Home » Archive Daily April 5th, 2012

Magaalada Beledweyne oo lagu Dilay Wariye u Shaqeyn jiray Idaacadda Shabelle

Apr 5, 2012
Beledweyne, Somalia (AOL) – Waxaa magaalada Beledweyne goor dhawayd lagu toogtay wariye Mahad Salaad Aadan oo idaacadda shabelle uga soo warami jiray gobolka Hiiraan. Wariyaha ayaa la sheegay in uu toogtay nin ku hubeysnaa bastoolad, kaasoo ku toogtay xilli uu marayay xaafadda siigaaloow ee magaalada Beledweyne, iyadoona la sheegay in ninka dilka geeystay uu afka u duubnaa islamarkaasina uu goobta... 

Shir Teleefaneed in mudda ah usoo socday qurbajoogta beelaha Xasan Gaashireedle iyo Howraarsame Amaareer oo dhawaan lasoo gabgabeeyey

Apr 5, 2012
Shir aad muhiim u ah, ayna kasoo qeyb galeen siyaasiyiin, aqoon yahano iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada beelaha Xasan Gaashireedle iyo beesha Howraarsame Amaareer ayaa dhawaan lagu soo gebo-gebeeyay jawi fiican oo isafgarasho leh.  Shirkaas oo ku dhacay qaab Tele-conference ah ayaa waxaa diiradda lagu saaray Xiriirka beelaha uu kulanku dhex maray oo wax kala tabanayey iyo  Marxaladda uu marayo... 

Madaxweeynaha Soomaaliya oo sheegay in Sharciga la Horkeeni Doono Cidii lagu Helo in ay ku lug lahayd Qaraxii Shalay

Apr 5, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Madaxweeynaha dowladda KMG Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta booqasho ku tagay goobtii uu qaraxa ka dhacay shalay ee Tiyaatarka Qaranka ayaa sheegay in uu uga xunyahay shilkii shalay ka dhacay xarunta Tiyaatarka, isagoona u tacsiyeeyay ehellada dadkii ku dhintay, waxa uuna caafimaad u rajeeyay dadka ay dhaawacyada kasoo gaareen. Madaxweeynaha ayaa sheegay... 

Cutubyo Katirsan Ciidamada AMISOM oo Maanta Gaaray Baydhabo

Apr 5, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Waxa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay gaaray cutubyo katirsan ciidamada Midowga Afrika ee howlgalka ka wada Soomaaliya (AMISOM), waaana markii ugu horeeysay oo ciidamo kasocda Midowga Afrika ay tagaan meel ka baxsan caasimadda. ciidamadan oo ay tiradoodu gaareeyso ilaa 100 askari ayaa waxa ay maanta ka dageen garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo,... 

Afhayeenka Kenya oo Sheegay in Dagaalkii Hoosingoow ay ku Dileen 40 kamid ah Al-shabaab

Apr 5, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Afhayeenka militariga Kenya Major Emanuel Chirchir ayaa sheegay in dagaal culus oo ay shalay deegaanka Hoosingoow kula galeen Al-shabaab in ay ku dileen 40 kamid ah dagaalyahannada Al-shabaab. Afhayeenka ayaa sheegay in ciidamadooda oo kaashanaya kuwa Dowladda KMG ay weerareen saldhig ay Al-shabaab ku lahaayeen meel 8km u jirta deegaanka Hoosingoow, wuxuuna sheegay in ay...