Home » Archive Daily March 26th, 2012

Rabbi ha u naxariistee waxaa dhawaan magaalada Roterdam ee dalka Holland ku geeriyooday Marxuum S. Guuto Maxamed Sheikh Cabdulaahi “Bagadi” (Akhri tacsida oodhan)

Mar 26, 2012
Maalintii 23kii Maarso 2012da Magaalada Rotterdam ee dalka Holland waxaa ku geeriyooday Ilaahay naxaristii janno ha ka warabiyee S. Guuto Maxamed Sheikh Cabdulaahi “Bagadi” oo xubin sharafle ka ahaa Ciidankii Xoogga Dalka Somaaliyeed. Jeneraal Bagadi wuxuu ciidanka XDS ku soo biiray sannadkii 1960kii oo ah markii la asaasay XDS isagoo waxbarasho loogu diray kana soo qalin jebiyay Kulliyadda Ciidammada... 

Ciidamada Itoobiya iyo Kuwa Ahlusunna oo la Wareegay Saldhigyo ay Al-shabaab ku lahaayeen Gobolka Galgaduud

Mar 26, 2012
Guriceel, Somalia (AOL) – Xoogagga Ahlusunna oo kaashanaya ciidamada Itoobiya ayaa la wareegay deegaano dhowr ah oo ay hore ugu sugnaayeen xoogagga Al-shabaab ee gobolka Galgaduud, iyadoona ay ciidamadu ku fool leeyihiin degmooyin hor leh oo katirsan gobolkaasi. Xoogagga Al-shabaab ayaa saaka wadada u galay kolonyo ciidamada Ahlusunna iyo kuwa Itoobiya oo marayay meel ku dhow deegaanka Ceel-lahelay... 

Kulan looga Hadlayo Road-mapka iyo Dastuurka oo ka Furmay Gaalkacyo

Mar 26, 2012
Gaalkacyo, Somalia (AOL) – Kulan ballaaran oo looga hadlayo darder gelinta qorshaha tubta nabadda (Road-map) iyo arimaha dastuurka ayaa ka furmay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Kulanka oo goobjoog ka yihiin madaxweeynaha dowladda KMG Soomaaliya, Ra’iisul wasaaraha, Gudoomiyaha baarlamanka, madaxda maamullada Puntland, Galmudug, culumaa’udiinka iyo ururka Ahlusunna Waljameeca... 

Madaxweeyne Caalim oo kasoo Horjeestay in Garoonka Gaalkacyo loo Bixiyo Magaca Madaxweeynihii Geeriyooday

Mar 26, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Madaxweeynaha maamulka goboledka Galmudug State Max’ed Axmed Caalim ayaa kasoo horjeestay codsigii kasoo baxay madaxweeynaha dowladda KMG Soomaliya ee ahaa in Garoonka Gaalkacyo loogu magacdaro Madaxweeynihii geeriyooday ee C/laahi Yuusuf Axmed. Madaxweeyne Caalim oo isaguu ku sugan magaalada Nairobi warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in madaxweeynaha Soomaaliya uusan... 

Kooxo Hubeysan oo Dhaawac u Geystay Wariye u Shaqeeyaa Shabelle

Mar 26, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Kooxo dabley hubeysay ayaa xalay fiidkii magaalada Muqdisho ku dhaawacay wariye u shaqeyn jiray idaacadda iyo Tv-ga Shabelle ee magaalada Muqdisho. Wariyahan oo lagu magacaabo Muxidiin Xasan Max’ed (Xusni) oo kamid ahaa wariyeyaal dhawaan magaalada Baydhabo u raacay gudoomiyaha baarlamanka, ayay kooxo hubeysan xalay rasaas ooda uga qaadeen xilli uu marayay Degmada... 

Shir Ballaaran oo ka dhacay Magaalada Oslo ee dalka Norway

Mar 26, 2012
Oslo, Norway (AOL) – Shirkaan oo ahaa mid si wayn loo Soo Agaasimay Isa markaana Aay kasoo qayb galeen bulshadda kala duwan ee ku dhaqan Magaaladda Oslo ee dalka Norwayd ayaa ahaa mid lagu soo dhawaynayay Faarax Aaran oo kamid ah Qurba Joogta Beesha sade oo indhawaydba Si Wayn Ula Shaqaynayay Maaamulka Somali Centra State. Qurba Joogta kasoo jeeda Waqoooyiga Galgaduud oo uskugu Jiray Odayaal... 

Warqad furan oo ku socota jaaliyada Soomaaliyeed ee kasoo jeeda Gobolada Galgaduud iyo Gedo.

Mar 26, 2012
Ujeedo: Horumarinta Deegaamada Gedo iyo Waqooyiga G/Galgaduud Waxaan halkaan ka salaamayaa dhamaan dadka ku abtirsada deegaamadaas aan kor kusoo sheegay eek u dhaqan daafaha aduunka,salaam kadib waxaad ogtahiin in guud ahaan uu dalkii soomaaliya u baahan yahay dib u dhis iyo horumarin gaar ahaan gobolada Gedo iyo W/gobolka galgaduud. Waxaa lama huraan ah in loo istaago sidii dib loogu soo celin lahaa...