Home » Archive Daily April 22nd, 2012
Xisbiga Tayo oo lagu wado inuu Buuxiyo Booskii (SYL)
Markii qaybis iyo boob lagula dhaqaaqay Qaarada Afrika sanadkii 1884 ayaa Soomaliya kamid noqotay dalalka sida foosha xun looqaybiyey, sababtoo ah waxaa laga dhigay Shan qaybood oo aan marnaba isku soo noqon karin marka laga eego sida loo qaybiyey. Dadaal dheer oo ay galeen dhalinyaradii soomaliyeed ee lagu magac daray SYL ayaa Horseed unoqday inay kuguulaystaan xornimo garsiinta labo Gobol oo kamid...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta xafiiskiisa ku qaabiley wafdi ka tirsan Qaramada Midoobey.
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay wafdi caalami ah ee ka tirsan xubnaha ugu sareeyo ee gudiga madaxa banaan ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadanimadda.
Ra’iisul Wasaaraha iyo Wafidiga ayaa waxay ka wada hadleen arrimaha bini’aadanimo, Xuquuqul Insaanka iyo waliba Xuquuqda haweenka.
Kulanka...
Muslims rights group: Kenyan police executed terror suspect, abducted Muslim rights activist
NAIROBI, Kenya — Armed men pulled two passengers off a bus on the Kenyan coast earlier this month. The body of one man was found two days later with his eyes gorged out, nose chopped off and genitals missing, and a human rights group says Kenyan police executed the man — a terror suspect.
Al-Amin Kimathi of the Muslim Human Rights Forum says the killing of Samir Hashim Khan and the disappearance...
Kenya oo Safaarad ka Furaneysa Soomaaliya [Sawirro]
Muqdisho, Somalia (AOL) – Dowladda Kenya ayaa sheegtay in dhawaan ay ka furaneyso magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya Safaaraddii ay ku lahayd, iyadoona Kenya ay sheegtay in ay diyaar u tahay in ay ka qeybqaadato nabad kusoo dabaalidda dalka Soomaaliya.
Wafdi uu hogaaminayo wasiir ku xigeenka arimaha dibadda dalka Kenya oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa xarunta madaxtooyada...
Afhayeenka Baarlamanka oo Sheegay in Dhawaan ay Bilaabaneyso Xulista Xubnaha Baarlamanka Cusub
Muqdisho, Somalia (AOL) – Afhayeenka baarlamanka KMG ee Soomaaliya Shariif Sheekh Aadan ayaa maanta sheegay in ay bilaabi doonaan soo xulidda baarlamanka Cusub ee uu yeelan doono dalka.
Gudoomiyaha oo maanta dib ugu soo laabtay dalka ayaa warbaahitna u sheegay in xilli uu ku sugnaa garoonka magaalada Muqdisho in ay bilaabi doonaan shirar quseeya soo xulidda xubnaha cusub ee baarlamanka uu yeelan...
Augustine Mahiga oo Sheegay in Shabaab ay Qatar ku Yihiin Ammaanka Puntland iyo Somaliland
Nairobi, Kenya (AOL) – Wakiilka hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa sheegay in xoogagga Al-shabaab ay halis ku yihiin ammaanka Maamul goboleedyada Puntland iyo Somaliland.
Danjire Mahiga ayaa sheegay in Xoogagga Al-shabaab kadib markii looga adkaaday koonfurta Soomaaliya ay u wareegeen dhanka gobollada ay ka arimiyaan maamullada Puntland iyo Somaliland,...
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiir ku xigeenka Arimaha Dibadda Kenya oo Gaaray Muqdisho
Muqdisho, Somalia (AOL) – Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo wasiir ku xigeenka wasaaradda arimaha dibadda Dalka Kenya Richard Onyonka ayaa goordhawayd ka dagay garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde Airport ee magaalada Muqdisho.
Wafdiga ayaa marki uu ka dagan garoonka Muqdisho waxa halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay masuuliyiin katirsan dowladda KMG iyo saraakiil ka socota AMISOM, waxaana loo...
Dagaal Sababay Qasaarooyin Lixaad leh oo Xalay ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Muqdisho, Somalia (AOL) – Dagaal aad u xooggan islamarkaasina sababay qasaarooyin lixaad leh oo soo gaaray dad rayid ah ayaa xalay ka dhacay degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii dagaalyahanno katirsan Al-shabaab ay weerar isugu jira madaafiic iyo qoryaha fudud ku sooq aadeen saldhgiyo ay degmadaasi ku lahaayeen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.
Goobjoogayaal...