Home » Archive Daily April 29th, 2012

Xusuuso Suugaantii Abwaan Axmadeey Cabdi Gaashaan oo dhawaan si xun ugu dhaawacmay Tiyaatarkii Qaranka! By Daahir F. Afdheere

Apr 29, 2012
Abwaan Axmaddeey waxaa uu ka mid ahaa dadkii dhawaan ku dhaawacmey qaraxii ka dhacay Tiyaatarka Qaranka, waxaanna isagoo dhaawac ah uu haatan ku dayacan yahay magaalada Muqsisho.  Ugu horeyn inta aanan wax ka xusun suugaantiisii, waxaan walaalaha Soomaaliyeed ka codsanayaa inay u gurmadaan Abwaanka  oo ay u fidiyaan taageero hiil iyo hooba leh. Masawirkaan waa Abwaan Axmadeey Cabdi Gaashaan oo ka... 

Tarikhda Cabdi Bile Cabdi oo ah ordaagii caanka ahaa ee Soomaaliya

Apr 29, 2012
Maanta waxaan inyar isdul taagaynaa tariikhda Ordaaga caan ka ah ee cabdi bile cabdiwaxa uu ku dhashay magalada Laascaanood ee xarunta gobalka sool 28-kii december 1962-dii, waxaa uu tacliintiisii dugsiyada sare ku dhamaystay gudaha dalka somaliya intaa kadib waxa uu dibada ugu baxay waxbarasho jamacadeed wuxuuna ka qalin jabiyay jamacada kutaala dalka maraykanka oo layirahdo George Mason qaybteeda ... 

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kulan la qaatay Uraradda Bulshada Rayidka ah (Sawiro)

Apr 29, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Kulanka maanta uu isugu yeeray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka ah, Iyadoona looga hadlayay Arrimaha Roadmap-ka, Amniga, Dib-u-heshiisiinta, Isgaarsiinta Maamuladda, Dhameystirka Dastuurka, Dib-u-habeynta Baarlamaanka iyo dowlad wanaaga, Iyadoona  dowr muhiin ah ay dowladda... 

Bam gacmeed lagu tuuray Kaniisad ku taala dalka Kenya ay dad badan ku dhaawacmeen.

Apr 29, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Qaraxan ayaa la sheegay in uu ka dhashay bam gacmeed lagu weeraray Kaniisad ay ku jireen dad fara badan, waxaana la sheegay in uu sababay dhimashada 10 qof iyo dhaawaca tiro intaa ka badan. Afhayeenka Booliska Kenya Charles Owina ayaa sheegay in bam gacmeed lagu tuuray goob Kaniisad ah oo ay dad badan isugu yimaadeen, wuxuuna sheegay in ay ku dhaawacmeen 10 qof iyadoona... 

Xiisado Dagaal Oo Ka Taagan Nawaaxiga Deegaanka Buullo Xaaji Ee Gobbolka Jubada Hoose

Apr 29, 2012
Kismaayo, Somalia (AOL) – Xiisadahani dagaal ayaa waxaa ay u dhaxeeyaan dad xoolo dhaqata ah iyo dagaalyahano ka tirsan xarakada Al shabaab Xiisadahan ayaa yimid kadib markii uu khilaaf soo kala dhex galay dagaalyahano Al shabaab oo doonaayay inay xoolo isugu jira ZAKO iyo Taakuleyn ay ka qaadaan dadka xoolaleyda ah, walow xoolaleydii  ay ka diideen islamarkaasina la dagaalameen. Arrintan... 

Shedding light on the truth of the Somali civil war

Apr 29, 2012
  TO:  Ban Ki Moon: United Nations Secretary General ”       Boni Yayi:  Chairman of the African Union ”       Catherine Ashton:  The European Union foreign policy chief ”       Judge Sang-Hyun Song:  President of International Criminal Court ”       Sharif Sheikh Ahmed:  President of the T.F.G. of Somalia   You’re Excellencies, First,...