Home » Archive Daily April 13th, 2012

Ururka Raaskaambooni oo Sheegay in Dhawaan ay la Wareegi Doonaan Magaalada Kismaayo

Apr 13, 2012
Dhoobleey, Somalia (AOL) – Ururka Raaskaambooni ee taabacsan dowladda Soomaaliya ayaa ku hanjabay in goordhow ay gacanta ku dhigi doonaan magaalada Xeebeedka Kismaayo oo ay ku xooggan yihiin dagaalyahannada Al-shabaab. Max’ed Sh/Yuusuf oo ah madaxa Maaliyadda ururka Raaskaambooni ayaa sheegay in ciidamadooda oo kaashanaya kuwa dowladda KMG iyo Kenya ay haatan ku suganyihiin duleedka Degmada... 

Wasiirka Gaashaandhigga oo Sheegay in Ciidamada Militariga ay si Joogto u Qaadan Doonaan Mushaaraadkooda

Apr 13, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka gaashaandhigga dowladda KMG ee Soomaaliya Xuseen Carab Ciise ayaa sheegay in wasaaradiisu ay wado qorshe ku aadan sidii ciidamada dowladda ay bil walba u heli lahaayeen mushaaraadkooda iyo sidoo kale sidii loogu sameyn lahaa goobo caafimaad oo u gaar ah. Wasiirka gaashaandhigga oo isagoo ku sugan dalka Itoobiya wareysi... 

AMISOM apologises for road accident

Apr 13, 2012
PRESS RELEASE AMISOM apologises for road accident The AMISOM Deputy Force Commander issued an apology today for an incident that happened near Kilometre 2 at approximately 5.30pm yesterday (4th April). An armoured vehicle that AMISOM uses routinely for carrying out its duties hit a civilian commuter vehicle. Five of the people who were in the vehicle at the time were injured. Three are being cared... 

Dowladda South Afrika oo Lacago ugu Deeqday Soomaaliya

Apr 13, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Dowladda Dalka Koonfur Afrika ayaa ballan qaaday in lacago gaaraya ilaa $12.7 Milyan ay ugu deeqday dowladda KMG ee Soomaaliya, lacagahaasoo ay dowladdu sheegtay in ay haatan diyaarineyso. Warbixin kasoo baxday wasaaradda arimaha dibadda dalka Koonfur Afrika ayaa lagu sheegay in lacagahaasi ay ugu deeqayaan dowladda Soomaaliya, si bay tiri ay wax uga tarto dadaallada ay... 

Al-shabaab oo Weerarro Madaafiic ah ku Qaaday Degmooyinka Baydhabo iyo Xudur

Apr 13, 2012
Baydhabo, Somalia (AOL) – Xoogagga Al-shabaab ayaa xalay siyaabo kala duwan weerarro madaafiic ah uga fuliyay degmooyinka Baydhabo iyo Xudur ee gobollada Bay iyo Bakool, kuwaas oo ay la bartilmaameedsanayeen saldhigyada ciidamada Dowladda KMG, Ahlusunna iyo kuwa Itoobiya ee kusugan gobolladaasi. Dagaalyahanno katirsan Al-shabaab ayaa la sheegay in ay xalay madaafiic ku weerareen goobo muhiim... 

Maxay Sheekh Shariif iyo xulafadiisu ku maageen Wasiirka warfaafinta iyo Wasaaradda Qorsheynta Qaranka?

Apr 13, 2012
Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helay, madaxtooyada ayaa inoo cadeeyey in wasiirka warfaafinta iyo Telecom  Eng. Cabdiqaadir  Maxamed Jaahweeyn, Wasiir Qorsheeynta  iyo xiriirka caalamiga ah  Cabdilaahi Goodax Barre Fiidoow ay saafta xilka qaadistu dul saarantahay , labada wasiir ayaa ah  wasiirada ugu dhowdhow RW  golaha wasiirada ee dowalada uu hogaamiyo Raisal wasaare Cabdiweli Maxamed... 

Raiisal-wasaare Cabdiweli Gaas xagee degan yahay Qarixii Tiyaatarka kaddib? By Suldaan Ali Abdullahi Hasan

Apr 13, 2012
Sida dadka intiisa badani lasocoto waxaa magaalada muqdisho kadhacay Qarax ismiidaamin ah, waxaana inta badan saxaafada soomalidu kaqoreen hadalo Kala duwan balse waxaa ladhihi karaa intaba isku si ayey u abaareen ujeedada qaraxan.  Qaraxaan waxaa lagu tilmaamay mid aysan kamar nayn isqaarajin siyaasaded u dhaxaysa, kooxo danlay ah oo midiba mida kale meesha kasaarayso wuxuuna Udhaxeeyaa koxaha Aaala-sheekh... 

Qaraxii Tiyaatarka, Dawladda ayuu Duminayaa – By Suldaan Ali Abdulahi Hassan

Apr 13, 2012
Laga soo bilaabo maalintii uu dhacay qaraxii  dadka badani kudhinteen ee kashacay golaha murtida iyo madadaalada waxaa soo baxayeyWarar kala duwan oo arintaas ku saabsan, waxaana ugu muhiimsan inaan xasuussino dadka soomaliyeed sida ay madaxda DKMG ahi udoonayso inay marin habaabiso xaqiiqda arintaas.   Waxaan Bulshada usoo bandhigaynaa xaqiiqda arintaan wixii loola jeeday qaraxaan iyo waxa kadanbeeya...