Home » Archive Daily April 16th, 2012

Horboodayaasha Hagardaamada Caabudwaaq! By Cali Yaasiin Gurbe

Apr 16, 2012
Gothenburg, Sweden (AOL) – Maqaalkaan Aan ugu magac Daray Horboodayaasha hagar daamadda Caabbudwaaq Waxaan Jeclaystay Inaan banaanka kusoo dhiggo Shaqsiyaad Aan is leeyahay Waxaay inta badan rabitaanka Shacabka ka hor marshaaan Rabitaankooda. Saddexda masawir ee sare dhanka bidix ka bilow Xildhibaan Cabdixafiid Sacdi Jaamac, Maxamed Xaashi Ganeey, iyo Prof: Xirsi Maxamed Hilowle (Laba gare). Afarta... 

Duqeyn Xalay ka Dhacday Garbahaareey

Apr 16, 2012
Garbahaareey, Somalia (AOL) – Xoogagga Al-shabaab ayaa la sheegay in xalay weerar madaafiic ah ay ku qaadeen degmada Garbahaareey ee gobolka Gedo, walow aysan jirin qasaare ka dhashay duqeyntaasi. Goobjoogayaal ku sugan magaalada Garbahaareey ayaa AOL u sheegay in madaafiicda ay soo tuurayeen xoogagga Al-shabaab ay ku dhacday xarunta hay’adda WFP iyo xarunta Degmada Garbahaareey, waxayna... 

Roobabka Xilliga Gu’ga oo Siweyn uga Curtay Qeybo katirsan Gobollada Jubooyinka iyo Gedo

Apr 16, 2012
Beledxaawo, Somalia (AOL) – Roobabka xilliga Gu’ga ayaa siweyn uga curtay degmooyin iyo deegaano dhowr ah oo katirsan gobollada Jubooyinka iyo Gedo. Roobabkan oo ay ku diirsaday dadka iyo duunyada ayaa ka da’ay degmooyinka Beledxaawo, Afmadow, Bu’aale, Salagle Saakow, iyo deegaano dhowr ah oo dhamaantoodba ka tirsan gobollada Jubooyinka iyo Gedo, waxaana roobabkani ay ahaayeen... 

Garabka Xisbiga TAYO PARYT Holland oo lagu Dhawaaqay iyo Xaflad lagu Taageerayo oo ka Dhacday Denhaag

Apr 16, 2012
Munaasabad si weyn loo soo agaasimahay  oo lagu furayey garabka Xisbiga TAYO PARTY ku yeelanayo wadanka Holland  ayaa maanta waxaa lagu qabtay magaalada xarunta u ah siyaasada Dalka Netherlands ee Denhaag, Waxaana kasoo qeybgalay xafladaasi dadweyne aad u badan oo ka kala yimid dalka Holland iyo Halgamaa  Abdiqadir Boolaay oo ka yimid UK. Dadka meesha yimid waxaa ka muuqatay taageero badan oo ay... 

Xaflad Siweyn loo soo Agaasimay oo lagu soo Dhaweeynayay “TAYO PARTY” oo ka Dhacday Magaalada Bristol ee Wadanka Ingiriiska [Daawo Sawarida]

Apr 16, 2012
Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay oo lagu soo dhaweynayey xibiga tayo ayaa habeenimadii sabtida ahayd waxa ay ka dhacdey magaalada Bristol ee dalkan ingariiska,waxaana qaban qaabada iyo isku dubaridka xafladaas lahaa jaalliyada soomaaliyeed eek u nool magaalada Bristol ee dalkan ingariiska. Xafladan oo ay kazoo qayb galeen dadweyne aad u fara badan oo isaga kala yimid guud ahaan magaalooyinka...