Home » Archive Daily April 17th, 2012
Who was behind the Somalia Theatre bombing and Shamo Hotel?
Without a doubt Al-Qaeda is responsible for the recent massacre at National Theater and the previous ones including the one at Shamo Hotel. I cannot penetrate the blank stares of those who would murder the innocents with heartless. The crucial question here is who provided them access to the theater? On April 8, 2012 Mr Sharif, the Somali President talked to VOA about the incident. He didn’t offer...
Diyaarado aan la Aqoon oo Duqeyn ka Geystay Gobolka Bari
Boosaaso, Somalia (AOL) – Diyaarado nooca dagaalka oo aan ilaa imika la garaneyn cida iska leh ayaa xalay saqdii dhexe duqeymo ay dad ku waxyeeloobeen ka geystay xeebta deegaanka Gumbax ee gobolka Bari.
Diyaaradaha oo la sheegay in ay kasoo dulkaceen maraakiib nooca dagaalka ah oo ku sugan meel aan sidaa uga fogeyn xeebta Gumbax ayaa dhowr gantaal ku riday dooni yar oo kalluumeysi oo ay saarnaayeen...
AMISOM oo Sheegtay in Dhawaan ay Al-shabaab ka Saareeyso Soomaaliya
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ururka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegay in mar dhow ay Al-shabaab ka xoreyn doonaan gobollada ay ku harsanyihiin ee dalka Soomaaliya.
Taliyaha guud ee AMISOM Major Fred Mugisha oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xoogagga Al-shabaab ay caqabad ku yihiin nabadda Soomaaliya, isagoona sheegay in Al-shabaab aysan dooneyn horumar, Nabad iyo kala...
Al-shabaab oo Digniin u Dirtay Dowladda Sieraleone
Muqdisho, Somalia (AOL) – Xoogagga Al-shabaab ayaa digniin u diray dowladda Sieraleone oo la filayo in dhawaan ay ciidamo usoo dirto Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda Soomaaliya.
Masuul kamid ah hogaamiyaasha Al-shabaab ee Jubooyinka oo lagu magacaabo Sheekh Xudeyfi oo ka hadlay idaacadda ku hadashay Afka Al-shabaab ee Andalus ayaa uga digay dowladda...
Qarax Is-miidaamin ah oo ka Dhacay Magaalada Baydhabo
Baydhabo, Somalia (AOL) – Qarax uu fuliyay ruux naftii hure ah ayaa maanta ka dhacay magaalada Baydhabo, waxaana ninkii weerarka fuliyay uu isku qarxiyay afaafka hore ee xarun ay ku sugnaayeen saraakiil katirsan dowladda KMG iyo kuwa Itoobiya.
Sarkaal katirsan dowladda KMG oo ka gaabsaday magaciisa ayaa warbaahinta u sheegay in ruuxa natii huraha ah uu doonayay in uu galo xarunta balse ay ka...
Xubno Ka Tirsan Qaramada Midoobey oo Gaaray Magaalada Luuq ee Gobolka Gedo
Luuq, Somalia (AOL) – Wafdigan heerka sare ah ee ka kala socdey Laamaha Qaramada Midoobay oo shaley soo gaarey Magaalada Luuq ayaa tiradoodu waxay dhamayd ilaa 6 xubnood waxaana Garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey oo shir dheerna la yeeshay Mas,uuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Luuq oo uu horkacayey Gudoomiyaha degmada Luuq Axmed Buulle Maxamed,Qaar ka mid ah Odoyaasha deegaanka,Wakiilo...