Home » Archive Daily May 6th, 2012

Isku day dil lagu sameeyay Suldaan Fiqi Saciid Suldaan Faqi, Suldaanka beeshaTunni shan Gamaas iyo shan Toore (Dhageyso wareysi)

May 6, 2012
Jaaliyadda Somaliyed ee Waqooyiga Ameerika waxey aad iyo aad uga soo horjeedaa una Cambaareyneysaa fal Argagaxiso iyo Isku day dil oo lagu sameeyey SULDAAN FAQI SACID FAQI SULDAANKA BEESHA TUNNI SHAN GAMAAS IYO SHAN TOORE looguna geystey Qolkii uu ka deganaa Dugsiga Tababarka Boliiska Muqdisho halkaas oo ay dejisey UNPOS iyo Dawladda Somalia. Waxaa Suldaanka Qolkiisa ugu gashey Haweeneey la yiraahdo... 

Qurbajoog iyo oday dhaqameedyo beesha Sade ka tiran oo loo diiday in ay ka dhoofaan garoonka diyaaradaha ee Mandheera baasabooradii ay wateena laga qaatay

May 6, 2012
Mandheera, Kenya (AOL) – War goor dhow naga soo gaaray Degmada Mandheera ee dalka Kenya ayaa sheegaya in qurbajoog iyo oday dhaqameedyo beesha Sade ka tirsan oo doonayay in ay ka dhoofaan garoonka diyaaradaha Degmada Mandheera ay ciidamada dowladda KENYA u diideen in ay halkaas ka dhoofaan, kaddibna baasabooradii ay wateen laga qaatay. Qurbajoogtaan oo waayadaanba ku sugnaa deegaanada Mandheera... 

Raali galin ku socota Suldaan Cabdiqani Suldaan Xaaji Cali Baale iyo guud ahaan beesha uu Suldaanka u yahay ee Cali Ibraahim (reer Biciid yahan)

May 6, 2012
Shabakadda AOL waxay Suldaan Cabdiqani Suldaan Xaaji Cali Baale oo ah Suldaanka guud ee beesha Cali Ibraahim (reer Biciidyahan) iyo guud ahaan beesha uu Suldaanka u yahay ka raali galineysaa qoraal maanta si qalad ah ugu soo baxay Shabakadda Allgedo Online, kaasoo ay ku qornaayeen hadalo meel ka dhac ku ah sharafta Suldaan Cabdiqani iyo tan beel weynta reer Biciidyahan. Haddaba, anaga oo si weyn uga... 

Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Wadamada ee WFP (Sawiro)

May 6, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) - Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga Cabdulahi Goodax Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Stefano Porretti oo ah Wakiilka Wadamada ee WFP. Kulanka ayaa waxaa looga hadlayay arrimaha gargaarka iyo kuwa bini’aadanimo sidii wax looga qaban lahaa. Kulanka kadib ayaa waxaa ugu horeyn saxaafadda la hadlay Wasiirka Qorsheynta Cabdulaahi Goodax Barre oo sheegay in... 

Wareegto ka soo baxday Maamulka Somali Central State oo lagu magacaabay Maamulka Degmada Caabudwaaq.

May 6, 2012
Wareegtadaan oo si toosa oga soo baxday xafiiska madaxwayne ku xigeenka maamulka Bartamaha Somaliya ee Somali Central State mudane Maxamed Xayir Nuur ayaa lagu magacaabay gudoomiyaha degmada Caabudwaaq iyo ku xigeenkiisa, waxaana wargeetadan ka soo baxday madaxweyne ku xigeenka maanta saxaafada u aqriyay wasiirka arimaha gudaha ee maamulka SCS faarax Aaran Cigaal waxaana uu yiri Madaxwayne ku xigeenka... 

Liiska magacyada oday dhaqameedyada loogu tala galay in ay soo xulaan ergooyinkii ansixin lahaa Dastuurka qabyada ah oo gaaraya 135 oday.

May 6, 2012
Shabakadda AOL ayaa waxaa u suurta gashay in ay hesho liiska magacyada oday dhaqameedyada loogu tala galay in ay soo xulaan ergooyinkii ansixin lahaa Dastuurka qabyada ah, kuwaas oo sida la sheegay ay tiradooda gaari doonto 825 xubnood.  Liiskaan oday dhaqameedyada oo uu tirsigiisu gaarayo 135 ayay wararku sheegayaan in aanay wada aheyn Oday dhaqameedyadii soo jireenka ahaa ee lagu soo dary kuwo aan... 

Bloodied but not beaten, Floyd Mayweather Jr. beats Miguel Cotto by unanimous decision

May 6, 2012
LAS VEGAS – Just a few weeks before he heads to jail for the  summer, Floyd Mayweather Jr. earned a bit of cash for the canteen on Saturday by lifting the World Boxing  Association super welterweight title from Miguel Cotto. Floyd Mayweather Jr. called Miguel Cotto “the toughest guy” he ever fought. (Getty Images)Mayweather won a unanimous decision at the MGM Grand  Garden, taking...