Home » Archive Daily April 11th, 2012

Fadeexadda heshiiskii dhex maray dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo shirkadda Halliday Finch – Qaybta 2aad (Daawo Video)

Apr 11, 2012
Dadka halkaan ka muuqda waa: Sam Mattock (Agaasimaha Halliday Finch); qof isqariyey; Ra’iisalwasaare (hore) Maxamed Cabdullahi Farmajo; kuxigeenka hay’adda la dagaalanka burcadbadeedka; Wasiirka Xiriirka iyo Iskaashiga Caalimga (hore), Cabdiweli Maxamed Gaas (Ra’iisalwasaaraha hadda ee DKMG); Agaasimaha hay’adda la dagaalanka burcad badeedka. Masawirka waxaa la galay waqtigii Dawladda Farmaajo... 

Madaxweeyne Obama oo Sheegay in ay Taageeri Doonaan Dowladda KMG

Apr 11, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Madaxweeynaha dalka Mareykanka Brack Obama ayaa sheegay in dowladiisu ay gacan ka geysan doonto xalinta dhibaatooyinka ka taagan dalka Soomaaliya, isagoona sheegay in ay taageeri doonaan dowladda KMG ee Soomaaliya. Madaxweeynaha dalka Mareykanka ayaa sheegay in dalka Soomaaliya ay ka jiraan dhibaatooyin isugu jira Argixiso, burcad badeed iyo dhibaato dhanka macluusha... 

Ra’isal wasaaraha Kenya oo maanta magaalada Mandheera ee dalka Kenya booqasho ku yimid (Sawiro)

Apr 11, 2012
Mandheera, Kenya (AOL) – Wafdi balaraan oo uu hogaaminaayo Ra’isulwasaaraha dalka Kenya Raila Odiga ayaa maanta soo gaaray degmada Mandheera ee gobolka waqooyi bari Kenya, waxaana booqashada Ra’isal wasaaraha ku wehlinayey gudoomiye ku xigeenka afhayeenka baralaamnka Kenya Faarax Macalin Dawara iyo xubno kale kuwaasi oo kawada tirsan xisbiga ODM waxaana kulan balaraan ay la qaateen... 

Madaxweeynaha Soomaaliya oo ka Codsaday Ciidamada Dowladda iyo AMISOM in ay Weeraraan Saldhigyada Al-shabaab

Apr 11, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Madaxweeynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta kormeer kusoo maray qaar kamid ah saldhigyada ciidamada dowladda KMG iyo kuwa AMISOM ee aagagga dagaalka ayaa ka codsaday in ay weeraraan Saldhigyada Al-shabaab ay ku leeyihiin deegaanada loo barakacay ee duleedka Muqdisho. Madaxweeynaha ayaa ugu baaqay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM in... 

Hambalyo kusocota Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyeed oo Ka Timid Kornel Cumar Jaamac Cali Jiir

Apr 11, 2012
Kornel Cumar Jaamac Cali jiir oo kamid ahaa Saraakiishii ugu Firfircoonayd Xiligii kacaanka ayaa Maanta soo gudbiyay hambalyo ku aadan Aas Aaskii Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyeed oo ku Beegan Maalinta Bari ah. Kornelka Ayaa Hambalyo  u diray Saraakiisha Xooga dalka. Dablayda iyo Dhamaan Ciidanka Qalabka Sidda Asagoo ugu Hambalyeeyay maalintaan qaaliga ah. Cumar Jamac Cali jiir Ayaa Sidoo kale Ciidanka... 

Burcad Hubeysan oo Xalay Wiil Yar ku Dilay Muqdisho

Apr 11, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Nin burcad ah oo u hubeysnaa qori nooca Ak-47 ayaa la sheegay in uu xalay toogasho ku dilay wiil yar oo kamid ahaa dadka deegaanka Boondheere, iyadoona ninka dilka geystay la sheegay in durbadiiba uu goobta ka baxsaday. Ehellada wiilka yar ee la dilay ayaa warbaahinta u sheegay in ninka hubeysani uu doonayay in wiilka yar uu ka dhaco teleefonka gacanta, markii uu isku... 

Gen. Max’ed Cali Samatar oo Baaq u Diray Ciidamada Militariga Soomaaliyeed

Apr 11, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Gen. Max’ed Cali Samatar oo ahaa qabiir ku xeeldheer dhanka Militariga islamarkaasina dalka Soomaaliya kasoo qabtay xilalka Ra’iisul wasaare iyo madaxweeyne ku xigeenka ayaa ugu baaqay ciidamada Militariga Soomaaliyeed in ay soo celiyaan sharftii iyo waxqabadkii uu lahaa ciidanka Soomaaliyeed. Mudane Max’ed Cali Samatar oo wareysi gaar ah siiyay Radio...