Home » Archive Daily April 21st, 2012

President Obama’s Message to the People of Sudan and South Sudan

Apr 21, 2012
In these videotaped remarks, President Obama sends an important and very clear message to the people of Sudan and South Sudan: conflict is not inevitable. The people of Sudan and South Sudan still have a choice, a chance to avoid being dragged back into war. Sudan needs to halt all military actions, including aerial bombardments; give aid workers unfettered access to people in need; and end support... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta soo kormeeray jiida hore ee dhufeysyada degmada Dayniile ee duleedka Muqdisho (Sawiro)

Apr 21, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta  booqasho kormeer ah ku tagay jiida hore ee dhufeesyada  degmada Dayniile ee duleedka Magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay gacanta ku hayaan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa kormeerkiisan ku wehlinayay Wasiirka Gaashaandhigga dowladda Mudane Xuseen Carab Ciise,... 

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo maanta booqday Xabsigga dhexe ee Magaalada Muqdisho (Sawiro)

Apr 21, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta booqday Saldhigga dhexe ee Magaalada Muqdisho, kaa oo ay ku jiraan maxaabiis aad u badan, kuwaa oo dambiyo kala duwan xabsiga ugu jira. Ra’iisul Wasaaraha waxaa booqashadda xabisgga ku wehlinayay Wasiirka Gaashaandhigga ee dowladda KMG Soomaaliya, Xuseen Carab... 

UN council authorizes up to 300 Syria truce monitors

Apr 21, 2012
UNITED NATIONS/BEIRUT (Reuters) – The U.N. Security Council unanimously adopted a Russia-European drafted resolution on Saturday that authorizes an initial deployment of up to 300 unarmed military observers to Syria for three months to help bolster a fragile week-old ceasefire. But the 15-nation council’s move to condition deployment of observers on a U.N. assessment of compliance with... 

Waxgarad Soomaaliyeed oo ku kala sugan Muqdisho iyo Pretoria (Koofur Africa) oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Marxuum Axmed Muxumad Saney.

Apr 21, 2012
Anagoo kala ah:  macalin aadan xareed dahir iyo xaaskiisa xaliimo sacdiyo muuse, cabdi macalin diiriye, faarax dhuuboow salaad, maxamad bare cabdi cabdi, cabdulaahi sabdoow, faarax sheekh mukhtar, ibraahin macalin xusen, muuse cabdulaahi cabdi, cismaan macaw axmad oo dhamaantayo kuwada nool magaalad pretoria ee wadanka koofur africa waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa eheladii iyo qaraabadii... 

AMISOM oo Wax ka Baareeysa Qaraxii Tiyaatarka

Apr 21, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Guddi wadajir ah oo ka kooban quburro ku xeeldheer baaritaannada iyo qaraxyada oo ka kooban AMISOM iyo dowladda KMG ayaa loo saaray baaritaanka qaraxii ay dadka badani ku waxyeeloobeen ee ka dhacay xarunta Tiyaatarka ee Magaalada Muqdisho. Wafula Wamunyinyi oo ah kuxigeenka ergayga gaar ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya oo ku sixiixnaa warsaxaafadeed kasoo baxay... 

Faahfaahin ku Saabsan Weerarkii ka Dhacay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho

Apr 21, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya weerar qasaaro geystay oo shalay gelinkii danbe ka dhacay xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in werarkaasi ay fuliyeen qaar katirsan Maxaabiista oo uu hub gacantooda galay islamarkaasina isku dayay in ay baxsadaan. Inta la ogyahay hal qof ayaa ku dhintay shan kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray... 

Madaxweeyne Shariif oo Xilkii ka Qaaday Wasiir katirsan Dowladda KMG ee Soomaaliya

Apr 21, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweeynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xilkii looga qaaday wasiirka Shaqada iyo shaqaalaha, dhalinyarada iyo Isbootriga Mudane Max’ed Muxiyadiin Mursal, iyadoona sidoo kale isla xilkaasi loo magacaabay masuul kale. Wareegtada kasoo baxday Xafiiska madaxweynaha ayaa lagu shegay in xilka qaadista loo... 

Halkaan ka dhageyso khudbaddii uu Salaadda Jimcaha ka jeediyay Sheekh Maxamed Cabdi Umal masjidka Abuubakar Sadiiq oo ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Apr 21, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Waxaa maanta inoo suurta gashay in khudbaddii uu Salaadda Jimcaha ka jeediyay masjidka Abuubakar Sadiiq oo ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya ay noo soo diraan walaalaha jooga Masjidka.  Cinwaanka khudbada ayaa Xafiduhullah Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxuu ka dhigay (Fadliga salaada Jimcaha.) Fadlan Video-ga hoose ka dhageyso Khudbadda Sheekha ee Salaatul Jimcihii... 

Kenya, Somalia border row threatens oil exploration

Apr 21, 2012
A row between Kenya and Somalia over their maritime border may deter multinational oil companies from exploring for oil and gas offshore east Africa, and a Somali official warned that the argument could escalate. The two coastal nations disagree over the location of their boundary line in the Indian Ocean. At stake are their legal claims to sell rights for exploration and collect revenue from any...