Home » Archive Daily March 13th, 2012

Shirkii 12-aad ee Guddiga Wadajirka Amniga oo maanta Muqdisho lagu soo gunaanaday (Sawiro)

Mar 13, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Waxaa maanta maalintii labaad socday oo la soo gunaanaday Shirkii 12-aad ee Guddiga Wadajirka Amniga oo lagu qabtay Muqdisho.  Halkaan ka daawo masawiro kale. Shirkan oo ay wada shir-guddoominayeen Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Amb. Mahiga  iyo Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha... 

Chatting with Farmajo

Mar 13, 2012
I regret that my comments have been interpreted in some quarters as anti-religious and counter to freedom of political expression as well as a criticism of the Executive Branch of government. I apologize for any misunderstanding. On the contrary, my goal… Full article at: Somalia Report           Read More →

Majmaca Culumada Soomaaliyeed oo Mahiga ugu Baaqay in uu Dalka isaga Baxo

Mar 13, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Kulan ballaaran oo ay soo qanqaabiyeen Majmaca Culumada Soomaaliyeed oo ka dhacay magaalada Muqdisho, islaamrakasina ay kasoo qeybgaleen xildhibaanno, wasiirro iyo xubno kasocday qeybaha bulshada ayaa looga hadlay muhiimadda ay leedahay in dadka Soomaaliyeed ay iyaga aayahooda ka tashadaan. Culumaa’udiin iyo masuuliyiin kale oo goobta ka hadlay ayaa si isku mid... 

Dowladda KMG oo Sheegtay in ay ku Fool leedahay Baardheere

Mar 13, 2012
Garbahaareey, Somalia (AOL) – Saraakiisha dowladda KMG Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa sheegtay in ay qorsheynayaan weerar ay ku qaadeen degmooyinka gobolka Gedo ee ay ku suganyihiin xoogagga Al-shabaab. Afhayeenka ciidamada dowladda KMG ee Gobolka Gedo Col. Warfaa Sheekh Aadan oo wareysi gaar ah siiyay laanta Af-Soomaaliga ee VOA-da ayaa sheegay in dagaalladii ugu danbeeyay ee ay la galeen xoogagga... 

Gudoomiyihii Gobollada Jubooyinka ee Al-shabaab oo Xilka laga Qaaday

Mar 13, 2012
Kismaayo, Somalia (AOL) – Xarakada Al-shabaab ayaa xilka ka qaaday gudoomiyihii gobollada Jubooyinka Sheekh Abuukar Cali Aadan oo isagu mudo laba sano ah u magacownaa xilka gudoomiyenimo ee maamulka Al-shabaab ee Jubooyinka. Kadib kulamo maalmihii ugu danbeeyay ay magaalada Kismaayo ku lahaayeen wafdi kasocday Xafiiska siyaasadda iyo xiriirka gobollada ee Al-shabaab oo uu hogaaminayay Sheekh... 

Al-shabaab oo iska Fogeysay Qaraxii ka Dhacay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya

Mar 13, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska warfaafinta Xarakada Al-shabaab ayaa lagu sheegay in ururka Al-shabaab uusan wax lug ah ku lahayn weerarkii dhawaan ka dhacay magaalada Nairobi ee ay ku dhinteen lix qof halka 39 kalena ay kasoo gaareen dhaawacyo kadib markii bam gacmeed lagu tuuray goob laga raaco gaadiidka. Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in qalalaasaha iyo walaaca... 

Kenya oo 4,660 Askari ku Biirineysa Howgalka AMISOM ee Soomaaliya

Mar 13, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Dowladda Kenya ayaa shaacisay in 4,660 askari ay ku biirineyso howlgalka ay ciidamada midowga Africa ee AMISOM ka wadaan Soomaaliya, iyadoona dowladda Kenya ay sheegtay in ciidamadeeda ay qeyb ka qaadan doonaan dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab. Taliyaha ciidmaada Kenya Je. Julius Karangi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ciidamo gaaraya 4,660 askari ay kamid noqon... 

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Bartamaha Somalia oo Holland kula kulmay jaaliyadda beesha Sade

Mar 13, 2012
Waxaa maanta Magaalada Danhaag ee Wadanka Holland ka dhacay Kulan ay is kugu yimadeen qaar ka tirsan Jaaliyada Beesha Sade ee Wadanka Holland iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamul goboleedka bartamaha Somalia. Kulankaan oo aha mid Jaaliyada Beesha Sade ay uga warqadanaysay mid ka mid ah Qurba Joogta Jaaliyada beesha Sade ee Wadanka Mareykanka isla markana ah Shaqsi u dhaqdhaqaaqa Maamulka SCS aya waxaa...