Home » Archive Daily April 25th, 2012

Ogeysiis muhiim ah: Kitaabka Suwaru Min Xayati Saxaba oo bilaabanaya April 26, 2012.

Apr 25, 2012
Bulshada Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah waxaa lagu wargelinayaa in April 26, 2012 la bilaabi doono Kitaabka Suwaru Min Xayati Saxaba oo ku saabsan Taariikh noolaleedkii saxaabadii RC ajmaciin, waqtiga magaalada Columbus, Ohio ee cariga mareykanka markuu yahay 11:30 pm, waxuuna ka bixi doonaa Qolka BAR AMA BARO oo lagu gali karo Tel. 218- 936 4343, PIN Number 114#, waxaana casharka oo ah mid joogta... 

Madoobe Nuunoow Max’ed oo Sheegay in ay Dib u Dhacday Doorashada Madaxweeynenimada ee uu hore u Iclaamiyay

Apr 25, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Gudoomiyaha baarlamanka KMG Soomaaliya Mudane Madoobe Nuunoow Max’ed oo ay doorteen xildhibaanada baarlamanka garabka kasoo horjeeda Shariif Xasan ayaa maanta sheegay in ay dib u dhacday doorashada Madaxtinimada Soomaaliya oo uu hore u iclaamiyay in ay dhici doonto 30-ka bishan April. Gudoomiyaha oo shir jaraa’id saxaafadda ugu qabtay magaalada Muqdisho ayaa... 

Sheekh Cali Dheere oo Sheegay in Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay ku Go’doonsanyihiin Magaalooyin Kooban

Apr 25, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Afhayeenka Xarakada Al-shabaab Sheekh Cali Max’uud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo mudooyinkii ugu danbeeyay booqashooyin kusoo kala bixiyay qaar katisran degmooyinka gobollada Bay, Bakool iyo Gedo ayaa sheegay in ciidamada dowladda, kuwa Itoobiya iyo AMISOM ay ku go’doonsanyihiin magaalooyin kooban oo katirsan koonfurta Soomaaliya. Sheekh Cali Dheere oo wareysi... 

Wasiirka Gaashaandhigga oo Sheegay in ay Wadaan Dadaallo Dib loogu Dhisayo Ciidamada Xoogga Dalka

Apr 25, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka gashaandhigga dowladda KMG Soomaaliya Mudane Xuseen Carab Ciise ayaa sheegay in ay wadaan dadaallo dib loogu dhisayo ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, isagoona sheegay in dhwaan ciidamada qalabka sida ay la wareegi doonaan ammaanka guud ee dalka. Wasiirk Gaashaandhigga oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay... 

Dad Xalay siyaabo kala duwan loogu Dilay Muqdisho

Apr 25, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Weerarro ay fuliyeen kooxo hubeysan ayaa xalay siyaabo kala duwan uga dhacay degmooyin katirsan gobolka Banaadir, iyadoona weerarradaasi ay ku dhinteen ilaa shan qof halka ay ku dhaawacmeen kudhowaad ilaa todobo qof oo kale. Kooxo hubeysan ayaa la sheegay in xalay ay weerarro ka fuliyeen isgoyska baar ubax iyo Al-baraka, oo ka kala tirsan degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag... 

Ugaaska Beesha Talxe: Aniga ma Wakiilan Axmed Shuuriye Cali ( Bulsho) Waa Been Abuur la iga Sameeyay‏

Apr 25, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ugaas Beesha Talxe Ugaas Cabdi Buulle Kooshin ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay in uu soo wakiishay Axmed Shuuriye Cali (Bulsho) kaasoo Wasaaradda arimaha Gudaha ee dowladda KMG u sheegay in uu wakiil k yahay Ugaaska Beesha Talxe islamarkaasina uu ka qeybqaadan doono ergada ka qeybgaleyso Dastuurka qabyo-qoraalka ah ee lagu wado in dhwaan la ansixiyo Ugaas ayaa sheegay...