Home » Archive Daily April 28th, 2012
South African security trainer killed in Somalia
A South African security trainer was killed by his bodyguard in Somalia’s semiautonomous region of Puntland, officials said Saturday.
Puntland’s government said in a statement Saturday that it had launched an investigation into Friday’s killing. The statement identified the man as Lodewyk Pietersen, and said he worked for Saracen International, a security firm that trains...
Israeli ex-intel chief slams PM’s Iran stance
JERUSALEM (AP) — The former head of Israel’s Shin Bet security agency has accused the country’s political leaders of exaggerating the effectiveness of a possible military attack on Iran, in a striking indication of Israel’s turmoil over how to deal with the Iranian nuclear program.
Yuval Diskin said Prime Minister Benjamin Netanyahu and Defense Minister Ehud Barak — who have been...
Somali pirates change tactics to avoid capture
Somali pirates are switching back to using smaller cargo and fishing boats as mother ships, hoping to evade detection as maritime security is stepped up to foil their attacks on merchant vessels, industry and navy sources say.
With the prospect of ransoms worth tens of millions of dollars, Somali pirates continue to threaten vital shipping lanes in the Gulf of Aden and Indian Ocean. Over 20...
Jury convicts Somali man of piracy in US yacht, German ship hijackings
NORFOLK, Va. — A Somali man was convicted of piracy on Friday for his role as a hostage negotiator in the hijacking of a German merchant vessel and U.S. yacht. The four Americans aboard the yacht were shot to death by pirates, and the crew on the other vessel was tortured to get a higher ransom.
Mohammad Saaili Shibin was convicted of the 15 charges he faced, including kidnapping, hostage-taking...
Dowladda Turkiga oo Sheegtay in aysan Dano Gaar ah ka Lahayn Soomaaliya
Muqdisho, Somalia (AOL) – Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in aysan jirin wax dano gaar ah oo ay ka leeyihiin dalka Soomaaliya, balse ay doonayaan oo keliya in ay ka qeybqaataan sidii loo hormarin lahaa Dalka Soomaaliya.
Afhayeenka Wasaaradda Arimaha dibadda Turkiga Selcuk Unal oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda VOA ayaa sheegay in doorka dowladda Turkiga ee arimaha Soomaaliya uu yahay mid muddo...
Nin Aqoonyahan ah oo Xalay Lagu Dilay Magaalada Muqdisho
Muqdisho, Somalia (AOL) – Kooxo ku hubeysan baastoolado ayaa xalay toogasho ku dilay mid kamid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.
Ninkani oo lagu magacaabo Cismaan Tayib ayaa la sheegay in uu kamid ahaa xubnaha loo diyaariyay ansixinta dastuurka Qabyo-qoraalka ah ee la filayo in dhawaan afti loo qaado.
Xildhibaan Cali Afgooye oo kamid...
Dowladda Mareykanka oo Sheegtay in ay Wiiqantay Awoodii Al-shabaab
Muqdisho, Somalia (AOL) – Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay wiiqantay awoodii Al-shabaab, kadib markii ay dagaallo dhinacyo badan ah ku qabsadeen gobollada koonfureed ee Soomaaliya.
Wakiilka Dalka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa sheegay in Al-shabaab ay ku daciiftay dagaaladii ay la galeen ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM.
Masuulkani...
Nin Katirsan Burcad Badeeda Soomaalida oo lagu Maxkamadeynayo Dalka Mareykanka
Nairobi, Kenya (AOL) – Maxkamad ku taal dalka Mareykanka ayaa lasoo taagay nin Soomaali ah oo la sheegay in uu xubin sare ka ahaa kooxaha burcad badeeda afduubka u geysta maraakiibta shisheeye.
Ninkan oo lagu magacaabo Max’ed Shibbiin ayaa lagu eedeeyay in uu ka qeybqaatay falal lagu afduubtay maraakiib iyo weliba hub si sharci darro ah loogu gudbiyay kooxaha burcad badeeda.
Ninkani ayaa...
Xasan Daahir Aweys oo Sheegay in Hubkii laga Helay Siinka Dheer ay iyagu Lahaayeen
Muqdisho, Somalia (AOL) – Sheekh Xasan Daahir Aweys oo kamid ah hogaamiyayaasha Al-shabaab, horena u ahaa gudoomiyihii ururkii Al-shabaab ku biiray ee Xizbul Islaaam ayaa sheegay in hubkii ay xoogagga Al-shabaab ay ka heleen deegaanka Siinka dheer ay lahaayeen iyaga.
Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaaa sheegay in Al-shabaab ay hubka meesha uga soo saareen si aan wanaagsanayn, wuxuuna sheegay in hubkaasi...
Warbixin: Dalladaha Dugsiyada Koofurta Somaaliya.
Soo gudbinta warbixintan waxaa iska kaashaday Wasaaradda Tarbiyada iyo tacliinta Soomaaliya iyo Dalladaha ku bahoobay Dugsiyada gaarka loo leeyahay, waxaana kasoo tarjumnay barta internet-ka ee isla Wasaaradda.
Hordhac. Tan iyo intii u dalka Soomaaliya galay fowdada iyo jahawareerka wixii ka dambeeyay burburkii dowladii dhexe ee uu hogaanka u hayay Alle ha u naxariisteen Madaxweyne Mahammed horaantii...