Home » Archive Daily March 24th, 2012
Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo Gacanta ku Dhigay Hub iyo Rag ku Eedeysan in ay ka Tirsanayeen Al-shabaab
Muqdisho, Somalia (AOL) – Howgallo balaaran oo ay iska kaashanayeen ciidamad dowladda KMG iyo kuwa Midowga oo ay saaka ka sameeyeen degmada wadajir ee gobolka Banaadir ayay kusoo qabqabteen hub iyo rag looga shakisanyahay in ay katirsanyihiin xoogagga Al-shabaab.
Midowga Afrika ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in howgallo ay ka sameeyeen degmada Wadajir ay kusoo qabteen hub iyo rag...
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Gaaray Dhuusamareeb
Dhuusamareeb, Somalia (AOL) – Wararka aynu ka heleyno magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ay halkaasi soo gaareen boqollaal ciidamo itoobiyaan ah, kuwaasoo ku hubeysan gaadiidka dagaalka iyo weliba Taangiyo.
Ciidamadan oo la sheegay in ay ka yimaadeen dhanka wadanka Itoobiya ayaan la ogeyn ujeedada rasmiga ah ee ka danbeysa imaatinkooda, haseyeeshee wararka qaar...
Diyaaradaha Kenya oo Duqeymo Ba’an ka Geystay deegaanka Tarako oo ka tirsan degmada Baardheere ee Gobolka Gedo
Baardheere, Somalia (AOL) – Diyaarado nooca qumaatiga u kaca oo la aaminsanyahay in ay leedahay dowladda Kenya ayaa shaley galab waxaa ay duqeymo ba’an ka geysteen deegaanka Tarako oo ka tirsan degmada Baardheere,Qiyaastiina ilaa 55 km kaga beegan dhinaca Galbeed degmada Baardheere,iyadoo duqeymahaasina ay sababeen khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Inta la ogyahay ilaa 2 ruux ayaa...
Beesha Sade Daarood oo ka Tacsiyadeynaysa Geeridii ku timid Madaxweeynihii hore ee Soomaaliya
Beesha Sade Daarood oo ka Tacsiyadeynaysa Geeridii ku timid MDX hore ee Soomaaliya Mudane-C/llaahi yuusuf Axmed…
Inaa lilaahi wa Inaa Illaahi Raajacuun.
Waxaa halkaan tacsi ka diraya dhamaan Siyaasiyiinta,Aqoonyahanada,waxgaradka,Cuqaasha,Culima awdiinka,Dhalinayada,Ururada haweenka ee Beesha Sade Daarood oo ku Nool Dal iyo dibadba Iyagoo ka tacsiyadaynaya Geeridii Naxdinta lahayd eek u timid Madaxweynihii...
Hambalyo Guur Farxad leh(C/shakuur J mirre iyo Ebyan C/qaadir Cilmi(Goonjeex)
Anigoo ah Durraan c/llaahi shirwac Iyo weliba ehelka iyo qaraabada oo aan halkan lagusoo koobi Karin,waxaan jeclahay inaan halkan hambalyo iyo bogaadin uga soo jeediyo Caruuska iyo caruusada.
C/shakuur Jaamac mirre
Iyo
Ebyan C/qaadir cilmi C(Goonjeex)
Oo Aqal galkoodu uu ka dhacay magaalada London ee dalkan ingariiska maalinimadii jimcada ee taariikhdu ku aadanayd...
Ra’iisul wasaarihi Hore ee Soomaaliay Mudane Farmaajo oo Shacabka Soomaaliyeed uga Tacsiyeyay Geeridi ku Timid Madaxweynihi hore ee Somalia
R/wasaarihi hore ee Somalia Maxamed Cabdilahi Maxamed Farmaajo aya waxaa uu maanta tacsi tiiranyo leh u diray guud ahan Umadda Somaliyeed gaar ahaan qoyski uu kabaxay Madaxweynihi hore ee Somalia Mudane Cabdilahi Yusuf Axmed.
Geeridu waa xaq ma dhinte waa ilahay Waxaan ilahay uga baryaya janadii Fardowso in uu ka waraabiyo Umada Somaliyeed Qoyski iyo Qaraabadi uu ka tagayna Samir...