Home » News »

Liiska magacyada oday dhaqameedyada loogu tala galay in ay soo xulaan ergooyinkii ansixin lahaa Dastuurka qabyada ah oo gaaraya 135 oday.

Shabakadda AOL ayaa waxaa u suurta gashay in ay hesho liiska magacyada oday dhaqameedyada loogu tala galay in ay soo xulaan ergooyinkii ansixin lahaa Dastuurka qabyada ah, kuwaas oo sida la sheegay ay tiradooda gaari doonto 825 xubnood.  Liiskaan oday dhaqameedyada oo uu tirsigiisu gaarayo 135 ayay wararku sheegayaan in aanay wada aheyn Oday dhaqameedyadii soo jireenka ahaa ee lagu soo dary kuwo aan waligood oday dhaqameed noqon, balse arrimo siyaasadeed awgood liiska loogu darsaday.

Waxaa intaasoo dhan kasii daran ayada oo oday dhaqameedyadii soo jireenka ahaa qaarkood dinwaanka loogu qoray TITLE ka duwan kii ay lahaayeen ama aanan gebi ahaanba wax Title ah la siinin.

Waa kan hoose Liiska Oday dhaqameedyada Muqdisho lagu casuumay ee maanta nasoo gaaray:


Digil iyo Mirifle Traditional Elders List:

 

1.  Yusuf Abdiyow – beesha Eelaay

2.  Malaaq Xasanow Cumurow- beesha Hariin

3.  Mohamuud Xasanow Macalin- beesha Leysaan

4.  Macallin Cali Barre- beesha Jaroon

5.  Xaaji Xasan Gaale Nuunow (wakiil) – beesha Haraaw

6.  Malaaq Madey Malaaq- beesha Macalin weyne

7.  Malaaq Malabow Malaaq Xasan- beesha Garwaale

8.  Sheekh Aadan Gardhuub- beesha Reer Dumaal

9.  Sheekh Aamin Barwaani- beesha Eimid

10. Malaaq Deerow Malaaq Yacquub- beesha Disow

11. Kuusow Maxamed Maxamuud (Wakiil) – beesha Qoomaal

12. Shariif Muxidiin- beesha Asharaaf

13. Malaaq Cali Shiine – beesha Waanjeel

14. Osman Ibdiyo Enow – beesha Heledle

15. Malaaq Maxamuud Maxamed Cabdi- beesha Hadame

16. Malaaq Isaaq Ibraahim Xuseen- beesha Luwaay

17. Ibraahim Macallin Ali (Wakiil) – beesha Geelidle

18. Hassan Buule Abdulle (Wakiil) – beesha Jilible

19. Malaaq Xasan Shuuri- beesha Hubeer

20. Cabdirashiid Sheekh Cabdisalaam- beesha Yantaar

21. Ahmed Aadan Laamow- beesha Gowaabwiin

22. Maxamed Cali Xussen- beesha Gasaaragud

23. Malaaq Cabdulqaadir Aadan Mataan- beesha Eeyle

24. Siidow Maadow- beesha Shanta Caleemood

25. Cusmaan Axmed Cabdi- beesha Geledi

26. Suldaan Faqi Saciid Faqi- beesha Tunni

27. Suldaan Buube Suldaan Abdalla Buube- beesha Bagadi

28. Warsame Ibraahin Caliyow Ibrow- beesha Jiide

29. Aadan Ali Macalin Banin- beesha Gare

30. Siidey Xaaji Maxamed Nuur- beesha Dabare.

Darood Traditional Elders List:

31. Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sokor- beesha Maxamed Subeer

