Home » Archive Daily March 17th, 2012
Somali Dalka Hindiya joogta oo gaajo darteed u cuna cunnada sanamyada loo sameeyo
Dadkani waa kuwo sabool ah oo haddana u Nuglaaday Gaajada ,Waa dad Aan sharci laheyn oo hadna Hindiya ku joogo bilaa Aqoonsi ama Qaxooti. Dowlada Hinyida ayaa ka mid ah dawladihii saxiixay sharciga qaxootiga aduunka ee shirkii jJiniifa.
Dadkaan Soomaalida ah ee Hindiya ku dhiban ayaa tagay qaar ka mid ah magaalooyinka Waa weyn ee Hindiya sida caasimada Mombai ilaa 20-kii sano ee ugu dambeeyay,...
Diyaaradaha Kenya oo Duqeymo Ba’an ka Geystay Gobolka Jubada Dhexe
Jilib, Somalia (AOL) – Diyaarado Miig ah oo la aaminsanyahay in ay leedahay dowladda Kenya ayaa duqeymo ba’an ka geystay deegaanka Dhaaytubaako oo hoostaga degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe.
Diyaaradaha ayaa la sheegay in ay ahaayeen ilaa laba diyaaradood oo noocoodu ahaa Miig, waxaana la sheegay in gantaallo ay ku asqeeyeen deegaanka Dhaaytubaako, kuwaaso sababay waxyeelo soo gaartay dad...
Wareysi Dhinacyo Badan Taabanayo oo lala Yeeshay Madaxweynaha Maamulka Bartamaha Soomaaliya (Daawo)
Nairobi, Kenya (AOL) – Telafashanka Somali Channel ee xaruntiisu tahay magaalada London ayaa wareysi dhinacyo badan taabanayo oo dheer la yeeshay madaxweynaha maamulka Bartamaha Somalia Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey).
Mr. Carabey wuxu wareysigaan kaga hadlayaa waxa uu maamulkiisu qabtay, dhaliilaha loo soo jeediyo, waxa u qorsheysan iyo arrimo kale oo dhowr ah, iyadoo dad soo wacayo barnaamijka...
Abuu Mansuur Al-Ameerika oo Sheegay in Nafsadiisa ay Qatar ku Jirto [ Daawo Video]
Muqdisho, Somalia (AOL) – Muuqaal uu soo saaray Omar Shafik Hammami oo loo yaqaan Abuu Mansuur Al-Ameerika ayuu ku sheegay in naftiisa ay halis ugu jirto Xarakada Al-shabaab ee uu ka barbar dagaalamo kadib khilaafaad soo kala dhexgalay hogaanka sare ee Xarakada Al-shabaab.
Abuu Mansuur ayaa sheegay in Khilaafka soo kala dhexgalay Xarakada Al-shabaab uu salka ku hayo arimo la xiriira dhanka Sharciga...
Farmaajo ” Waa been laga iga sameeyey in aan iri Xamar ayaa Taangi AMISOM lagu joogaa ama aan Qabiilo eedeeyey”
Delft, Holland (AOL) – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Abdilaahi Farmaajo ayaa been abuur aan geed loogu soo gaban ku tilmaamay war dhawaan lagu faafiyey
Qaar ka mid ah website-yadda Soomaalida ee ahaa inuu Xamar ku sheegay meel lagu joogo TAANGI oo aysan jirin cid danbe oo xilka madaxtinimada isaga heysaneysa.
Maxamed Abdilaahi Farmaajo oo aan qadka telefoonka...
Dr.Cabdirisaq Cabdulahi Warsame oo Scandenevianka kusoo Wajahan (Sawirro)
Waxaa Dhawaan Dalalka Sweden Norway iyo Denmark kusoo fool leh Dr. Cabdirisaaq Cabdulaahi Warsame oo kamid ah dhaqaatiirka qurba joogta ah oo muddo ka badan 5 sano kashaqaynayay Gudaha Soomaliya.
Dhaqtarka Ayaa Waxaa uu Qaliimo Waa wayn ka sameeyay gudaha Soomaliya gaar ahaan Deegaanadda Galgaduuud Asagoo inta badan deegaanadasna aad looga yaqaan.
Isbitaal Wayn oo lagumagacaabo Hadia Hosbital Ayuu...
