Home » Archive Daily April 4th, 2012
Teenage girl suicide bomber kills Olympics sports officials after blowing herself up in Somalia
A teenage girl killed at least 10 people in a suicide bomb attack after blowing herself up during a VIP celebration in Somalia.
Two of Somalia’s top sports officials were killed in the blast at Mogadishu’s national theatre in an attack Islamist insurgents said was aimed at killing senior government figures.
The suicide bomber was described by witnesses as being ‘less than 16...
10 Somali Journalists among Union leader wounded in Mogadishu’s Suicide Attack
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ is dismayed by the suicide attack at the National Theatre that wounded thirteen (13) Somali Journalists, including the Union’s Supreme council vice president on Wednesday morning. NUSOJ condemns the incidents its strongest terms possible.
A female suicide bomber blew herself up at the National Theatre where a ceremony for the Somali National Television...
Dagaal ka Dhacay Deegaanka Hoosingoow ee Gobolka Jubada Hoose
Dhoobley, Somalia (AOL) – Wararka aynu ka heleyno deegaanka Hoosingoow ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in halkaasi uu ka dhacay dagaal aad u culus oo u dhexeeya xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada dowladda KMG oo garab ka helaya kuwa Kenya.
Dagaalka ayaa la sheegay in uu yimid kadib markii xoogagga Al-shabaab ay weerar gaadmo ah la beegsadeen deegaanka Hoosingoow oo ay ku sugnaayeen ciidamada...
Faahfaahin ku Saabsan Qaraxii ka Dhacay Xarunta Golaha Murtida iyo Madadaalada Muqdisho
Muqdisho, Somalia (AOL) – Faahfaahin dheeri ah ayaa kasoo baxeyso qarax xooggan oo maanta ka dhacay Tiyaatarka Muqdisho xilli ay halkaaasi kasocotay xaflad loogu dabaaldegayay TV-ga Qaranka Soomaaliya.
Xafladan ayaa waxa kasoo qeybgalay masuuliyiin uu kamid yahay Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG, Wasiirro, xildhibaanno iyo madax kale oo katirsan dowladda Soomaaliya, sidoo kale waxa goobta...
Qarax Xooggan oo Goordhawayd ka Dhacay Tiyaatarka Magaalada Muqdisho
Muqdisho, Somalia (AOL) -Qarax aad u xooggan islamarkaasina sababay qasaarooyin lixaad leh ayaa lagu soo waramayaa in uu goordhawayd ka dhacay Tiyaatarka magaalada Muqdisho, halkaasoo ay ka socotay xaflad ballaaran oo lagu xusayay sanadguuradii 28-aad ee aasaaskii TV-ga Qaranka.
Qaraxa ayaa la sheegay in uu dhacay iyada oo uu qadubad aqrinayo Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Mudane C/weli Max’ed...
Ahlusunna oo Sheegtay in Ciidamada Itoobiya ay ka Bixi Doonaan Gobollada Dhexe Dhamaadka Bishan
Guriceel, Somalia (AOL) – Maamulka culumaa’udiinta Ahlusunna Waljameeca ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ee ku sugan gobollada ay dhexe ay ka bixi doonaan dhamaadka Bishan aynu ku jirno ee April.
Gudoomiyaha gudiga Fulinta ururka Ahlusunna, Sheekh Max’ed Yuusuf Xeefow oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ee ka caawinayay dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab...
Gobolada Somalia oo ay ka socoto qaban qaabo lagu furayo Xafisyada Xisbiga Tayo Party iyo inta badan Shacabka Somaliyeed oo siweyn u soo dhaweyay Xisbiga Tayo Party
Garbahaareey, Somalia (AOL) – Tan iyo marki si rasmi ah magaalada Minneapolis ee cariga Mareykanka loga dhawaqay xisbi ay ku mideysan yihiin inta badan Xubnihi ay ka kobnayd Xukumadi Tayo aya waxaa qaybo badan ka ka tirsan Caalamka iyo waliba gobolada Somalia laga daremaya diyaar garow aad u balaran oo lagu jiro Furintaanka Xarumaha uu xisbigu ku yeelanayo Magaaloyinka waa weyn ee ku yaala qaradaha...
Qaar kamid ah Waxgaradka Beesha Sade oo soo Dhaweeyay Shirkii Minnesota ee Maamul u Sameynta Gedo iyo Jubooyinka
Baardheere, Somalia (AOL) – Qaar kamid ah waxgaradka iyo odoyaasha Beesha Sade ayaa soo dhaweeyay shirkii dhawaan ka dhacay magaalada Minnesota ee dalka Mareykanka, kaasoo loogu gogol xaarayay maamul u sameynta gobollada Jubooyinka iyo Gedo.
Kulan ay maanta magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ku yeesheen waxgarad kasoo jeeda gobolka Gedo ayay kusoo dhaweeyeen in ay lagama maarmaan tahay in Gedo...
Halkaan ka daawo Xafladii Aasaaska Xisbiga Tayo ee lagu qabtay magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka.
Tayo and Somali women Activist:
FYI-speeches:
1. Dr. Maryan Qasim
2. Sahra Ali Samatar.
3. Saado Cali Warsame
4. Shamso Xuseen Hanoolaato.
5. Captain Asli Cabaade- Calanside.
Hussein A.G.
gendisch@aol.com
Read More →