Home » Archive Daily April 8th, 2012
NABAD: Waa Gabay cusub oo uu tiriyay Mohamed Dahir N. (Gaani)
ASC. Ilaah (SWT) ayaa Mahad leh, Rasuulkiisaa Maxamed (scw) ayaa ciso leh, Islaamkaa karaamo leh, Amiirkaa sharaf leh, Ehelkaa xaq dhowr leh, Idmaalaa dhaqasho leh, Soomali baa midnimo leh.
Adoo mahadsan, fadlan hoos ka akhri Gabayga Nabad.
By. Mohamed Dahir N. Gaani.
———————————–
QARANIMO WAXAY HIIGSATAA HORUKAC WEEYAANE HADAFKEEDU...
Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya oo shir jaraa’id oo uu uga hadlayay geeridii Mowliid Macaani iyo Faysal Xaaji Cilmi maanta ku qabtay Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta xafiiskiisa ku qabtay shir jaraa’id oo uu uga hadlayey geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Xildhibaan Mowliid Macaani Maxamud iyo Faysal Xaaji Cilmi.
Shir Jaraa’id: Tacsi Qaran – 08 April 2012.
ALLAHA U NAXARIISTO MUDANE MOWLIID MACAANI MAXAMUD
Shir Jaraa’id: Tacsi Qaran – 08 April 2012.
ALLAHA U...
Xoogagga Al-shabaab iyo Ahlusunna oo ku Dagaalamay Gobolka Galgaduud
Guriceel, Somalia (AOL) – Xoogagga Al-shabaab iyo kuwa ururka Ahlusunna waljaeca ayaa la sheegay in uu dagaal culus ku dhexmaray gobolka Galgaduud, iyadoona dagaalkaasi uu ahaa mid sababay qasaarooyin lixaad leh.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii dagaalyahanno katirsan Al-shabaab ay weerar gaadmo ah la beegsadeen ciidamo kairsan kuwa Ahlusunna oo ku sugnaa deegaan lagu magacaabo Ceel-qodax oo...
Madaxweeyne Shariif oo Casho Sharaf u Sameeyay Saxafiyiin, Fanaaniin iyo Xubnaha safaaradda Dowladda
Muqdisho, Somalia (AOL) – Madaxweeynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay xaflad casho sharaf ah u sameeyay xubnaha safaaradda dowladda, fanaaniin iyo qaar katirsan warfidiyeenada gobolka Banaadir.
Xafladda Cashosharafta ah ee uu sameeyay madaxweeynaha oo ka dhacday xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya, ayaa waxa kasoo qeybgalay xubno katirsan golaha wasiirada,...
Gudoomiyaha Baarlamanka oo Magaalada Xudur kula Kulmay Maamulka iyo Xildhibaannada Gobolka Bakool
Xudur, Somalia (AOL) – Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magaalada Xudur kulamo kula qaatay madaxda iyo xildhibaanada gobolka Bakool, iyadoona ay masuuliyiintaasi ka wada hadleen arimo ku saabsan maamul u sameynta gobollada Bay iyo Bakool.
Gudoomiyaha baarlamanka oo shalay tagay magaalada Baydhabo ayaa ujeedada booqashadiisa waxay ahayd sidii loo dardar gelin...
Xildhibaan Mowliid Macaane oo ku Geeriyooday Magaalada Nairobi
Nairobi, Kenya (AOL) – Xildhibaan Mowliid Macaane oo ka mid ahaa mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoona xildhibaanku uu u dhintay dhaawac halis ah oo kasoo gaaray qaraxii ka dhacay Tiyaatarka Qaranka.
Sidoo kale, Faysal Max’ed Cilmi oo isna ka tirsanaa xafiiska Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya ayaa xalay ku...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay geeridii Faysal Xaaji Cilmi oo ahaa la taliyaha Ra’isal wasaaraha Soomaaliya ee Arrimaha isku xirka Bulshada.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Abdiweli Mohamed Ali waxuu tacsi u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan eheleadii, iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Faysal Xaaji Cilmi oo fiidkii Sabtiga 7dii April 2012 ku geeriyooday Isbitaalka Aga Khan ee magaalada Nairobi.
Allaha u naxariisto masawirkaan waa marxuum Faysal Xaaji Cilmi.
Faysal waxuu ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay falkii fuleynimada...