Home » Archive Daily March 10th, 2012

Wasiiro kasoo jeeda maamulada Puntland & Somaliland oo kasoo horjeestay dowladda KMG ah oo maamul buuxa u aqoonsatay Khaatumo State of Somalia.

Mar 10, 2012
Laga soo bilaabo xiligii ay soogaareen magaalada Muqdsho ergo ka socota Maamulka Khaatumo State of Somaliya, ayaa Waxaa kabilowday muran iyo isjiid -jiid siyaasaded oo u dhaxaxeeya qaar ka mid ah wasiiro kasoo jeeda labada maamul ee Puntland iyo Somaliland iyo weliba Madaxweyne Shariif oo dhinac ah.   Waxaana maalinimadii khamiista  oo ay taariikhdu aheyd March 8, 2012 madaxweyne shariif ku dhawaaqay... 

Wasiirka Amniga Khaatumo State of Somalia oo si kulul uga hadlay weerarkii ay dhawaan ciidamada Somaliland ku qaadeen shacabka reer Laascaanood (Dhageyso)

Mar 10, 2012
Maxamed Ducaale Cabdi oo ah wasiirka Amniga maamulka Khaatumo State of Somalia ayaa maanta shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Muqdisho  waxuu si kulul uga hadlay weerarkii ay March 7, 2012 ciidamada Somaliland ku qaadeen shacabka reer Laascaanood ayagoo doonayay in ay u dabaal dagaan aqoonsiga uu helay maamulkooda Khaatumo State . Wasiirka ayaa sheegay in weerarka ay ciidamada Somaliland... 

Hoos u Dhac Xoog Leh oo ku Yimid Sarifka Lacagaha Doolarka ee Magaalada Kismaayo

Mar 10, 2012
Kismaayo, Somalia (AOL) – Hoos u dhac xoog leh iyo is badal aan horay loo arag waayadii ugu danbeysay ayaa ku yimid sarifka lacagta doolarka magaalada Kismaayo ee xarunta gobollka Jobada Hoose . Suuqyada Sarifka magaalada Kismaayo ayaa $100, doolar la kala siisanayaa 2,200,000 oo shilin Soomaali ah ‘’Lalyan iyo Labo Boqol oo kun’’ halka Todobaadyo ka horna lagu kala sarifanayay $100 doolar,... 

Maamul Goboleedka Banaadir State oo Doortay Madaxweeyne Cusub

Mar 10, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Xaflad aad u balaaran oo lagu qabtay Magaallada Muqdisho Ayaa lagu doortay Madaxeytnaha M/mulka Benaadir State, xafladdan oo aheyd fadhigii labaad ee ay isugu Yimaaddeen Xubnaha Baarlamaanka benadir State iyadoo ay kasoo qeyb galeen dhamaan Xildhibanadda Maamulkaasi oo tiradooda Dhameyd illaa 140 xubnood iyadoo ay fadhiga soo xaadireen 125 xubnood. Maamulkan ayaa 5 tii... 

Ururka Midowga Africa oo Sheegay in Itoobiya ay ka Baxeyso Dalka Soomaaliya

Mar 10, 2012
Nairobi,  Kenya (AOL) – Ururka Midowga Africa ayaa sheegay in ciidamada ka socda dalka Itoobiya ay ka bixi doonaan Soomaaliya, iyadoona goobaha ay gacanta ku hayaan ay kala wareegi doonaan ciidamo katirsan kuwa AMISOM. Madaxa gudiga ammaanka iyo nabadda Midowga Afrika Ramtane Lamamra ayaa sheegay in dabayaaqada bisha April ee sanadkan aynu ka jirno la geyn doono gobollada ay joogaan ciidamada... 

Faahfaahin ku Saabsan Dagaalkii ka Dhacay Deegaanka Yurkud ee Gobolka Gedo

Mar 10, 2012
Luuq, Somalia (AOL) – Warar dheeri ah ayaa kasoo baxayo dagaal saaka deegaanka Yurkud ku dhexmaray xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada dowladda KMG oo garab ka helaya kuwa Itoobiya. Dagaalka ayaa la sheegay in uu qarxay kadib weerar xooggan oo ay xoogagga Al-shabaab ku qaadeen deegaanka Yurkud oo saldhig u ahayd ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Itoobiya, waxaana la sheegay in dagaal culus uu labada... 

Ciidamada Dowladda KMG oo Kaashanaya kuwa Itoobiya iyo Al-shabaab oo ku Dagaalamay Deegaanka Yurkut

Mar 10, 2012
Luuq, Somalia (AOL) – Dagaal aad u culus oo u dhexeeya ciidamada dowladda KMG oo garab ka helaya kuwa Itoobiya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in uu ka qarxay deegaanka Yurkud iyo deegaano ku dhow dhow oo u dhexeeya gobollada Bay iyo Gedo. Sida ay inoo xaqiijiyeen dad ku sugan degmada Luuq dagaalka ayaa ah mid aad u xooggan iyadoona daryanka hubka culculus ee ay dhinacyadu isku... 

Dowladda KMG iyo Kenya oo kawada Hadlay Sidii loo Dar-dar Gelin lahaa Howgallada ka Dhanka ah Al-shabaab

Mar 10, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Madaxda dowladda KMG ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa ka wada hadlay sidii loo dar-der gelin lahaa dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab ee ay iska kaashanayaan ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Kenya ee ku sugan qeybo katirsan dalka Soomaaliya. Ra’iisul wasaaraha xukuumadda KMG Somaaliya Dr. C/weli Max’ed Cali oo magaalada Nairobi kulan kula qaatay xubno katirsan dowladda... 

Al-shabaab iyo Ciidamada Dowladda oo ku Dagaalamay Jubada Hoose

Mar 10, 2012
Dhobley, Somalia (AOL) – Ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in uu dagaal xoogga ku dhexmaray deegaanka xayo ee hoostaga degmada Afmadow, halkaasoo mudooyinkii ugu danbeeyay ay fariisimo ka dhigteen ciidamada dowladda KMG. Dagaalka ayaa ka danbeeyay kadib markii xoogagga Al-shabaab ay xalay weerar gaadmo ah ku qaadeen fariisimo ay ciidamada dowladda ku lahaayeen...