledweyne, Somalia (AOL) – Wararka aynu ka heleyno magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka weerar loo adeegsaday walxaha qarxa uu ka dhacay xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne. Qarax loo maleynayo Bamgacmeed ayaa la sheegay in lagu tuuray xarun ay ciidamada Itoobiya ku lahaayeen magaaladaasi, ilaa imikana lama oga qasaaraha rasmiga ah ee askarta Itoobiya... 

Ahlusunna Waljamaca oo Dowlada Turkiga ka Codsatay in Hay’adaheeda Hormarinta loo soo Diro Gobolka Gedo

Mar 8, 2012
Garbahaareey, Somalia (AOL) – Waxaa  malinti shalay ahayd  Gobolka Gedo so  Garay  Gudomiyaha  Ahlusunna ee Gobolada Konfureed Sh. Maxamed Aw Libaax iyo Xubno safarkiisa ku weheliyay oo u ka mid  yahay Gen. Cali Madoobe.   Gudomiyaha  aya waxa uu ka soo dagay  Garoonka Diyaaradaha ee  Magaalada  Mandheere  waxaa si weyn  ugu soo dhaweyay Magaalada Xildhibaano ka tirsan Barlamanka...