Home » Archive Daily March 29th, 2012
Tacsida Madax-weynihii hore wax badan bay macnaynaysay! By Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan.
Waxaan u tacsiyeeyniyaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed iyo qoyskii iyo ehelladii uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed, madax-weynihii hore ee Soomaaliya, tacsiduna waa wax sharci ahaan ku cad dhaqanka diinta islaamka kana mid ah waxyaabaha lays faray , isla markaasna ka mid ah tiirarka waaweyn ee dadku isugu soo dhwaadaan, astaana u ah inay wax wadaagaan.
Waxaan...
Dagaal u Dhexeeya Al-shabaab iyo Itoobiya oo ka Dhacay Gobolka Gedo
Luuq, Somalia (AOL) – Dagaal xooggan oo u dhexeeya xoogagga Al-shabaab iyo Ciidamo katirsan kuwa Itoobiya ayaa ka saaka ka dhacay inta u dhexeysa deegaanka Yurkud iyo Luuq, iyadoona la sheegay in dagaalkaasi uu ahaa mid aad u xooggan oo ay labada dhinac isu adeegsanayeen hubka noocyadiisa kala duwan.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii xoogagga Al-shabaab ay jidka u galeen kolonyo ciidamo Itoobiya...
Dad ku Geeriyooday Rasaas lagu Furay Gaadiid ay Saarnaayeen
Gaalkacyo, Somalia (AOL) – Ilaa sedex qof ayaa dhimatay tiro kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray kadib markii kooxo dabley hubeysan ay rasaas ooda uga qaadeen gaadiid nooca buska ah oo marayay wadada isku xirta Gelinsoor iyo Gaalkacyo.
Gaarigan oo kasoo baxay ambabaxay degmada Cabudwaaq ayaa la sheegay in ay saarnaayeen dad rakaab ah, waxaana kooxo hubeysan ay rasaas ooda oga qaadeen xilli uu...
Golaha Xuquuqul Insaanka QM oo Isku Raacay Qaraar Ku Wajahan Xaaladda Xuquuqul Insaanka Soomaaliya iyo Danjiraha Soomaaliya u Fadhiya Xaruunta Qaramada Midoobey oo Aqriyay Qudbad Xasaasi ah
14kii bishan March inta badan warbaahinta caalamka waxa ay si weyn uga hadleen khudbad taariikhi ahayd oo uu Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Xarunta QM ee Geneva ka akhriyey Golaha Xuquuqal Insaanka ee Qaramada Midoobey.
Bayaankaas muhiimka ah waxaa wada taageerey 44 dal ee kala ah Albania, Austria, Belgium, Benin, Bosnia and Herzegovina, Canada, Costa Rica, Croatia, Cyprus, Czech Republic, Denmark,...
Madaxweyne Carabey: Ahlu-Sunna iyo annaga wada-hadal ayaa na dhexmaray (Daawo)
Nairobi, Kenya (AOL) – Madaxweynaha maamulka Bartamaha Somalia Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) ayaa shaaca ka qaadday in maamulkiisu uu dhowr mar wada-hadallo la yeeshay mas’uuliyiinta ururka Ahlu-Sunna Wal-Jameeca si ay iskula meel dhigaan cidda maamuleyso gobollada uu maamulkan magaciisa wato.
Maadxweyne Carabey hadalkan wuxuu ka sheegay wareysi uu la yeeshay TV-ka Horn Cable, xaruntiisa magaalada...