Home » Archive Daily April 19th, 2012

Somalia: A Jolt of Realism – By Warfa Garad Jama.

Apr 19, 2012
On the 17th of April the Minister of Constitutional Affairs, Mr. Abdirahman Jabril Hosh and Minister for Planning and International Cooperation Abdullahi Godah Barre, convened a workshop in Nairobi to detail the progress of the Road Map, the Constitution making and the ending of the Transition period. The well organised one day conference brought together well known Somali dignitaries who were expected... 

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ergeyga EU u qaabilsan Africa.

Apr 19, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee ururka Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Geeska Afrika Mr Alexder Rondes iyaga oo ka wadahadlay horumarinta xiriirka Dowladda Soomaaliya iyo ururkaasi Midowga Yurub oo kaalin ka qaata taageerada Dowladda. Shir jaraa’id oo ay si wadajir ah ugu... 

Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya ee maanta ayaa looga hadlay qodobo dhowr ah oo muhiim ah (Sawiro)

Apr 19, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ayaa maanta waxaa sh ir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, loogana hadlay Dakhliga, canshuuraha iyo Kharashaadka Dawladda,  barista qaraxii thearterka, xaaladda dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadii Tiyaatarka iyo Suuqa Baydhabo, arrimaha amniga iyo gobollada, warfdiga ka imaanaya dawladda Koonfur... 

Dowladda KMG oo Faahfaahin ka Bixisay Qaabka ay AMISOM uga Howlgaleyso Gobollada Soomaaliya

Apr 19, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Saraakiisha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay qaabka ay ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM uga howlgeli doonaan gobollada dalka Soomaaliya ee la filayo in dhawaan la geeyo. Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Jen. C/qaadir Sheekh Cali Diini oo hadal ka jeediyay shirkii maanta ee golaha Wasiirada ayaa sheegay in ciidamada... 

Dagaal Beeleed Qasaaro Geystay oo ka Dhacay Duleedka Degmada Xarardheere

Apr 19, 2012
Xarardheere, Somalia (AOL) – Dagaal xooggan oo sababay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta duleedka degmada Xarardheere ku dhexmaray laba maleyshiyo Beeleed, iyadoona dagaalkaasi uu ahaa mid xooggan oo ay labada dhinac isu adeegsanayeen hubka noocyadiisa kala duwan. Dagaalka ayaa la sheegay in uu ka qarxay tuulo lagu magacaabo Ilbir oo qiyaastii 20KM dhanka koonfureed kaga... 

Hey’adda Nabadsugidda oo soo Bandhigtay Wiilyar oo lagu Qabtay Walxaha Qarxa [Daawo Sawirrada]

Apr 19, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Hay’adda Nabadsugidda dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa soo bandhigtay wiil dhalinyaro ah kaa oo lagu soo qabtay isaga oo sitay walxaha Qarxa, kaa oo qirtay in uu katirsanaa Al-shabaab. Hay’adda nabadsugidda qaranka ayaa sheegtay in wiilkani yar ay kasoo qabteen degmada Dharkeenley xilli ay halkaasi ka sameynayeen howlgallo lagu xaqiijinayo ammaanka, waxaana... 

Golaha Guurtida Beesha Sade oo marki ugu horeysay ka hadlay Xariga 3 Masuul oo ka soo jeeda Beesha Sade logu gaystay Magaalada Muqdisho

Apr 19, 2012
Garbahareey, Somalia (AOL) – Golaha Guurtida Beesha Sade aya marki ugu horeysay ka hadlay xaad gudub lo gaystay Masuuliyin ka soo jeeda Beesha Sade oo si xaqdaro ahlagu tuuray Xabsi ku yaala Magaalada Muqdisho. Afhayeenka Golaha Guurtida Beesha Sade Samadoon Cabdisalan Bare Aw Maxamed oo manta la hadlayay Saxaafada aya waxaa uu Canbareyn dusha uga tuuray hab dhaqanka R/wasaare Cabdiweli gaas. Afhayeenka...