Home » Archive Daily March 11th, 2012

Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyey Muqdisho (Sawiro)

Mar 11, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safaro shaqo oo uu ku soo kala bixiyey dalal fara badan. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigii la socday ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde, halkaas oo ay ku soo dhoweeyeen Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha, Wasiiro,... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ku xigeenka Hillary Clinton

Mar 11, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa fiidkii Sabtiga kula kulmay magaalada Nairobi Haweeneyda Wendy Sherman oo ah ku xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Mareykanka oo u qaabilsan dhanka Siyaasadda. Labadan mas’uul ayaa kulankooda uu ka dhacay magaalada Nairobi oo ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin siyaasadda, dhameystirka... 

Dowladda KMG oo Maamul u Sameysay Gobolka Hiiraan

Mar 11, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday maamul cusub oo uu yeelan doono gobolka Hiiraan, kadib dadaallo iyo wadatashiyo mudo socday oo looga gun lahaa in maamul tayo leh loogu dhiso gobolka Hiiraan oo qeybo kamid ah ay gacanta ku hayaan ciidmaada dowladda KMG iyo kuwa Itoobiya. Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweeynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh... 

Wufuudi Ahlusunna ee ka Qaybgalaysa Shirka looga Hadlayo Amaanka Soomaaliya oo Muqdisho soo Gaaray iyo Khilaaf u Dhexeya Saxiixeyaashi Shirka Garoowe 1 (Warbixin‏)

Mar 11, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Waaxaa manta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ka soo dagay Wafdi balaraan oo ka socda Maamulka Ahlusunna Waljamaca ee Gobolada Konfureed iyo waliba Gobolada dhexe. Wafdigaan oo u hogaaminayay Gudomiyaha Ahlusunna Waljamaca ee Gobolada Konfureed Sh, Maxamed Maxamuud yusuf Awlibaax isla markana u la socday Gudomiyaha Ahlusunna Waljamaca ee Gobolada dhexe Prof.... 

Wafdi uu Hogaaminayo Ra’iisul Wasaare Gaas oo Dib ugu soo Laabtay Dalka

Mar 11, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Wafdi uu horkacayo ra’iisul wasaaraha dowladda KMG ee Soomaaliya C/weli Max’ed Cali (Gaas) ayaa maanta kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde Airport ee magaalada Muqdisho. Ra’iisul wasaaraha iyo wafdigiisa oo kasoo ambabaxay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, halkaasoo uu kulamo kula qaatay madax katirsan dowladda Kenya iyo masuuliyiin... 

Gudoomiyaha Gobolka Baay oo Sheegay in Hay’adaha Samafalka ay Dhawaan soo Gaarayaan Baydhabo

Mar 11, 2012
Baydhabo, Somalia (AOL) – Wafdi ka socda hay’adda Qaramada Midoobay oo uu horkacyao isu duwaha Qaramada Midoobay u Qaabilsan arimaha Biniaadanimada Soomaaliya Mark Bowden oo shalay gaaray magaalada Baydhabo ayaa Ballan qaaday in Hay’adaha Samafalka ay dhawaan ka howgalin doonaan magaalada Baydhabo. Gudoomiyaha gobolka Baay C/fitaax Max’ed Ibraahim (Geesee) oo warbaahinta la... 

Khasaarooyinka ka Dhashay Qaraxii Xalay ee Nairobi oo sii Kordhaya iyo Dowladda Kenya oo Al-shabaab ku Eedeysay

Mar 11, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Waxaa sii kordhaya qasaaraha ka dhashay qarax nooca bambaanooyinka gacanta laga tuuro ah oo xalay lala eegtay goob laga raaco basaska oo ku taal magaalada Nairobi. Weerarka oo abaare 8: fiidnimo ka dhacay boosteejada ugu weyn ee magaalada Nairobi ee loo yaqaan (Country Bus) ayaa la sheegay in uu sababay dhimashada afar qof iyo dhaawaca 39 kale. Booliska iyo saraakiisha...