Home » Archive Daily March 23rd, 2012

It is Crucial to “De-Nairobify” the Somali Affairs

Mar 23, 2012
By Abukar Arman:  For a number of years, Nairobi (Kenya) has been the de facto capital of Somalia after the State has disintegrated into anarchy. It has been where Somalis sought refuge, re-started their lives, and networked with the rest of the world. By the same token, it has been where almost all of the eighteen or so failed “reconciliation” conferences were concocted, and Somalis found the... 

TACSI QARAN: Dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo ku dhawaaqday in ay Tacsi Qaran u sameyneyso madaxweynihii hore ee Somalia marxuum Cabdulahi Yuusuf.

Mar 23, 2012
Ugu horreyn waxaan shacabka soomaaliyeed iyo si gaar ah xaaskiisa iyo carruurtiisa uga tacsiyeynayaa geeridii saakay arroortii salaada subux ka hor ku timid Madaxweyne Abdullahi Yusuf Ahmed oo ku geeriyooday Sheikh Zayed Hospital ee Abu Dhabi. Geeridu waa xaq, waqtigiisa ayaana dhammaaday, waxaana EEBBE uga baryayaa inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo, dhammaan ummadda Soomaaliyeedna Samir iyo IIMAAN... 

Madaxda maamulka Bartamaha Somalia oo ka tacsiyeynayo geeridii ku timid madaxweynihii hore ee Somalia

Mar 23, 2012
Maamulka iyo Shacabka Dawlad-gobaleedka Somali Central State iyo dhammaan hawl-wadeenada Somali Central State, waxay halkaan tacsi tiiraanyo leh oga dirayaan ehaladdii qoyskii uu ka geeriyooday Allaha U Naxariisto madaxweynihii hore ee Soomaaliya Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo ku geeriyooday waddanka Imaaraadka carabta magaaladiisa Dubai. Dowlad goboleedka Bartamaha Somalia waxay la qeybsaneysaa... 

Col. Cabdulaahi Cabdulle Giije oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada DKMG ee Gobolada Jubbooyinka oo ka Tacsiyeynaya Geerida Marxuum C/laahi Yuusuf.

Mar 23, 2012
Inaa Lilaahi wa Inaa Ilayhi Raaijcuun:  Anigoo ku hadlaya Magaca Saraakiisha Ciidamada DKMG ee Gobolada Jubbooyinka iyo dhammaan Qeybaha kale duwan ee Bulshada waxay halkaan tacsi tiiraanyo leh oga dirayaan ehaladdii qoyskii uu ka geeriyooday Allaha U Naxariisto madaxweynihii hore ee Soomaaliya Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo ku geeriyooday waddanka Imaaraadka carabta magaaladiisa Dubai. Col.... 

Taliyaha Ciidamada AMISOM oo Xilkii laga Qaaday

Mar 23, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Waa maanta xilkii laga qaaday talihii  ciidamada nabad Ilaainta Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM , iyadoona wareegtada xilka-qaadiska ay kasoo baxday xafiiska madaxweeynaha dalka Uganda Yoweri Museveni. Wareegtadan ayaa lagu sheegay in xilka laga qaaday taliyaha ciidamada AMISOM Major Jen. Fred Mugisha, iyadoona xilkaasi loo magacaabay Andrew Gutti oo la filayo in uu... 

Madaxweeyne Shariif oo Guddi Aas Qaran ah u Magacaabay Marxuum C/laahi Yuusuf Axmed

Mar 23, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Madaxweeynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ku dhawaaqay guddi aas qaran u sameeya madaxweeynihii hore ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo saaka ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabka. Madaxweeynaha oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa sheegay in guddi uu magacaabayo ay ka shaqeyn doonaan... 

Qarax Qasaaro Sababay oo Xalay ka Dhacay Degmada Xudur

Mar 23, 2012
Xudur, Somalia (AOL) – Qarax Xooggan oo sababay dhimashada sarkaal katirsan ciidamada dowladda KMG ayaa xalay ka dhacay degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool, halkaasoo ay shalay la wareegeen ciidamada dowladda KMG oo garab ka helaya kuwa Itoobiya. Sarkaal katirsan ciidamada dowladda KMG oo lagu magacaabo Col. Max’ed Ibraahim Mayoow ayaa warbaahinta u sheegay in qaraxa uu ka dhashay Miino... 

Madaxweeynihii Hore ee Soomaaliya Col. C/laahi Yuusuf oo Geeriyooday

Mar 23, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Madaxweeynihii hore ee Soomaaliya Col. C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ku geeriyooday isbital ku yaal magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka carabta, halkaas oo mudooyinkii ugu danbeeyay lagula tacaalayay xaaladiisa caafimaad. Mudane C/laahi Yuusuf ayaa la sheegay in uu u geeriyooday xanuun ka haleelay dhanka sambababda iyo kilyaha, iyadoona xaaladiisa ay mudooyinkii danbe ahayd...