Home » Archive Daily April 6th, 2012

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxda isboortiga Soomaaliyeed una tacsiyeeyey (Sawiro)

Apr 6, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxda Isboortiga Soomaaliyeed oo uu si shaqsi ah uga tacsiyeeyey geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Guddoomiyihii Olembikada Soomaaliyeed Aadan Haaji Yabarow (Wiish) iyo Guddoomiyihii Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed Siciid Maxamud Nuur  (Mugabe). Sidoo kale waxaa... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo booqday dhaawacyada Isbitaalada Madiino iyo Daarul Shifa (Sawiro)

Apr 6, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay wehliyaan kuxigeenadiisa Gaashaandhiga iyo Ganacsiga Mudane Xuseen Carab Ciise iyo Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa saaka booqday dhaawacyada ku jira Isbitaalada Madiino iyo Daarul shifa kuwaasoo ay waxyeelo ka soo gaartay qaraxii 4-ta bishan ka dhacay golaha Murtida iyo Madadaalada... 

Wasiirka Arimaha Gudaha oo Beeniyay in Madax katirsan Dowladda ay ku Lug lahayd Qaraxii Tiyaatarka

Apr 6, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Wasiirka arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka dowladda KMG Soomaaliya C/samad Max’uud Xasan ayaa beeniyay in madax katirsan dowladda Soomaaliya ay ku lug lahayd qaraxii ay dadka badani ku waxyeeloobeen ee ka dhacay xarunta Tiyaatarka ee Magaalada Muqdisho. Wasiirka ayaa sheegay in ay soconayaan baaritaanno ay wado dowladda, kuwaasoo lagu ogaanayo dadkii ku lugta... 

First AMISOM troops deployed outside Mogadishu

Apr 6, 2012
PRESS RELEASE First AMISOM troops deployed outside Mogadishu Today, the first troops from the AMISOM Force in Mogadishu were deployed to Baidoa, in western Somalia. These are the first troops to be sent to a major urban centre outside the capital since the African Union Mission was deployed to Somalia in 2007. These 100 soldiers are the advance team for 2,500 AMISOM troops that will be deployed... 

Dowladda KMG oo ka Codsatay Shacabka in ay ka Caawiyaan Sugidda Amniga

Apr 6, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Masuuliyiinta ugu sareeysa ee dowladda Soomaaliya ayaa ka codsaday shacabka Soomaaliyeed in ay ka qeybqaataan dadaallada lagu sugayo ammaanka dalka, gaar ahaanna Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Madaxweeynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay wado dadaallo lagu sugayo amniga Muqdisho,... 

Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya oo la Wareegay Degmooyinka Buurhakaba iyo Qansax Dheere

Apr 6, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ciidamada dowladda KMG oo garab ka helaya kuwa Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in ay si nabadgelyo ah ula wareegeen degmooyinka Qansaxdheere iyo Buurhakaba ee Gobolka Bay. Cutubyo katirsan ciidamada dowladda oo ay wehliyaan kuwa Itoobiya ayaa la sheegay in ay gudaha u galeen degmada Qansaxdheere iyada oo uusan dhicin wax dagaal ah, waxaana la sheegay in dagaalyahannada... 

Qaramada Midoobay oo Cambaareeysay Qaraxii Muqdisho

Apr 6, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii ka dhacay xarunta murtida iyo madadaalada ee magaalada Muqdisho, kaasoo ay ku waxyeeloobeen dad badan oo ay kamid ahaayeen masuuliyiin iyo wariyeyaal caan ka ah Soomaaliya. Bayaan kasoo baxay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegayi n weerarkaasi uu ahaa mid sicad loogu xadgudbay shacabka...