Home » Archive Daily May 3rd, 2012

Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex oo Tacsi u diray ehelkii iyo Umadda Soomaliyeed e ay ka geeriyoodeen Xildhibaanaddii Qaraxii Dhuusamareeb ku dhintay.

May 3, 2012
Mudane Cabdiwaaxid Cilmi Cumar (Goonjeex) oo ka mid ahaa Raysal wasaarayaashii Soomaray dalka Somaliya oo asagu haatan ku sugan magaaladda Muqdisho ayaa tacsi u diray guud ahaan ehelkii iyo qaraabaddii ay ka geeriyoodeen Xildhibaanadda kala ah: Cabdiwali Shikh maxamed Aw maxamuud iyo Xildhibaan Seeraar oo 1-dii bishaan May qarax lagula eegtay magaaladda Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud. Xurmadle... 

Wasiirka arrimaha gudaha Somali Central State oo la kulmay baarlamaanka maamulka SCS (Sawiro)

May 3, 2012
Caabudwaaq, Somalia (AOL) – Wasiirka Arimaha Gudaha Maamulka Somali Centeral State, Faarax Aaran  Maxamuud oo dhawaan soo gaaray magaalada Caabudwaaq ayaa kulan balaaran la qaatay golaha baarlamanka ee maamulkaasi. Kulankan ayaa wasiirku waxaa uu golaha uga warbixiyey golihii baarlamaanka ee uu la kulmay socdaalkiisa uu ku yimid gobolada dhexe, waxaana uu sheegay in ay tahay mid uu Ku ogaanayo... 

Munaasabad lagu taageerayo Maamulka Bartamaha Soomaaliya ee SCS oo maanta lagu qabtay Caabudwaaq (Sawiro)

May 3, 2012
Caabudwaaq, Somalia (AOL) – Munaasabadan oo ka dhacday Centre-ka Xaafada Octobar ee Degmada Caabudwaaq ayaa waxaa ka soo qayb galay Ganacsatada deegaanka degmada Caabudwaaq, Golaha Dhaqanka deegaanka, dalada haweenka ee IFTIN iyo marti sharaf kale. Maamulka bartamaha Soomaaliya ee Soomaali Central State ayaa waxaa ka joogay madasha lagu taageerayay Madaxwayne ku xigeenka Maamulka SCS Maxamed... 

War-saxaafadeed: Shirkii Golaha Wasiirada maanta oo looga hadlay qodobo muhiim ah (Sawiro)

May 3, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) - Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo shirkani uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxaana shirkan looga dhagaystay warbixino Gudiyo loo xilsaaray shirka ay isgu imaanayaan hogaamiyayaasha dhaqanka kaas oo lagu wado inuu si rasmi ah u furmo 05-05-2012. Gudiyada loo... 

Guddoomiyaha Degmada Doolow oo dalka kusoo laabtay (Sawiro)

May 3, 2012
Doolow, Somalia (AOL) – Gudoomiyha dgemada Doolow Soomaaliya mudane Cabdirashiid Xasan Cabdinuur iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo ayaa maanta soo gaaray gobolka Gedo kaddib socdaalo ay kusoo mareen wadamada dariska la ah Soomaaliya. Wafdiga gudoomiyha oo ay wehliyeen saraakiil ka tirsan dawlada Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray gobolka Gedo ayagoona kasoo dagay degmada Mandera kadibna... 

The Government of Somalia celebrates World Press Freedom day

May 3, 2012
Mogadishu, 3rd May 2012  – Today the Transitional Federal Government of Somalia celebrated the efforts of Somali journalists in keeping the public informed and expressing the opinions of our pluralistic nation. Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali applauded the media efforts stating: “A free and independent media plays an essential role, enabling access to public information, presenting balanced... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay qeybaha kala duwan ee Bulshada.

May 3, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshadda, sida Ururada ,Xubno ka tirsan Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljamaaca, iyo dhalinyaradda. Kulanka ayaa waxaa looga hadlayay Arrimaha Road-map-ka Amniga, Dib-u- hashiisiinta, Dhameystirka Dastuurka iyo sidii looga bixi lahaa Kumeel gaarnimada oo loo heli... 

AU Special Representative congratulates Somali journalists for their contribution towards the peace process.

May 3, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) -  On the occasion of the World Press Freedom Day today, the Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Boubacar Gaoussou Diarra has congratulated Somali journalists for their continued contribution towards the peace process despite the harsh environment in which they operate. Ambassador Diarra noted that through...