Home » Archive Daily March 25th, 2012

Ardaydii ugu horeysay ee ka Qalin jibisey Jaamacada Gedo oo la gudoonsiiyey Shahaadooyin (Daawo Video)

Mar 25, 2012
Baardheere, Somalia (AOL) – Ardeydii ugu horeysay ee ka qalinjebisey Jaamacada Gedo ee ku taala gudaha degmada Baardheere,gaar ahaan  Labada Kuliyadood ee kala ah Maamulka iyo Maareynta iyo weliba Qeybta kale ee Barashada Aalada Cilmiga Computarada ayaa tiradoodu waxay dhameyd ilaa 20 Ardey iyadoo ardeydaasina la gudoonsiiyey Shahaadooyin heer Jaamacadeed ah.  Kulankii lagu gudoonsiinayey... 

Madaxweeynaha Soomaaliya oo Codsaday in Garoonka Gaalkacyo loogu Magacdaro Madaxweeynihii hore

Mar 25, 2012
Gaalkacyo, Soomaaliya (AOL) – Madaxweeynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ku baaqay in garoonka magaalada Gaalkacyo loogu magacdaro Allaha u naxariistee Marxuum C/laahi Yuusuf. Madaxweeynaha oo qudbad ka jeediyay aaska Marxuum C/laahi Yuusuf ayaa ku dardaarmay in aan la dhisin qabriga Marxuumka, arintaasoo uu sheegay in ay tahay mid aan waafaqsanayn shareecada... 

Madaxweeynihii Hore Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo lagu Aasay Magaalada Gaalkacyo

Mar 25, 2012
Gaalkacyo, Somalia (AOL) – Madaxweeynihii hore ee Soomaaliya Allaha u naxariistee Mudane C/laahi Yuusuf Axmed ayaa maanta si heersare ah loogu aasay waqooyi magaalada Gaalkacyo, iyadoona aaskiisa ay kasoo qeybgaleen masuuliyiin caan ka ah Soomaaliya. Marxuum C/laahi Yuusuf Axmed ayaa Aas-qaran loogu sameeyay magaalada Gaalkacyo, iyadoona goobta lagu aasayay ay ku sugnaayeen Madaxweeynaha dowladda... 

Ahlusunna: Ciidamadeena waxay hortaagnaayeen muddo afar sano ah Al-shabaab, Waxayna noqotay khasab inaan isku tiirinno ciidmada Itoobiya

Mar 25, 2012
Dhuusamareeb, Somalia (AOL) – Ururka Ahlusunna Waljameeca ayaa shaaca ka qaaday in dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab ay la kaashan doonaan ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya. Gudoomiyaha gudiga fulinta ururka Ahlusunna Waljameeca Sheekh Max’ed Yuusuf Xeefoow oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ciidamadooda oo garab ka helaya kuwa Itoobiya ay la wareegeen deegaano dhowr ah oo... 

Wararkii ugu Danbeeyay ee Xiisadaha ka Taagan Gobollada Hiiraan iyo Galgaduud

Mar 25, 2012
Beledweyne, Somalia (AOL) – Iyadoo maalinimadii shalay ay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ay soo gaareen ciidamo aad u hubeysan oo katirsan kuwa Itoobiya ayaa waxa maanta xaaladda kacsanaan ah laga dareemayaa qeybaha ay ku suganyihin xoogagga Al-shabaab ee gobolkaasi Galgaduud. Xoogagga Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in isaga baxeen deegaano dhowr ah oo katirsan gobolkaasi... 

Meydka Madaxweeynihii hore ee Soomaaliya oo la Geeyay Magaalada Gaalkacyo

Mar 25, 2012
Gaalkacyo, Somalia (AOL) – Meydka madaxweeynihii hore ee Soomaaliya Allaha u naxariistee Col. C/laahi Yuusuf Axmed oo saaka laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa loo qaaday magaalada Gaalkacyo, kadib markii magaalada Muqdisho loogu tukaday salaadii Janaasada. Meydka madaxweeynihii hore ayaa waxa wehlinyay masuuliyiin uu hogaaminayay madaxweeynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh... 

Hay’adda Zamzam iyo IHH Turkey oo iska Kaashanaya Mashruuc lagu Dhisayo Xarun Agoonta waxa lagu Baro

Mar 25, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) — Hay’adda Zamzam Foundation – Soomaaliya iyo IHH Turkey ayaa waxay Muqdisho ka dhisayaan xarun lagu xannaaneeyo agoonta iyo iskuul ay waxbarasho, kuwaasoo laga hirgelinayo deegaanka Jaziira. Madaxa mashaariicda ee hay’adda Zamzam Cumar Jaamac Aadan ayaa sheegay in mashruucan uu yahay kii ugu weynaa ee ay labadan hay’adooda ka hirgeliyaan Soomaaliya....