Home » Archive Daily April 26th, 2012

Waxbarashada dalka Soomaaliya iyo guud ahaan tirada Ardayda deeqaha loogu diray dibadaha sanadaha 2011-2012 oo kaliya.

Apr 26, 2012
ACW. Sida ku cad cinwaanka qormadan waxaan ku eegi doonaa warbixin ku saabsan waxbarashada delkeena.  Warbixintan waxaan ka soo xiganay ama  ka soo uruurinay barta internetka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare ee Soomaaliya.Sida lala socdo waxaa dalkeena ka socda gurmad ballaaran iyo mashaariic ay wado dowlada fedraalka ah ee Soomaaliya oo kaashaneysa beesha caalamka, taasoo... 

AMISOM warns spoilers against disrupting the peace process

Apr 26, 2012
 The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has said that it will not allow spoilers to sabotage the peace process as the country approaches the end of the transitional period. Speaking during a press briefing in Mogadishu today, the Deputy Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (DSRCC) for Somalia, Honorable Wafula Wamunyinyi observed that as the country draws... 

Baaritaankii Qarixii tiyaatarka oo jaha wareer baahsan ka jiro iyo Hay’adihii amaanka oo gacanta ka baxay

Apr 26, 2012
Xogo hoose oo soo ifbaxay ayaa sheegaya in jahawareer weyni uu ka jiro baaritaankii qaraxii Tiyatarka, taasoo sababtay in Ciidamada Amisom ay bilaabaan Baaritaan iyaga u madax banaan.  Hadaba waxaa isweydiin mudan, maxaa keeney natiijo la’aanta,  kalsoona xumada, iyo iney Amisom faraha lasoo gasho baaritaanka? Waxaa horey loo ogaa in Dowladu u saartey Gudi baaritaankaas, Gudigaasoo uu madax... 

Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya u matala beesha Sade oo 24 saac u qabtey Rai’sal wasaraha Soomaaliya inuu sii daayo saraakisha beesha Sade kasoo jeeda.

Apr 26, 2012
Kulan muhiim ah oo ay maanta isugu yimaadeen xildhibaanada baarlamaanka soomaaliya u matala Beesha Sade ayaa kulankoodaasi kaga hadlay arrimo la xirira saraakiil ka tirsan xafiiska Raisalwasaraha soomaaliya kuwaasi oo lagu eedeyey inay Masuul ka ahayeen qaraxii dhawaan ka dhacay tiyaartarka kuna xiran xabsiga Madaxtooyada. Xildhibaanadan ayaa Ra’isal wasaare Gaas ku til maamay in uu Xafiiskiisa... 

Shirkii maanta ay golaha Wasiirada Soomaaliya ku yeesheen Muqdisho oo looga hadlay qodobo muhiim ah (akhri warsaxaafadeedka oo dhan)

Apr 26, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiiradda ayaa maanta waxaa shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, loogana hadlay warbixinta dastuurka, diyaargarawga shirweynaha weyn ee lagu ansixinayo dastuurka, arrimaha amniga iyo gobollada, dhismayaasha wasaaradda Gaashaandhiga iyo olalaha warbaahineed ee ku aadan wax qabadka dawladda, roadmapka... 

Maamulka gobolka Banaadir oo uga mahadceliyay Hayadda USAID mashaariic horumarineed oo kala duwan oo ay ka wadaan gudaha magaalada Muqdisho (War Saxaafadeed)

Apr 26, 2012
War saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Guddoomiyaha gobolka Banaaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa si weyn looga mahadceliyay mashaaric kala duwan oo Hayadda USAID ay ka waddo gobolka Banaadir. Duqa magaalada Muqdisho ahna guddoomiyaha gobolka Banaadir mudane Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo ku saxiixnaa War saxaafadeedkan ayaa sheegay isaga oo ku hadlaya afka dadka reer Muqdisho iney si weyn uga... 

Munaasabad xalay lagu dhaarinayay Wasiir Cusub oo ka dhacday Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya (Sawiro)

Apr 26, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Munaasab xalay lagu dhaarrinayay wasiirka cusub ee dhaqadda Shaqaalaha, Isbortiska iyo dhalinyaradda Xukuumadda Soomaaliya  isla markaana ay ka soo qeyb galleen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, iyadoona ay munaasabada dhaarta ah lagu qabtay Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka ee magaalada Muqdisho. Munaasabadda ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha...