Home » Archive Montly May, 2012

Somalia Conference Opens With High Expectations

May 31, 2012
STANBUL – Somalia needs the backing of other countries to overcome its more than two decades of instability, leaders said Thursday at a meeting in Turkey. Representatives from 54 countries gathered in Istanbul to help Somalia look to the future. Addressing the opening of the two-day Istanbul conference, Somalia’s prime minister, Abdiweli Mohamed Ali, outlined a new vision for his country... 

PRESS RELEASE (For immediate release): Rebuilding lives and livelihoods: Farm Goods Enter Mogadishu Markets Following Successful Joint Operation.

May 31, 2012
Trucks laden with farm produce have begun arriving in Mogadishu following a joint operation by the Somali National Army and AMISOM to open up the Afgooye corridor.  Over the past 4 days, dozens of vehicles have traversed the 30 km stretch of road between the Somali capital and the agricultural town of Afgooye on the Shabelle River, bringing fresh fruits and vegetables to Mogadishu’s busy markets. In... 

Ugaaska beesha Sade oo xaflad soo dhaweyn ah loogu qabtay Nairobi.

May 31, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay, laguna soo dhaweynayey Ugaaska guud ee beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Cumar Ugaas Xirsi ayaa shalay  oo taariikhdu aheyd 30/05/2012 lagu qabtay hotelka Karmal, magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya, taasoo ay ka qeybgaleen dad isugu jiray siyaasiyiin, waxgarad, aqoonyahanno, dhallinyaro, haween iyo qeybaha kale duwan ee bulshada. Xafladda... 

Somali Islamist bastion to fall ‘by August’: Kenyan army

May 31, 2012
By Peter Martell (AFP)–13 hours ago NAIROBI — African Union troops will seize the last key bastion of Somalia’s Al-Qaeda linked Shebab insurgents within three months, Kenya’s army chief boasted Wednesday, as pressure mounted on the Islamists. Hardline Shebab fighters are now left with the port town of Kismayo as the last major town they control, and have in recent months switched to... 

Can Muslim Brotherhood unite Egypt?

May 31, 2012
By Mohammed Ayoob, Special to CNN updated 8:56 AM EDT, Wed May 30, 2012 Egyptian Muslim Brotherhood presidential candidate Mohamed Morsi holds a news conference in Cairo on Tuesday. Editor’s note: Mohammed Ayoob is University Distinguished Professor of International Relations at Michigan State University and adjunct scholar at the Institute for Social Policy and Understanding. (CNN) —... 

Wafdigi Ahlusunna ugu qayb gali lahaa Shirka Turkiga oo u anbabaxay Istanbuul iyo xaal laga garay muranki tagna.

May 30, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Waxa manta Magaalada Muqdisho ka dhoofay  Wafdigi Ahlusunna Waljamaca ugu qayb galilahaa Shirka ka dhacaya Magaalada Istanbuul ee Wadanka Turkiga.  Wafdigaan aya waxaa hogaaminaya  Gudomiyaha Ahlusunna Waljamaaca ee Gobolada Konfureed kana mid ah Saxiixeyaasha Heshiiska Roadmap Sh. Maxmed Maxmuud Yusuf Aw-libaax.Gudomiyaha oo inta u garoonka Adan Cade ee Magaalada... 

Tacsi ku socota qoyska iyo qaraabada Rabbi ha u naxariistee marxuum Xildhibaan Xasan Cabdi Xiiray (Xasan Deer) oo dhawaan ku geeriyooday dalka Sweden.

May 30, 2012
Anaga oo ah dadka uu magacooda hoos ku xusan yahay, kana tiiraaneysan geeridii naxdinta laheyd ee dhawaan ku timid marxun Xildhibaan Xasan Cabdi Xiiray (Xasan Deer) oo dhawaan ku geeriyooday dalka Sweden.  Waxaan leenahay Rabbi marxuumka ha u naxariisto, janadiisana ha geeyo, qoyska iyo qaraabada uu ka tagayna samir iyo iimaan haka siiyo.  Aamiin, Aamiin. Liiska magacyada sida wada jirka ah... 

Shirkii Istanbul uga socday Qeybaha Bulshada iyo Odayaasha dhaqanka oo ku sigtay in lagu kala dareero iyo Fashil.

May 29, 2012
Istanbul, Turkey (AOL) – Iyadoo maalintii saddexaad Magaalada Istanbul uu ka socdo shirka loogu tala galay Odayaasha dhaqanka  iyo Qeybaha Bulshada Soomaaliyeed ayaa maanta galay xaalad xasaasi ah, kadib markii shirka uu maanta ka soo qeyb galay Gudoomiyaha Xilkiisa lagu Muransanyahay ee Shariif  Xasan Sheekh Aadan. Qaar ka mid ah ka qeyb galayaasha shirka ayaa durba markii ay isha saareen... 

Kolonyada uu la socday Madaxweynaha oo lagu wareeray agagaarka deegaanka Calamada, yaa ka danbeeyay weerarkaas?

May 29, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Kolonyada Wafdigii uu hogaaminayay Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa lagu weeraray wadada isku xirta deegaanka Calamada iyo Ceelasha Biyaha, xilli ay ka soo laabteen degmada Afgooye oo maanta markii u horeysay lix sano kadib booqasho uu ku tagay, maalmo kadib markii Xarakada Al-Shabaab laga saaray. Sida ay sheegayaan wararka Madaxweynaha ayaa si nabdoon... 

Violence flares after Egypt election results

May 29, 2012
By AYA BATRAWY | Associated Press CAIRO (AP) — A mob set fire late Monday to the campaign headquarters of one of the two Egyptian presidential politicians facing each other in a runoff that will decide a new leader after last year’s popular uprising, the first sign of unrest after the voting yielded divisive candidates. The attack on Ahmed Shafiq’s office came just hours after the country’s...