Home » Archive Daily March 16th, 2012

Tacsi ku socota Allaha u naxariistee Qoyskii Marxuum Xaaji Carab Ciise

Mar 16, 2012
Waxaanu tacsi u diraynaa qosykii, eheladii iyo  asxaabtii uu ka baxay , Illaahay haw naxariistee Marxuum Xaaji Carab Ciise oo ku geeriyooday dalka Maraykanka habeenkii Arbacaad  14, March 2012.  Marxuumku wuxuu  ka mid ahaa dadkii doorka wayn  ka soo qaatay dhaqdhaqaaqii gobanima doonka ee waqooyiga iyo Koonfurta somaliya xilligii Gumaystayashii Ingriisa iyo Talyaanigu ka talinayeen labaddaas... 

Shil ay Dad Badani ku Waxyeeloobeen oo ka Dhacay Duleedka Gaalkacyo

Mar 16, 2012
Gaalkacayo, Somalia (AOL) – Shil gaari oo sababay dhaawaca afar qof ayaa ka dhacay duleedka degmada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug. Shilka ayaa yimid kadib markii gaari siday Jaad oo ka yimid dhanka deegaanka Guriceel oo kusii jeeday gobolka Galgaduud uu ku gadoomay duleedka koonfureed ee magaalada Gaalkacyo, taasoo sababtay dhaawaca afar qof oo kamid ah dadkii saarnaa gaariga iyadoona la... 

Ciidamada Dowladda KMG iyo Kuwa AMISOM oo la Wareegay Deegaano ku Yaal Duleedka Muqdisho

Mar 16, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ciidamada dowladda KMG iyo kuwa AMISOM ayaa sheegay in ay lawareegeen goobo muhiim ah oo ay xoogagga Al-shabaab ku lahaayeen duleedka Degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho. Cutubyo katirsan ciidamada dowladda KMG iyo kuwa AMISOM oo is garabsanaya ayaa saaka dhaqdhaqaaqyo xooggan ka waday degmada Kaaraan, iyadoona saraakiil u hadashay ciidamada dowladda ay sheegeen in... 

Ciidamada DKMG ah iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saakay aroortii hore ka ruuqaansaday fariisimo ay ku lahaayeen degmada Kaaraan‏

Mar 16, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ciidamada DKMG ah iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saakay aroortii hore ka ruuqaansaday fariisimo ay ku lahaayeen degmada Kaaraan oo dhinaca Waqooyi ee Muqdisho ku taalla iyagoo gaaray meelo ka baxsan caasimadda. somalia ee muqdisho. Goobjoogayaal ayaa sheegay in saakadii hore ay ciidamadu billaabeen inay ka guuraan saldhigyadooda ayna gaaraan deegaanno ay ka mid... 

Talo ku socota 3-da masuul ee ugu sareysa-Masuuliyiinta soomaaliyeed!!!!

Mar 16, 2012
Mustaqbalka Soomaliya wuxuu marayaa meeshii ugu murugaysnayd oo gaari kara dowladdu inay ku fashilanto howsha u harsan ee xilliga ku meel gaarka loo igmay inay dhameeyaan inta aan la gaarin bisha Augusto. Khilaafkii Baarlamaanka ee bishii December oo xilka looga qaaday Mudane Shariif Xassan Sh. Adan , xulufadisa sida Madaxwaynaha iyo Raiisul Wassarahana ay u garabsiiyeen isaga waxaa meesha ka baxday...