Home » Archive Daily March 30th, 2012

Beesha mohamud Hiraab (Duduble) oo ka hadashay la wareegidda deegaanada gobolka Galgaduud ee Ceelbuur iyo Ceel-garas.

Mar 30, 2012
Shir ay isku yimaadeyn siyaasiyenta odayaasha ganacsada dhalinyarada iyo haweynka Beesha Maxamuud hiraab ayaa lagu qabtay Magaalada Nairobi, shirka oo loga hadlayay isbadalka ka dhacay Magaaloyinka Ceelbuur iyo Ceel la helay ceelgaras. Kulankaan oo ahaa mid loga arinsanayay sida lagu tageri lahaa culeska laga dul qaday shacabka ku dhaqan Magaaloyinka Ceelbuur iyo Ceel la helay ay gobalka galgaduud... 

AMISOM: Dayniile Gacanta ayaan ku Dhignay, Waxaana kusii Soconna Ceelasha Biyaha

Mar 30, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Saraakiisha AMISOM ee ka dagaalameysa aaga dayniile ayaa sheegay in ay si buuxda gacanta ugu dhigeen degmada Dayniile oo ay mudooyinkii ugu danbeeyay qeybo kamid ah ay ku sugnaayeen xoogagga Al-shabaab. Dagaal qaatay saacado badan kadib ayay xoogagga AMISOM iyo kuwa dowladda KMG waxa u suurogashay in ay gacanta ku dhigaan isbitalka degmada Dayniile, Garoonkii diyaaradaha... 

Xoogagga Al-shabaab oo Gacanta ku Dhigay Nin ay ku Eedeeyeen Jaajuusnimo

Mar 30, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Xoogagga Al-shabaab ayaa gacanta ku dhigay nin ay ku eedeeyeen in uu hagayay madaafiic ay xoogagga AMISOM la beegsadeen saldhgiyo ay Al-shabaab ku lahaayeen degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. Xoogagga Al-shabaab ee degmada Dayniile oo ilaa xalay dagaal kulul kula jiray ciidamada dowladda KMG iyo kuwa AMISOM ayaa ninka ay gacanta ku dhigeen ku eedeeyay in uu hagayay... 

Ahlusunna iyo Al-shabaab oo Guulo ka Kala Sheegtay Dagaal ka Dhacay Degmada Maxaas

Mar 30, 2012
Maxaas, Somalia (AOL) – Wararka aynu ka heleyno degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka uu halkaasi ka dhacay dagaal xooggan oo dhexmaray xoogagga Al-shabaab iyo kuwa ururka Ahlusunna ee gacanta ku hayay degmada Maxaas. Dagaalka ayaa la sheegay in uu yimid kadib markii xoogagga Al-shabaab ay weerareen degmadaasi, kadib markii ay magaalada isaga baxeen ciidamadii ka socday Itoobiya... 

Dagaal Culus oo ilaa Xalay ka Socdo Degmada Dayniile iyo Duleedka Muqdisho

Mar 30, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Dagaallo xooggan oo laisku adeegsanayoi hubka noocyadiisa kala duwan ayaa ilaa xalay waxa ay ka socdaan degmada Dayniile iyo duleedka magaalada Muqdisho, iyadoona ay dagaaladani u dhexeeya ciidamada dowladda KMG oo kaashanaya AMISOM iyo xarakada Al-shabaab. Inta la ogyahay ilaa 15 qof ayaa ku dhimatay tiro intaa ka badanna way ku dhaawacmeen dagaalladii iyo duqemihii... 

Hay’adda Human Rights Watch oo ku Eedeeysay xoogagga Taabacsan DKMG ah iyo Xarkada Al-shabab inay dad xukun la’aan iska dileen

Mar 30, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Hay’adda u doodad xuquuqul Insaanka ee Human Rights Watch ayaa ku eedeeysay ciidamada taabacsan dowladda KMG iyo Xarakada Al-shabaab in ay ku kacaan falal ka baxsan biniaadanimada, iyadoona ay hay’addu sheegtay in xadgudubyadii ugu danbeeyay ay ka dhaceen magaalooyinka Beledweyne iyo Baydhabo oo dhawaan ay qabsadeen ciidamo taabacsan dowladda KMG iyagoo kaashanaya...