Home » Archive Daily April 20th, 2012

Tacsi:Axmed Muxumed Saney oo maanta ku geeriyoodey Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka J/hoose

Apr 20, 2012
Kismaayo, Somalia (AOL) – Inaa Lilaahi wa-inaa Ilaahi Raajicuun: Waxaa Maanta ku geeriyooday Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka J/hoose allaha u naxariistee Axmed  Muxumed Saney oo mudo badan xilal Gudoomiye nimo ka soo Qabtey Dalka Soomaaliya,Gaar ahaan degmooyinka Gebiley,Saakow,Baardheere iyo kuwa kale Sanadahii u dhaxeeyey 1980 ilaa Burburkii Dowladii dhexe ee Soomaaliya. Axmed Saney  oo... 

Hogaamiyaha Ahlusunna ee Gobolada Konfureed oo ku wajahan Magaalada Cabudwaaq iyo Diyaar Garow loogu Jiro so Dhaweynta Wafdigiisa‏

Apr 20, 2012
Garbahaareey, Somalia (AOL) – Wararka naga soo garaya Magaalada Cabudwaaq ee Bartamaha Somalia aya waxaay tibaxayaan in Magaladaasi uu ku soo wajahan yahay Wafdi uu hogaaminayo Gudomiyaha Ahlusunna Waljamaca ee Gobolada Konfureed Sh. Maxamed Maxamuud Yusuf Awlibaax.   Gudomiyah iyo Wafdigiisa aya waxaay sakay ka soo anbabexeen Magaalada Adis Ababab ee Xarunta Wadanka Itobiya Halkaaso oo... 

Ahlusunna iyo Shabaab oo ku Dagaalamay Galgaduud

Apr 20, 2012
Wabxo, Somalia (AOL) – Wararka aynu ka heleyno gobolka Galgaduud ayaa sheegay in xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada AHlusunna uu dagaal culus ku dhexmaray deegaanka Wabxo, iyadoona la sheegay in dagaalkaasi uu sababay qasaarooyin culus oo kala gaaray labada dhinac. Dagaalka ayaa la sheegay in uu qarxay kadib markii dagaalyahanno katirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen fariisimo ay deegaanka Wabxo... 

Askari ku Labisan Dareeska Ciidamada Dowladda oo Dilay Turjubaan u Shaqeyn Jiray Safaaradda Turkiga

Apr 20, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Askari ku labisan dareeska ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa toogasho ku dilay nin Turjubaan u ahaan jiray safaaradda Turkiga ay ku leedahay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya. Marxuum Yuusuf Ibraahim SHeekh Xuseen, ayaa la sheegay in askari ku labisan dareeska Ciidamada Dowladda uu ku toogtay xilli uu marayay isgoyska KM4, iyadoona aan la garaneyn... 

AMISOM oo Sheegtay in ay Xalay la Wareegeen Garoonka Degmada Dayniile

Apr 20, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Saraakiisha ciidamada Nabad Ilaalinta MIdowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegay in howlgallo ballaaran oo ay xalay ka sameeyeen degmada Dayniile ay kula wareegeen garoonka diyaaradaha ee Degmadaasi oo ay hore gacanta ugu hayeen xoogagga Al-shabaab. Warsaxaafadeed kasoo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in ay la wareegeen garoonka degmadaasi iyadoo aysan jirin wax dagaal sidaa...