Home » Archive Daily April 30th, 2012

Somali refugees in Ethiopia’s Dollo Ado exceed 150,000 as rains hit camps

Apr 30, 2012
NAIROBI, Kenya, April 27 (UNHCR) – The UN refugee agency said Friday that heavy rains have hit Somali refugee camps in Ethiopia and Kenya, damaging tents, flooding roads and affecting aid delivery. This comes as the refugee population in southern Ethiopia swells to more than 150,000. “In recent weeks, Dollo Ado in southern Ethiopia has been receiving a weekly average of 450 new Somali refugees.... 

Jury begins deliberating in Somali sex trafficking trial

Apr 30, 2012
NASHVILLE, Tenn. – A federal jury will continue deliberations Tuesday in the trial of nine defendants accused in a sexual trafficking ring operated by Somali gang members. The jury of six men and six women began deliberations on Monday after more than two weeks of testimony in the federal trial in Nashville. They adjourned for the evening and will return Tuesday morning. This is the first trial... 

Somali Mohammad Shibin guilty over Quest hijacking

Apr 30, 2012
A US jury has convicted a Somali man of piracy for serving as a hostage negotiator during the hijacking of an American yacht. Shibin worked as a negotiator from the Somali shore. Mohammad Saaili Shibin was found guilty of piracy, kidnapping and hostage-taking over the 2011 hijacking of the SV Quest, near Oman. Prosecutors said he received at least $30,000 (£18,475) for negotiating ransom payments. The... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta soo kormeeray goobtii la dajin lahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed (Sawiro)

Apr 30, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federalka Soomaaliya, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta kormeer ku tagay goobtii la dajin lahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed. Waxaana Ra’iisul Wasaaraha kormeerkiisa ku wehlinayay qaar ka tirsan golahiisa Wasiiradda iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan. Ugu horeyntii Ra’iisul Wasaaraha... 

Madal cusub oo siyaasadeed oo looga dhawaaqay magaalada Nairobi ee dalka Kenya (Sawiro)

Apr 30, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay, ayna ka soo qeybgaleen dad isugu jira mas’uuliyiin ka tirsan dowladda KMG ee Somalia, Kenya, siyaasiyiin, odayaal dhaqameed, waxgarad iyo qeybaha kale duwan ee bulshada oo lagu qabtay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya 28-kii bishan ayaa looga shaaca looga qaadday madal cusub oo siyaasadeed oo ku soo biirtay kuwa ka jira... 

Hay’adda Nabadsugidda Qaranka oo soo Bandhigtay Rag ku Eedeysan Falal Dil ah

Apr 30, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Hay’adda nabadsugidda Qaranka ayaa soo bandhigtay rag la tuhunsanyahay in ay ka danbeeyeen dil shalay magaalada Muqdisho loogu geeystay askari katirsan ciidamada dowladda KMG Soomaaliya. Agaasimaha guud ee Hay’adda Nabadsugidda Qaranka Axmed Macalim Fiqi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in nimankani ay gacanta ku soo dhigeen looga shakisanyahay in ay iyagu ka... 

Xoogagga Al-shabaab oo Ilbaabada isugu Dhuftay Idaacadda Markableey

Apr 30, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Wararka aynu ka heleyno magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in saaka ciidamo katirsan Al-shabaab ay gudaha u galeen idaacadda Markableey ee magaalada Baardheere. Ciidamadan ayaa la sheegay in uu hogaaminayay gudoomiyaha Degmada Baardheere Barre Qooje, waxaana la sheegay in maamulka idaacadda ay amar ku siiyeen in ay joojiyaan howlaha shaqo islamarkaasina... 

Urur Islaami ah oo ka Dhisan Kenya oo ku Dhawaaqay in ay ku Biireen Al-shabaab

Apr 30, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Urur Islaami ah oo ka dhisnaa dalka Kenya ayaa ku dhawaaqay in ay si rasmi ah ugu biireen xoogagga Al-shabaab ee xiriirka la leh Al-qaacidda, iyagoona sheegay in ay ka qeybqaadan doonaan dagaallada ay Xoogagga Al-shabaab kula jiran dowladda Kenya. Muuqaal ay faafisay Xarakada Al-shabaab ayaa waxa ku duubnaa Sheekh Cali Iimaan Axmed oo ah gudoomiyaha ururka Islaamiga ah... 

Al-shabaab iyo Ciidamada Huwanta ah oo ku Dagaalamay Gobolka Jubada Hoose

Apr 30, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Dagaal aad u culus ayaa degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada Hoose ku dhexmaray ciidamada dowladda, Raaskaambooni iyo kuwa Kenya oo iskaashanaya iyo xoogagga Al-shabaab. Dagaalyahanno katirsan Al-shabaab ayaa la sheegay in ay weerar gaadmo ah xalay saqdi dhexe ku qaadeen saldhig ay ciidamada huwanta ah ku lahaayeen degmada Badhaadhe, waxaana labada ciidan dhexmaray dagaal... 

Is President Sharif Sheikh Ahmed competent enough to lead war-torn Somalia? By Mohamed Tifoow.

Apr 30, 2012
As a young Somali university student still struggling to make it in life, I know how this article could be misinterpreted by those with low mental caliber to label me as an uncouth young man. I ’m however not bothered because somebody has to ask some of these tough questions. If you are one of those that would prefer to be led by an incompetent, corrupt and incapable individual, I suggest you don ’t...