32. Suldaan Faarax Suldaan Cusman (Nageeye) – beesha Maqaabul

33. Ugaas Hussein Ugaas Cismaan (Nur) – beesha Tolomooge

34. Ugaas Maxamed Ugaas Hassan (Shangolow) – beesha Bahgari

35. Ugaas Cumar Ugaas Xiireey- beesha Cawlyahan

36. Ugaas Cabdulqaadir Ugaas Cusmaan Ugaas Aaden- beesha Bartire

37. Suldaan Maxamed Axmed Cabdulle Suldaan Burtinle – beesha Awrtable

38. Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin- beesha Dashiishle

39. Garaad Jaamac Garaad Cali- beesha Dhulbahante

40. Garaad Saleebaan Garaad Maxamed – beesha Dhulbahante

41. Ugaas C.llaahi Ciise Nuur- beesha Dhulbahante

42. Garaad C.llaahi Soofe Duraan- beesha Dhulbahante

43. Maxamuud Ugaas Axmed- beesha Leelkase

44. Suldaan Subeyr Xaaji Maxamuud- beesha Leelkase

45. Sultan Saciid Sultan Cabdisalan Sultan Cali- beesha Warsangeli

46. Suldaan Maxamed Cabdullaahi Cartan- beesha Warsangeli

47. Burhaan Boqor Muuse – beesha Cismaan Maxamuud

48. Islaan Bashiir Islaan Cabdulle – beesha Cumar Maxamuud

49. Suldaan Saciid Maxamed Garaase- beesha Ciise Maxamuud

50. Beeldaaje Jaamac Cabdullahi Beeldaje- beesha Cali Saleebaan

51. Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin Beeldaaj- beesha Suwaaqroon

52. Suldaan Cabdiqani Suldaan Xasan Xaaji Cali Baalle- beesha Reer Baciidyahan

53. Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax Beeldaaje Maxamuud- beesha Cali Jibraìil

54. Ugaas Mohamed Ugaas Hashi Ugaas Hirsi (beesha Mareexaan)

55. Nabaddoon Cabdulle Cabdi Ibraahin- beesha Mareexaan (Hawraarsame)

56. Hussein Deer Caddaawe / Mohamed Hassan Yarow- beesha Mareexaan (Reer Xasan)

57. Ibrahin Mohamed Aaden- beesha Mareexaan (Uurmidig)

58. Axmed Barre Cali Xaabbuun - beesha Mareexaan (Galgaduud)

59. Sheekh Hassan Hussein – beesha Mareexaan (Galgaduud)

60. Hassan Cilmi (Xasan Yare) – beesha Mareexaan – Galgaduud.

Hawiye Traditional Elders List:

