Home » Archive Daily March 9th, 2012

Xuska Maalinta Haween-weynaha Aduunka oo si weyn looga Xusay magaaladda Luuq ee Gobolka Gedo

Mar 9, 2012
Munaasibad Balaaran oo si heer sare ah loo soo agaasimey, islamarkaana ku aadanayd Xuska 8maarso oo ah Maalinta Haweenka Aduunka ayaa lagu qabtey Xarunta Ururka Haweenka ee degmada Luuq ee Gobolka Gedo, waxa ka soo qayb galay Munaasabadaasi mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Luuq, Odoyaasha dhaqanka, Ururada Bulshada ee deegaanka, Aqoonyahano iyo Waxgarad kale oo isla deegaanka ah. Xuska... 

Askari Katirsan Ciidamada Dowladda KMG ee Baydhabo oo Dil u Geystay Askari Kale

Mar 9, 2012
Baydhabo, Somalia (AOL) – Wararka aynu ka heleyno magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay oo ay dhawaan la wareegeen ciidamada dowladda KMG oo kaashanaya kuwa Itoobiya ayaa sheegaya in galabta askari katirsan ciidamada Dowladda KMG uu dil u geystay Askari Kale. Dilka ayaa la sheegay in uu ka dhacay Koontoroolka Bakiin oo ku yaal wadada ka baxda magaalada Baydhabo ee aada dhanka Muqdisho, waxaana... 

Dowladda KMG oo Daabaceysa Lacago Cusub

Mar 9, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay mardhow soo daabici doonto lacago cusub oo shilin Soomaali ah, taasoo ay dowladu sheegtay in dadaalkeeda uu socdo. Lacagaha ay dowladdu soo daabaceyso ayaa noqon doono 1,000 Sh.som. 2,000, 5,000, 10,000, 20,000 iyo weliba 50,000 Sh. Som. Wasiirk kuxigeenka wasaaradda Maaliyadda dowladda KMG ee Soomaaliya Cali Dirir Faarax ayaa... 

Madaxweeynaha Soomaaliya: “Waxaan Diyaar u Nahay in Maxkamad Nala Saaro Haddii aanu Wax isdaba marinay‏no”

Mar 9, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Madaxweeynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in eedeymo mudooyinkii u danbeeyay loo soo jeediyay madaxda dowladda oo ku aadana in ay musuqmaasuqeen dhaqaalihii dalka in ay tahay arin wax kama jiraan ah islamarkaasina laga leeyahay dano siyaasadeed. Madaxweeynaha ayaa sheegay in mudooyinkii ugu danbeeyay si weyn loo buunbuuniyay warar... 

Wafdi uu Hogaaminayo Afhayeenka Militariga Kenya oo Gaaray Muqdisho

Mar 9, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Wafdi ballaaran oo uu horkacayo afhayeenka Militariga Kenya ee howlgalka ka wada Soomaaliya Major Emanueal Chirchir ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya. Wafdiga ayaa markii uu ka dagay magaalada Muqdisho, waxa garoonka kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan dowladda KMG ee Soomaaliya iyo qaar katirsan saraakiisha ciidamada AMISOM ee howlgalka... 

Xarakada Al-shabaab oo Dowladda Turkiga ku Tilmaantay Cadow kusoo Duulay Soomaaliya (Dhageyso)

Mar 9, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in dowladda Turkiga ay tahay dowladaha kasoo horjeeda jiritaanka Soomaaliya, islamarkaasina ay dooneyso in ay ka baabi’iso dhaqaalaha uu leeyahay dalka. Sheekh Cali Dheere oo khudbad ka jeediyay shir ay isugu yimaadeen aqoonyanada ku dhaqan shabeelooyinka oo ka dhacay deegaanka Lafoole ayaa ugu baaqay umadda Soomaaliyeed in ay... 

Reer Gedoow Maxaa Inala Gudboon ileen wax ma tare-yaal miiran ayaa Golaha inoo Joogee? Qore Yuusuf Bayoow

Mar 9, 2012
Marka hore Ilaah  ayaa  mahad kuligeed u sugnaatay NNNkh Rasuulkeenii suubanaa nabad galyo iyo naxariis kor kiis a  ha ahaato, intaa  ka dib waxaa mahad san  shabakada  allgedo oo runtii  naga  haqab tirtaa   wixii war ah oo aan  ka war qabin, intaa kd ib waxaan u guda galayaa  maqaalkayga aan u magac daray reer gedoow maxaa inala gudboon.  Akhri qoraalka oo hala yaabin haddaba!.’ Bulsho... 

Xuska Maalinta Haween-weynaha Aduunka oo si weyn looga Xusay magaaladda Luuq ee Gobolka Gedo

Mar 9, 2012
Luuq, Somalia (AOL) – Munaasibad Balaaran oo si heer sare ah loo soo agaasimey,islamarkaana ku aadanayd Xuska 8maarso oo ah Maalinta Haweenka Aduunka ayaa lagu qabtey Xarunta Ururka Haweenka ee degmada Luuq ee Gobolka Gedo, waxa ka soo qayb galay Munaasabadaasi ,ams,uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Luuq,Odoyaasha dhaqanka ,Ururada Bulshada ee deegaanka ,Aqoonyahano iyo Waxgarad kale oo isla...