Home » Archive Daily March 18th, 2012

Turkiga iyo Yemen yaa xaq u siiyay inay Safaarado ka dhistaan Xeebta Muqdisho?!! By Sacdiya Muuse (Magool)

Mar 18, 2012
Waa arrin feejignaanteeda leh, layaabkeedana huwan, kana fog wadan jaceyl, ceebna ku ah Siyaasiyiinta iyo hogaanka siyaasadeed ee dalka. Waxaan aad ula yaabay sanadkii 2007-dii markii Madaxweynihii hore ee KMG ah C/llaahi Yuusuf Axmed siiyay dhul ku dhow afaafka hore ee Xeebta dekaddii hore ee Muqdisho dowladda Yemen si ay uga dhisato Safaarad, waxaase iga yaab- badnaa maanta markii aan arkay derbiga... 

Teleefishinka Universal ayaa warbixin xasaasi ah kasoo diyaariyay Degmada Luuq ee gobolka Gedo (Daawo Video)

Mar 18, 2012
Dhawaan ayaa waxaa Degmada Luuq kormeer shaqo kusoo sameeyay Teleefishinka Universal, kaasoo Degmada kasoo diyaariyay warbixin dhinacyo badan taabaneyso oo aad muhiim u ah.  Haddaba, si aad uga bogato warbixinta gaarka ah ee uu Teleefishinka Universal kasoo sameeyay Degmada Luuq daawo Video-ga hoose:    Read More →

Ra’iisul Wasaaraha oo qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika

Mar 18, 2012
Muqisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee ururka Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Geeska Afrika Mr. Alexder Rondes iyaga oo ka wadahadlay horumarinta xiriirka Dowladda Soomaaliya iyo ururkaasi Midowga Yurub oo kaalin mugleh ka qaata taageerada Dowladda.  Shir jaraa’id oo ay si wadajir... 

Six hundred Somali soldiers complete a refresher training course undertaken by AMISOM

Mar 18, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Somali President, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, commissioned six hundred Somali soldiers, who had completed a refresher military training at Jazeera camp in Mogadishu, Somalia. The forces underwent ten weeks of a refresher training, run by AMISOM’s military component, which focused on leadership, skill at arms and field military tactics. AMISOM is mandated to assist... 

Ra’iisul Wasaare Gaas oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wafdi ka socda Midowga Yurub

Mar 18, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG ee Somaliya Dr. C/weli Maxed Cali (Gaas) ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilsay wafdi ka socday ururka Midowga Yurub. Wafdigan oo uu hogaaminayay wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan geeska Afrika Mr. Alexander Rondos ayaa markii ay kasoo dageen garoonka magaalada Muqdisho waxa halkaasi kusoo dhaweeyay masuuliyiin sar... 

Shir Balaaran oo Sweden ka Dhacay kaasoo Lagu Taageerayay‏ Maamulka Somali Central State

Mar 18, 2012
Örebro , Sweden (AOL) – Shirkaan oo aay kasoo qayb galeen dad badan  Farabadan oo uskugu jirra Aqoonyahano.waxgarad iyo culumo ayaa lagu qabtay magaaaldda Örebro ee dalka Sweden  ayaddoo looga hadlayay sidda loo taageeri lahaa Maamulka Somali Central State oo isagu mudooyinkii u dambeeyay  samaynayay hormar dhanka Siyaasadda ah. Faarax Aaran oo asagu kasoo kicitimay dalka Maraykanka Islamarkaana... 

Dalka Siera Leone oo 850 Askari usoo Diraya Soomaaliya

Mar 18, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Dowladda Siera Leone ayaa sheegtay in dhawaan dalka Soomaaliya ay usoo direyso ciidamo kamid noqon doona kuwa AMISOM ee howlgalka ka wada Soomaaliya. Afhayeenka wasaaradda Gaashaandhigga dalka Seira Leone Major Ken Jabbi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in bisha Juun ee fooda nagu soo heysa ay dalka Soomaaliya geyn doonaan 850 kamid ah ciidamadooda kuwaasoo qeyb ka... 

Gudoomiyaha Baarlamanka oo u Ambabaxay Magaalada Baydhabo

Mar 18, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Wafdi uu horkacayo gudoomiyaha baarlamanka KMG ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goordhawayd ka ambabaxay magaalada Muqdisho, iyagoona ku fool leh magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Wafdiga Gudoomiyaha oo ka koobnaa xildhibaanno iyo masuuliyiin kale oo kaitrsan dowladda islamarkaasina ay wehlinayeen saxafiyiin ayaa la filayaa in magaalada Baydhabo... 

Al-shabaab oo Wax kama Jiraan ku Tilmaamtay in Nolosha Abuu Manasuur Al-Ameerika ay Qatar ku Jirto

Mar 18, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay in nolosha Abuu Mansuur Al-Ameerika aysan ku jirin Qatar islamarkaasina uu ku noolyahay si xornimo ah. Qoraal ay xarakada Al-shabaab kusoo bandhigtay barta ay ku leeyihiin Twitterka ayay ku sheegeen in ay socdaan baaritaanno lagu ogaanayo muuqaalka lagu soo bandhiga barta Internetka ee ah Abuu Mansuur Al-Ameerika oo sheegaya in naftiisa...