Home » Archive Daily April 12th, 2012

Deeq waxbarasho oo uu gobolka Gedo helay iyo Guddoomiyaha waxbarashada gobolka oo ardayda ogeysiinayo xiliga la bilaabayo imtaxaanada iskuulada sare.

Apr 12, 2012
Guddoomiyaha waxbarashada gobolka gedo, wuxuu ogaysiinayaa bulshada ku dhaqan gobolka Gedo iyo nawaaxigeeda in dhawaan la bilaabayo imtixaankii iskuulada sare, maaddaamaa uu gobolku helay deeq wax barasho jaamacadeed, ayna lagama maarmaantahay in laga faa iidaysto. Sidaas darteed, waxaa dhammaan bulshada gobolka Gedo lagu wargalinayaa in la furay is diiwaan galintii waxaana laga furay degmada B/xaawo,... 

Xaflad balaraan oo ay kasoo qayb galeen inta badan bulshada ku dhaqan degmada Luuq ayaa lagu boqray Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo kasoo jeeda beesha Macalin Wayne (Daawo Sariro)

Apr 12, 2012
Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo loo duubay in uu noqdo Ugaaska cusub ee beesha Macalin Weyne oo ka tirsan beelweynta Raxaweyn.  Luuq, Somalia (AOL) – Munaasabadaasi oo ay soo qaban qaabiyeen isla beeshaasi Macalin Wayne ayaa waxaa hadalo kasoo jeediyey wax garad aad u badan kuwaasi oo dhamaantood u hanbalyeynayey Ugaas Xasan Cabdi Maxamed ayaa noqonaya inta aan ka warqabno Ugaaska ugu da’... 

Ra’iisul Wasaare Gaas oo Sheegay in Al-shabaab ay u Wareegeen Puntland

Apr 12, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Madaxweeynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in xoogagga Al-shabaab ay u wareegeen dhulka Buuraleyda Golis ee maamulka Puntland, isagoona sheegay in ay ku jabeen dagaalladii ay kawadeen koonfurta Soomaaliya. Ra’iisul wasaaraha oo wareysi gaar ah siiyay wakaaladda wararka ee AP ayaa sheegay in kadib markii la wiiqay awoodii Al-shabaab... 

Barn-Dareenka shacabka iyo siyaasiga(DSS)ee HCTV oo wareysi la yeeshay Hormuudka xisbiga Tayo Part

Apr 12, 2012
Ila daawada barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga(DSS) ee ka baxa telifishinka caanka ah ee HCTV habeen kastoo talaado ah saacadu markey tahay 09-00pm (GMT) Barnaamijkaas oo lagu falanqeeyo inta badan arimaha cakiran ee soomaaliya, Waxaa habeenimadii talaadada ee todobaadka barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga marti u ahaa Hormuudka xisbiga TAYO PART oo dhawaan la aas-aasay ,Guddoomiyaha...