Home » Archive Daily March 19th, 2012

Madaxda Dowladda oo galabta ka qeybgalay munaasabad ka dhacday Tiyaatarkii Qaranka (Sawiro)

Mar 19, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Madaxda ugu sareysa dowladda sida Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sh. Axmed iyo Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa galabta ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigayay Ruwaayad taasoo lagu qabtay Tiyaatarkii Qaranka (Golaha Murtida iyo Madadaalada), kaasoo burbursanaa muddo 21 sano ah.  Munaasabadan ayaa... 

Press Release: Technical Inter-Agency Workshop on Approaches, Roles and Procedures for Disengaged Combatants, March 17-18, 2012.

Mar 19, 2012
 Mogadishu, Somalia (AOL) – The first two-day workshop to determine approaches, roles and procedures for managing disengaged combatants (defectors) concluded in Mogadishu on 18 March.  The workshop was organized and facilitated by the UN Political Office for Somalia and chaired by the Deputy Minister of Interior and National Security, Abdihakim E. Guled.  Participants included the Deputy... 

Matt Baugh: “Soomaalidu waa dad jecel dooda siyaasadeed” By Cabdulqaadir M. Wacays

Mar 19, 2012
Wasiirka Koowaad ee dowladda Ingiriiska David Cameron wuxuu bartamihii bishii Nofember 2011 ku dhawaaqay in uu dalkiisa ku qabanayo shirweyne Soomaaliyeed oo caalami ah oo uu xal ugu raadinayo dhibaatada Soomaaliya, asagoo taasna ku sababeeyey in ay “Soomaaliya qatar ku tahay danaha dalka Ingiriiska.”    Warbaahinta reer Galbeedka  Durba, warbaahinta reer galbeedka, gaar ahaan tan Ingiriiska,... 

Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab oo ku Dagaalamay Jubada Hoose

Mar 19, 2012
Dhoobleey, Somalia (AOL) – Dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa maanta ka dhacay inta u dhexeysa degmada Badhaadhe iyo Kulbiyow ee galbeedka gobolka Jubada Hoose. Dagaalka ayaa yimid kadib markii xoogagga Al-shabaab ay wadada u galeen kolonyo katirsan ciidamada dowladda KMG oo kasoo ambabaxday deegaanka Kulbiyow kuna wajahnaa degmada Badhaadhe,... 

Tahriibayaal Soomaaliyeed oo ay Dooni ka Ciladowday oo laga Badbaadiyay Badweynta Mediterraneanka

Mar 19, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Markab laga leeyahay dalka Tunisia ayaa badbaadiyay ku dhowaad ilaa 75 qof oo Soomaali tahriibayaal ah kuwaasoo ay dooni kula ciladowday badweynta Mediterraneanka. Dadkan oo kasoo ambabaxay dalka Liibiya ayaa waxa ay sheegeen in ay beegsanayeen dalka Talyaaniga, iyadoona doonidii ay wateen ay kula ciladowday badweynta, waxaana usoo gurmaday markab laga leeyahay dalka Tunisia... 

Waxaa Tacsi Tiiraanyo leh Halkan ka Diraya Dhamaan Bahda Tv-ga Somali Sat ee Koonfurta iyo Bartamaha Somaaliya‏

Mar 19, 2012
Alla ha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyooday isbitaalka Heartland Hospital ee ku yaalla magaalada Birmingham ee waddanka Ingieiiska Agaasimihii Televisionka Caalimiga ah ee Somalisat TV Cabdirashiid Jaamac Oogle. Haddaba , annaga oo ka xun geerida lama filaanka ah ee ku timid Marxuumka, ayaanu halkan tacsi uga diraynaa xaaskii, caruurtii iyo dhammaan ehelladii iyo qaraabadiisii ee uu ka tegey... 

Kulan looga Hadlayay Howlgallada ka Dhanka ah Al-shabaab oo ka Dhacay Baydhabo

Mar 19, 2012
Baydhabo, Somalia (AOL) – Kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen wafdigii uu hogaaminayay gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo masuuliyiinta maamulka gobolka Bay ayaa ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Kulankan oo ay ilbaabada u xirnaayeen islamarkaasina socday mudo saacado ah ayaa waxa diirada lagu saaray sidii loo sugi lahaa ammaanka magaalada Baydhabo... 

Weerar Qasaaro Geystay oo Xalay lagu Qaaday Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia

Mar 19, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Weerar madaafiic ah oo xalay lagu qaaday xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia ayaa la sheegay in uu sababay dhimashada lix qof iyo dhaawaca shan kale oo dhamaantood ahaa dad rayid ah. Madaafiic dhowr ayaa la sheegay in lagu tuuray xarunta Madaxtooyada iyadoona qaar kamid ah madaafiicdaasi ay ku dhaceen kaam ku dhow madaxtooyada oo ay ku jireen dad shacab ah, waxaana...