Home » Archive Daily March 15th, 2012

Qurba Joogta Beelaha Saleebaan iyo Wagardhac ee ku nool Gobalka Minnesta (Maraykanka) oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha degen Cadaado iyo Dhabad.

Mar 15, 2012
Minnesota, MN (AOL) – Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen Qurba joogta u dhalatay Beelaha Saleebaan iyo Wagardhac ee ku nool Gobalka Minnesta ee Dalka Maraykanka 03/13/2012 ayaa waxa Gunaanadkiisii kasoo baxay qodobo muhiim ah.  Shirkan oo ay ka qaybgaleen Mas’uuliyiin, Aqoonyahano, Nabadoono, iyo Wax garad fara badan oo u dhashey Beelaha Soomaaliyeed ee dega Degmooyinka Cadaado iyo Dhabad... 

Why We Need PM Farmajo of Somalia To Run For President In 2012 – By A. M. Majabe.

Mar 15, 2012
Under the terms of the newly established Somali constitution, any Somali citizen over the age of 40 years shall have the right to be elected to the highest public office and to a vote. Due to the creation of these general principles within the constitution, the rights of the Somali individual, granted with fundamental freedoms and with the duties of every citizen permits anyone to stand and run for... 

Warsaxaafadeed: Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta looga hadlay qodobo muhiim ah

Mar 15, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin safarkii Ra’iisul Wasaaraha, Shirkii Garowe 2 iyo go’aamadii ka soo baxay, arrimaha amniga, arrimaha Gobolada, Istraatejiyada Warbaahinta Dowladda iyo arimo kale.  Afhayeenka dowladda... 

Maamulka gobolka Banaadir oo maanta ka qeyb galay munaasabad tababar loogu soo xiray Askar ka tirsan ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed (Sawiro)

Mar 15, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Waxaa maanta Magaalada Muqdisho tababar loogu soo xiray inkabadan 668 Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya kaddib Xaflad lagu qabtay Magaalada Muqdisho.  Munaasabaddaasi ayaa waxaa kasoo qeyb galay madaxda maamulka gobolka Banaadir, guddoomiye yaasha degmooyinka gobolka Banaadir, qaar katirsan saraakiisha ciidamada Dowladda, Fanaaniinta, iyo saraakiisha sare... 

Shirarar lagu soo dhaweynayay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Somali Central State oo ka dhacay magaala madaxda dalka Sweden ee Stockholm

Mar 15, 2012
Wasiirka Arimaha Dibada iyo Xiriirka Qurba Joogta Maamulka Somali Central State Mudane Guhaad Shire Jaamac Ayaa Shalay Wuxuu Garoonka Weyn ee Magaaladda Stockholm ee dalka Sweden kusoo dhaweeyey Mudane Faarax Aaran oo kamid ah Siyaasiyiinta Fara ku tiriska ah oo si wayn u Garab taagan Maamulka Somali Central State.  Kadib soo dhawayn Saacado qaadatay oo uu la lahaa Qurba Joogta Kasoo jeeda Waqooyiga... 

Laba Qof oo Soomaali ah oo lagu Dilay Xerooyinka Dhadhaab Kenya

Mar 15, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Laba kamid ah qaxootiga Soomaalida ee ku nool dalka Kenya ayaa dhimatay mid kalena waa uu dhaawacmay kadib markii kooxo hubeysan ay rasaas ku fureen. Afhayeen u hadlay Qaramamada Midoobay ayaa xaqiijiyay dhimashada labada qof iyo dhaawaca midka kale, kuwaasoo uu sheegay in ay toogasho ku dileen kooxo hubeysan oo aan la garaneyn. Sarkaal katirsan booliska Kenya ayaa sheegay... 

Qarax ka Dhacay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug

Mar 15, 2012
Gaalkacyo, Somalia (AOL) – Wararka aynu ka heleyno magaalada Gaalkacayo ayaa sheegaya in qarax xooggan oo nooca miinooyinka dhulka lagu aaso ah uu ka dhacay Taliska saldhigga booliska Mudug, iyadoona la sheegay in qaraxa la doonayay in lala eegto masuul katirsan maamulka Galmudug. Goobjoogayaal ku sugan Gaalkacayo ayaa sheegay in Miinooyinka nooca dhulka lagu aaso ah la geliyay irirdda xarunta... 

Dhaqaatiirta Isbitalka Garbahaareey oo ka Cabaneysa Dawo la’aan

Mar 15, 2012
Garbahaareey, Somalia (AOL) – Dhakhaatiirta isibtalka guud ee degmada  Garbahaareey ayaa ka cabaneysa dawo yari mudooyinkii u danbeeyay lasoo darasta isbitalka degmadaasi. Dhakhatarka guud ee isbitalka degmada Garbahaareey Dr. Axmed Cali oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in isbitalka ay lasoo darastay dawo yari, isagoona xusay in ay jiraan bukaano fara badan oo ay u waayeen dawooyinkii ay... 

Xarakada Al-shabaab oo Shaacisay Magaca Ninkii isku Qarxiyay Xarunta Madaxtooyada

Mar 15, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Afhayeenka Xarakada Al-shabaab Sheekh Cali Max’uud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa shaaciyay magaca ninkii shalay isku qarxiyay iridda hore ee xarunta madaxtooyada Vilaa Somalia. Afhayeenka ayaa sheegay in ninka is qarxiyay lagu magacaabi jiray Xasan C/qaadir Cabdi, wuxuuna xusay in uu isku qarxiyay goob ay ku sugnaayeen waxa uu ugu yeeray “Cadowga Alle”... 

Xaflad lagu soo Gabagabaynayey Tartan Aqooneed ka Soconayey Iskuulka Markableey oo Abaalmarino lagu Gudoonsiiyey Qaar ka mid ah Ardeyda (Sawiro)

Mar 15, 2012
Baardheere, Somalia (AOL) – Xafladani oo si heer sare ah loo soo agaasimey laguna Qabtey Xarunta Iskuulka Markabley ayaa ujeedadeedu waxay ahayd gudoonsiinta Abaal marino kale gedisan Qaar ka mid ah Ardeyda Wax ka barata Iskuulka Hoose,Dhexe iyo Sare ee Markabley ee degmada Baardheere,iyadoo Xafladii ardeydaasi lagu gudoonsiinayey Kaalimaha Abaalmarinta ayaa waxaa goob joog ka ahaa Maamulka Iskuulka...