Home » Archive Daily March 21st, 2012

Saraakiil Katirsan AMISOM oo Gaartay Baydhabo

Mar 21, 2012
Baydhabo, Somalia (AOL) – Saraakiil katirsan urur Nabad ilaalinta Midowga Africa ee Soomaaliya (AMISOM) oo ka ambabaxday magaalada Muqdisho ayaa gaartay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Saraakiish oo gaarayay ilaa todobo sarkaal islamarkaasina u dhashay dalalka Uganda iyo Brundi ayaa markii ay ka dageen garoonka Baydhabo waxa halkaasi kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan dowladda KMG... 

Kenya oo Duqeysay Gaadiid Xamuul ah oo ku Wajahnaa Xerooyinka Dhadhaab

Mar 21, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa duqeyn la beegsaday gaadiid xamuul ah oo ka ambabaxay magaalada Dhoobley kuna sii jeeday xerooyinka qaxootiyada ee Dhadhaab. Gaadiikan oo gaarayay ilaa lix gaari ayaa la sheegay in shixnado ganacsi uu u siday xerooyinka ku yaal degmada Dhadhaab, waxa ayna diyaaraduhu ku duqeeyeen xadka dhanka Kenya. Ilaa imika ma cada qasaaraha rasmiga ah... 

Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab oo ku Dagaalamay Baydhabo

Mar 21, 2012
Baydhabo, Somalia (AOL) – Dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidamada dowladda KMG oo kaashanaya kuwa Itoobiya iyo xarakada Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay xaafado katirsan Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Dagaalka ayaa yimid kadib markii xoogagga Al-shabaab ay weerar kusoo qaadeen saldhig ay ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Itoobiya ku lahaayeen xaafadda Isha ee magaalada Baydhabo, taasoo... 

Gaari Miineysan oo ku Qarxay Wadada Makka Al-Mukarrama ee Magaalada Muqdisho

Mar 21, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Gaari waxyaabaha qarxa laga buuxiyay ayaa ku qarxay wadada Makka Al-Mukarama, iyadoona la sheegay in qaraxaasi aysan jirin cid wax ku noqotay. Gaadiidka walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa la dhigay isgoyska shaqaalaha ee wadada Makka Al-Mukarama, waxaana arintaasi ka warhelay ciidamada Dowladda KMG kuwaasoo hakad geliyay dhaqdhaqaaqii gaadiidka iyo dadweeynaha ee isticmaalayay... 

Ahlusunna oo Gaashanka ku Dhufatay Hadal Dhawan ka soo Yeeray Dowladda KMG ah‏

Mar 21, 2012
Luuq, Somalia (AOL) – Gudomiyaha  Ahlusunna ee  Gobolada  Konfureed  Sh, Maxamed Maxamuud Yusuf Awlibaax Iyo Gudomiyaha Ahlusunna ee  Gobolada  dhexe  Prof. Xirsi Labba Garre aya  maanta  waxay si wada  jir ah u qabteen Shir Jaraaid kaas oo ay uga  hadlayeen Arimo kale duwaan. Ugu horeyn  waxaa shirkaasi ka hadlay  Gudomiyaha Ahlusunna  ee Gobolada Konfureed  Sh Awlibaax  Waxa...