Home » Islam, News »

Halkaan ka dhageyso khudbaddii Salaatul Jimcaha Sheekh Umal ee 6-4-2012 uu ka jeediyay Masjidka Abuubakar Sadiiq oo ku yaal magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Waxaa maanta inoo suurta gashay in bacda khudbada masjidka Abuubakar Sadiiq walaalaha jooga in ay inoo soo diraan khudbada uu ka jeediyay Jumcaha masjidka ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal.  Cinwaanka khudbada ayaa Sheekh Umal waxuu ka dhigay (isku dirdirka iyo dhibaatooyinkeeda.)

Fadlan Video-ga hoose ka dhageyso Khudbadda Sheekha ee Salaatul Jimcihii shalay oo ay taariikdhu aheyd April 6, 2012 uu ka jeediyay masjidka Abuubakar Sadiiq ee ku yaal magaalada Nairobi ee dalka Kenya:

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

5 Jawaabood " Halkaan ka dhageyso khudbaddii Salaatul Jimcaha Sheekh Umal ee 6-4-2012 uu ka jeediyay Masjidka Abuubakar Sadiiq oo ku yaal magaalada Nairobi ee dalka Kenya. "

  1. xasuusiye says:

    a/w/w
    salaan kadib allgedo waxaan leeyahay maasha allaah kheeyrka sidaan u wad ayaan leeyay barakalaah
    by xasuusiye

  2. cabdi says:

    asc man sha alah qeerka badiya walal waa ku mahadsantihin muxaadarooyinka baarakalaahu fiikum

  3. xuseen says:

    alxamdulilaahı walaaka muslimka ahow dhageyso walaashamuslimada ahey dhageyso

  4. xuseen says:

    baarakalaahu fııka

  5. Ahmed timir says:

    Masha allah wad mahadsantihin e inosiikodhiya qeyrka