Home » Archive Daily May 4th, 2012

Hundreds of Kenyan youth trained by Somali militants pose threat to nation, official says

May 4, 2012
NAIROBI, Kenya — Hundreds of Kenyan youth who have trained with al-Qaida-linked militants in neighboring Somalia have returned home and now pose a major security threat to this East African nation, a top police official said Friday. Police Commissioner Mathew Iteere said that a Kenyan man trained by al-Shabab militants in Somalia hurled a grenade into a church last Sunday, killing two people and... 

Kulan lagu soo dhaweeyay Waxqabadka Wasaaradda Gaashaandhigga oo maanta lagu qabtay Muqdisho (Sawiro)

May 4, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Kulan lagu Taageerayay isbedellada ay wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ka sameysay xagga amniga dalka oo ay ka qeyb galleen saraakiil sarre oo ka tirsan Ciidamada Xogga dalka iyo qeybaha Bulshada ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Kulanka oo ay soo qaban qaabiyeen qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed  ee Qurbajoogta ah ayaa waxa lagu taageerayay Horumarrada isdaba... 

Wadfi uu hogaaminayo duqa Muqdisho oo u amba baxay dalka Turkiga (Sawiro)

May 4, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Waxaa goor dhow garoonka diyaaraha caalamiga ah ee Aadan Cadde ka  duulay wafdi uu hogaaminayo duqa magaalada Muqdisho ahna guddoomiyaha  gobolka Banaadir oo ku sii jeeda magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga. Socdaalka wafdiga duqa Muqdisho ee dalka Turkiga uu ku tagayo ayaa  yimid kadib casuumaad rasmi ah oo dowladda hoose ee XAMAR ay ka heshay  dhigeeda magaalada...