Home » Archive Daily April 15th, 2012

Xubno ka mid ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo maanta soo gaaray Muqdisho (Sawiro)

Apr 15, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) –  Sabti 15 April 2012 – Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ka socday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay gaar ahaan xubno ka tirsan waddamada Fransiiska iyo Jarmalka oo ay Kala matalayeen Mr Frederic Jung iyo Stephen Russell oo ay wehliyeen xubno ka kala socday safaaradaha Faransiiska iyo Jarmalka ee Nairobi iyo xubno ka socday UNPOS.  Wafdigan... 

Siyaasiin iyo Waxgarad Beesha Duduble ka tirsan oo kasoo horjeestay Duulanka ay Ahlusuna waljameeca ku qaaday deegaanada Degmada Ceelbuur.

Apr 15, 2012
Ceelbuur, Somalia (AOL) – Sida laga warqabo waxaa maalmahan ka socda gobolka galgaduud dagaalo ay hokacayaan kooxda Ahlusunna waljamaca oo aan cidna metelin, kana soojeeda  Qoys gaar ah, sidaas waxaa yiri Dr.Farhaan Ali Maxamud oo kasoojeeda Beesha Duduble xilal dhowr ahna kasoo qbatay dawladihii Ali Geedi & Omar  Abdirashid.   Dr. Farhaan ayaa waxuu uga digay dawladda Ethiopia... 

Wafdi ka Socda Ahlusunna oo u Ambabaxay Dalka Itoobiya

Apr 15, 2012
Guriceel, Somalia (AOL) – Wafdi ballaaran oo uu horkacayo gudoomiyaha gudiga fulinta ururka Ahlusunna Waljameeca Sheekh Max’ed Yuusuf Xeefoow ayaa u ambabaxay dalka Itoobiya halkaas oo ay uga qeybgali doonaan kulan looga hadlayo ammaanka. Gudoomiyaha oo inta uu san garoonka ka duulin garoonka diyaaradaha ee Guriceel kahor warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ujeedada safarkiisu ay tahay... 

Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Degmada Garbahaarey

Apr 15, 2012
Garbahaareey, Somalia (AOL) – Qaraxaan xooggan ayaa waxaa uu ka dhacay bartamaha magaalada Garabaaharey ee xarunta gobbolka Gedo, iyadoona qaraxaasi uu sababay qasaarooyin lixaad leh. Qaraxaan oo ahaa mid xoogan ayaa ka dhacay goob maqaaxi ah oo magaalada ku taallo halkaas oo ay ku sugnaa qaar katirsan ciidamada dowladda KMG, waxaana la sheegay in uu sababay qasaaro dhimasho oo gaareysa ilaa... 

Madaxweeynaha Soomaaliya oo Kulan Gaar ah la Qaatay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya

Apr 15, 2012
Bahar Daar, Itoobiya (AOL) – Madaxweeynaha dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa kulan gaar ah magaalada Bahar Daar ee dalka Itoobiya kula qaatay Ra’iisul wasaaraha dalkaasi, iyadoona madaxweeynuhu uu halkaasi uga qeybgalayay shir looga hadlayay ammaanka qaaradda Afrika oo ka dhacayay halkaasi. Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Melez Zenawi ayaa kulan casho sharaf ah Magaalada Bahar Daar... 

Weerar Madaafiic ah oo Xalay lagu Qaaday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

Apr 15, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Weerar Hoobiyeyaal ah ayaa xalay saqdii dhexe lagu qaaday xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia, iyadoona la sheegay in madaafiicdaasi ay ku dheceen gudaha xarunta madaxtooyada. Ilaa imika ma cada qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay madaafiicdaasi, waxaana goobjoogayaal ku sugan degmada Wardhiigleey ay warbaahinta u sheegeen in maqlayeen madaafiic ku dhaceysa xarunta... 

Ciidamada Huwanta ah iyo Al-shabaab oo ku Dagaalamay Jubada Hoose

Apr 15, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Dagaal socday la isku habeensaday ayaa shalay gelinkii danbe ka dhacay duleedka deegaanka Xayo ee gobolka Jubada Hoose, iyadoona uu dagaalkaasi u dhexeeyay ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa Kenya iyo Al-shabaab. Dagaalka ayaa la sheegay in uu qarxay kadib markii ciidamada huwanta ah ay weerar xooggan ku qaadeen saldhig ay Al-shabaab ku lahaayeen duleedka deegaanka... 

Xarakada Alshabaab oo si rasmi ah uga mamnuucday Ganacsiga Qaadka Gobolada Gedo,Bay iyo Jubbooyinka

Apr 15, 2012
Baardheere, Somalia (AOL) – Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa amar ay soo saareen dhowaan waxay si si rasmi ah u mamnuuceen Cunista iyo ka ganacsiga Jaadka oo ay sheegeen inuu yahay mid ka mid ah Muqaadaraadka oo dhibaato dhaqaale iyo mid Caafimaadba u leh Bulshada Soomaaliyeed ,iyagoo dhinaca kalena sheegay cidii keenta Qaad ama soo gelisa deegaanada ay maamulaan in talaabo sharci ah ay... 

PRESS RELEASE: New Somali constitution to be “most inclusive yet”, says Prime Minister

Apr 15, 2012
[Mogadishu 14 April, 2012] Somalia Prime Minister Dr. Abdiweli Mohamed Ali announced today that Somalia is nearing the “end of our quest for a new constitution” and says an assembly of community representatives from around the country will meet next month to discuss and adopt an interim constitution for the country.   Writing for Foreign Policy online he talked of the “formidable challenges”... 

Let the Roadmap caravan reach its destination – By Deeq S Yusuf

Apr 15, 2012
‘’Daily and hourly, the politician inwardly has to overcome a quite trivial and all-too-human enemy a quite vulgar vanity.’’ Max Weber Following his recent miraculous escape from the despicable act of terrorism and attempt assassination on his life, and that of some important members of his inner circle of cabinet Ministers and the audience at the bombed out National Theatre by the anti-peace...