Home » Archive Daily March 28th, 2012

The historical transformation in the Ogadenia/Somali region of Ethiopia deserves pensive endorsement rather than irrational opposition – By Farah H Kolley.

Mar 28, 2012
Following the sequential arbitrary transfer of Ogadenia/Somali region in 1948 and 1954, by the colonial powers, to the then Ethiopian ruler Emperor Haile selassie; the Somali people in the region vehemently revolted what they saw as a despising decision against their will. For their part, the dictatorial rulers of the past Ethiopian governments unabashedly applied every possible mechanism but peaceful... 

Shirkii ururka Jaamacadda Carabta oo la Filayo in uu ka Furmo Dalka Ciraaq iyo Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweeynaha oo Gaaray Halkaasi

Mar 28, 2012
Baqdad, Iraq (AOL) – Waxaa la filayaa in goor dhow uu magaalada Baqdad ee dalka Ciraaq ka furmo  shirkii ururka Jaamacadda Carabta, iyadoona la filayo in shirkani diirada lagu saaro arimo ay kamidyihiin xaaladda ka jirta Soomaaliya iyo sidii xal looga gaari lahaa. Madaxweeynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray dalka Ciraaq si ay uga qeybgalaan... 

Hay’adda UNICEF oo Deeq Dawooyin ah Gaarsiisay Isbitalka Baydhabo

Mar 28, 2012
Baydhabo, Somalia (AOL) – Hay’adda Qaramad Midoobay u qaabilsan dhanka waxbarashada ee UNICEF ayaa deeqo dawooyin ah geysay isbitalka weyn ee magaalada Baydhabo oo ay Jiifeen bukaanno tiro badan. Isbitalka magaalada Baydhabo ayaa waxa ka jirtay dhibaato dawi yari ah, iyadoona dhaqaatiirta ka howlgasha isbitalkaasi ay marar badan ka codsadeen dowladda KMG iyo hay’adaha samafalka in... 

Saraakiil katirsan Dowladda oo Xalay lagu Dilay Muqdisho

Mar 28, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Kooxo dabley bastoolado ku hubeysan ayaa xalay toogasho ku dilay Saraakiil katirsan dowladda KMG, iyadoona kooxaha dilka geystay ay u suurogashay in ay ka baxsadaan goobta. Labada sarkaal ee katirsan dowladda KMG ayaa la sheegay in lagu toogtay degmada Shibis ee gobolka Banaadir, iyadoona ilaa imika aan la garaneyn cida ka danbeysay dilkaasi. Maamulka dowladda KMG ee... 

Mid ka mid ah Jifooyinka Beesha SADE oo Nabadoon Cusub ku dooratey Deegaanka Godey oo ka tirsan degmada G/haarey ee Gobolka Gedo

Mar 28, 2012
Baardheere, Somalia (AOL) – Jifada Nuur Yuusuf ama Reer Enanuur oo ka mid ah ee Jilibyada Beesha SADE ee Gobolka Gedo ayaa nabadoon Cusub waxay ku dooratey deegaanka Godey oo ka tirsan degmada Garbahaarey ee G/Gedo,iyadoo Xafladii lagu caleemo saarayey Nabadoonka Cusub oo lagu magacaabo C/laahi Cabdi shariif ayaa waxaa ka soo qeyb galey Ergooyin badan oo ka tirsan Jifooyinka Beesha SADE oo ka... 

Dr. Cabdirisaaq Cabdulaahi Warsame oo si Diiran loogu soo Dhaweeyay Dalka Sweden

Mar 28, 2012
Waxaa maalinimaddii qamiista ahayd Garoonka Caalamiga ah ee Arland Airport ee Magaaladda Stocholm Kasoo Dagay Dr. Cabdirisaaq Cabdulaahi Warsame oo Ah Madaxa Isbitaalka Hadia Hosbitaal ee Degmadda Caabudwaaq. Dhaqtarka Ayaa Waxaa Si wayn usoo dhaweeyey Jaaliyadda Soomaliyeed ee ku dhaqan Magaaladda Stocholm Ayadda oo Isla markaana Xaflad Wayn oo soo dhawayn ah loogu sameeyay Isla magaaladaas. Filim... 

Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab oo ku Dagaalamay Hoosingoow

Mar 28, 2012
Dhoobleey, Somalia (AOL) – Ciidamada dowladda KMG oo kaashanaya kuwa Kenya ayaa xalay ku dagaalamay deegaanka Hoosingoow ee Gobolka Jubada Hoose, iyadoona dagaalkaasi uu socday mudo saacado ah. Dagaalka ayaa yimid kadib markii cutubyo katirsan xoogagga Al-shabaab ay weerar xooggan ku qaadeen deegaanka Hoosingoow oo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Kenya, waxaana labada dhinac...