Home » Archive Daily April 23rd, 2012

War saxaafadeed kasoo baxay kulan ay Beesha Sade ku yeelatay magalaada Mugdisho April 16, 2012.

Apr 23, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Kulan ballaraan oo ay isugu yimaadeen odayaasha, wax garadka, aqoon yahannada, siyaasiyiinta iyo haweenka beesha Sade oo lagu qabtay magaalada Muqdishu (Hotel Ambassador) taariikhdu markay aheyd April 16, 2012, loogana hadlay marxaladda uu dalku maanta marayo, mustaqbalka ummadda Somaliyed iyo mawaqifta beesha Sade, ayaa waxaa kasoo baxay, dhowr qodob oo kale ah:  Arrimaha... 

Press Release: Somali Draft Constitution Delivered on Schedule

Apr 23, 2012
Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali has today affirmed the finalization of the draft constitution on 20 April 2012 by the Independent Federal Constitution Commission (IFCC) and Committee of Experts (CoE) in conformity with the Charter stipulations, the Roadmap timelines and the Garowe principles. The efforts of the TFG and the IFCC and the CoE was a culmination of eight years of sustained concentration... 

Qoraalkii Dastuurka ee qabyada ahaa oo Xilligii loogu talogalay lagu dhameystiray

Apr 23, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Cabdiweli Maxamed Cali ayaa xaqiijiyey in Guddiga Madaxa bannaan ee Dastuurka iyo Guddiga Khubarada Soomaalida inay Qabyo-Qoraalkii Dastuurka ku soo gabogabeeyeen waqtigii loogu talo galay ee aheyd 20kii April 2012 kanoo waafaqsan Axdiga KMG ah, waqtiyeynta Roadmap ka iyo Heshiisyadii Garoowe. Sanadkii 2004 ayey aheyd markii lagu... 

Dowladda KMG oo Dib u Furtay Isbitalka SOS ee Magaalada Muqdisho

Apr 23, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa dib u furtay isbitalka hooyada iyo dhallaanka ee SOS oo ku yaal degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho, kaasoo ku xirmay dagaalladii ka dhacay magaalada Muqdisho ee u dhexeeya xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada dowladda oo garabsanaya AMISOM. Wasiirka Arimaha gudaha iyo amniga qaranka C/samad Macalim Max’uud oo warbaahinta la hadlay... 

Wasiiru Dowladaha Wasaaradda Isboortiga oo Sheegay in ay Dhisayaan Garoomada Kubadda Cagta ee Dalka

Apr 23, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Wasiiru dowladaha wasaaradda shaqada, shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Isboortiga C/laahi Sheekh Cali ayaa sheegay in dhawaan ay dhisi doonaan garoomada lagu cayaaro kubadda ee uu dalku leeyahay. Wasiiru dowladaha oo maanta shir jaraa’id saxaafadda ugu qabtay xafiiskiisa Muqdisho, ayaa ka warbixiyay shir uu ka qeyb galay oo ka dhacay dalka Ruusha kaasoo looga hadlayay... 

Ahlusunna oo Maamul Goboleed ka Dhiseysa Dhulka ay Maamusho

Apr 23, 2012
Guriceel, Somalia (AOL) – Masuuliyiinta Ururka Ahlusunna Waljameeca ayaa shaaca ka qaaday in ay dhisayaan maamul goboleed kamid noqon doona kuwa haatan dalka ka dhisan. Gudoomiyaha gudiga fulinta Ahlusunna Sheekh Max’ed Yuusuf Xeefoow oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay wadaan qorshe ay maamul goboleed uga dhisayaan gobollada dhexe, isagoona sheegay in ay socdaan la tashiyo ay la... 

Dabaaldegga Sanadguurada Ciidamada Xoogga Dalka oo ka Socoto Muqdisho iyo Ammaanka oo siweyn loo Adkeeyay

Apr 23, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Waxaa magaalada Muqdisho ka socoto munaasabad ballaaran loo luug dabaaldegayo sanadguuradii 52-aad ee kasoo wareegatay aasaaskii ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, iyadoona munasaabadani ay ka qeyb qaadanayaan masuuliyiinta ugu sareeysa ee dowladda Soomaaliya. Munaasabadda ayaa ka dhaceyso Dekedii Hore ee Duqda ee magaalada Muqdisho, iyadoona ay halkaasi ku suganyihiin... 

Ciidamada Itoobiya oo Dad ku Dilay Beledweeyne

Apr 23, 2012
Beledweyne, Somalia (AOL) – Gaadiid ay wateen ciidamada Itoobiya oo marayay mid kamid ah wadooyinka magaalada Beledweyne ayaa la sheegay in lagu weeraray bam gacmeed, taasoo keentay in ay furaan rasaas sababtay dhimashada Afar qof. Ciidamada Itoobiya ayaa la sheegay in ay rideen rasaas fara badan kadib markii uu qaraxa dhacay, waxaana la sheegay in rasaastaasi ay ku dhinteen ilaa afar qof oo...