61. Ugaas Saciid Ugaas Maxamed Carab- beesha Duduble

62. Jaamac Rooble Sabriye- beesha Duduble

63. Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde- beesha Murusade

64. Maxamed Axmed Yalaxaw- beesha Murusade

65. Xasan Axmed Sabriye- beesha Murusade

66. Suldaan Maxamed Suldaan Muuse Xaaji Lugoloox- beesha Sheekhaal

67. Faarax Ugaas Muumin- beesha Xawaadle

68. Nabaddoon Cali Maxamed Oosbito- beeshaXawaadle

69. Axmed Cabdi Caalin- beesha Xawaadle

70. Maxamuud Cabdullaahi Yuusuf- beesha Xawaadle

71. Imaam Maxamed Yusuf Cali- beesha Mudulood

72. Ugaas Maxamud Cali Ugaas- beesha Mudulood

73. Xuseen Guure Calasow- beesha Mudulood

74. Cabdi Abshir Gudde- beesha Mudulood

75. Maxamed Cabdi Shiddo – beesha Mudulood

76. Ugaas Cumar Ugaas Cismaan Ugaas Cilmi- beesha Mudulood

77. Warsame Ali Suuleey- beesha Mudulood

78. Ugaas Mire Maxamed Ducaale- beesha Saruur

79. Ugaas Xasan Ugaas Maxamed- beesha Cayr

80. Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax- beesha Saleebaan

81. Nabaddoon Axmed Diiriye Cali- beesha Saleebaan

82. Maxamuud Axmed Aaden Caddaawe- beesha Sacad

83. Garaad Aadan Cilmi Qoorweyne- beesha Sacad

84. Maxamed Axmed Xasan / Ugaas Xuseen Maxamed Daud- beesha Silcis

85. Islow Abukar Islow Xasan – beesha Wadalaan

86. Ugaas Cabdiraxman Ugaas Cabdullaahi Ugaas Muxamad- beesha Gaaljecel

87. Cabdi Xuseen Cabdulle- beesha Dagoodi

88. Islaw Maxamed Wabar Axmed Wabar Cabdi- beesha Baadicadde

89. Islaw Cabdinasir Ugaas Nuurre Ugaas Cismaan- beesha Jiidle

90. Wabar Geedi Wabar Xasan Wabar Kutubow- beesha Jijeelle.

Dir raditional Elders List:

91. Suldaan Cabdillaahi Kibaar Faarax- beesha Samaroon

92. Nabadoon Abiib Maxamed Maxamuud- beesha Samaroon

93. Suldaan Mohamed Aadan Ashkir- beesha Samaroon

94. Suldaan Diiriye Geelle Cali- beesha Samaroon

95. Caaqil Idriis Jaamac Ciiltire- beesha Ciise

96. Caaqil Maxamuud Jaamac Boqorre (wakiil) – beesha Ciise

97. Caaqil Maxamuud Ibraahin Sahal- beesha Ciise

98. Feysal Boodhle Caddaawe (wakiil) – beesha Ciise

99. Suldaan Maxamed Cabdulqaadir- beesha Cidagale

100. Boqor Raabi Jilaal- beesha Cidagale

101. Suldaan Maxamed Suldaan Xasan Bulbul- beesha Habar Yonis

102. Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani- beesha Habar Yonis

103. Suldaan Xamid Aadan Mataan- beesha Habar Yoonis

104. Suldaan Xuseen Cabdi Cabdullaahi Arab

105. Suldaan Xuseen Suldaan Xaaji Cabdillaahi- beesha Arab

106. Suldaan Xasan Ibraahin Ismaaciil- beesha Habar Awal

107. Suldaan Maxamed Aadan Sheikh (Ciise Muuse) – beesha Habar Awal

108. Cabdiraxman Aadan Cali Aadan- beesha Habar Awal

109. Boqor Cusmaan Maxamuud Buurmadow – beesha Habar Jeclo

110. Siciid Diiriye – wakiil (Suldan Mustafe Maxamed- beesha Habar Jeclo

111. Faarax Maxamuud Maxamed – wakiil (Suldaan Cali Xirsi Axmed) – beesha Habar Jeclo

112. Toljeclo- beeshaToljeclo

113. Suldaan Ibraahim Cali Suldaan Xaaji Cabdalle Ciise – wakiil- beeshaBiyamaal

114. Ugaas Aaden Diiriye Ibrahin –wakiil – beesha Biyamaal

115. Nabaddoon Cumar Abshir Cumar Ismiin- beesha Biyamaal

116. Ugaas Saalax Cabdinur / Ugaas Xuseen Xaaji Cumar- beesha Surre

117. Ugaas Cabdiraxmaan Xaaji Xuseen / Ugaas Maxamed Khaliif Ibraahim- beesha Surre

118. Ugaas Cabdixakiim Ugaas Maxamed- beesha Bajamaal

119. Ugaas Maxamed Buulle Jiirow- beesha Warday

120. Siid Axmed Sheekh Cabdullaahi Sheekh Ibraahin- beesha Ow Siciid.

Beesa 5aad Traditional Elders List:

121. Ugaas Aweys Xuseen Honero- beesha Mushunguli

122. Suldaan Maxamed Osman Orow / Ugaas Xaaji Xuseen Maxamadow- beesha Hintiro

123. Ugaas Cali Ugaas Xasan Ugaas Raage- beesha Makanne

124. Imaam Cusmaan Maxamed Cusmaan- beesha Banaadiri

125. Nabadoon Suufi Muude Cali (Bandhabow) – beesha Banaadiri

126. Ugaas Amiin Cali Muumin- beesha Barawaani

127. Ugaas Maxamed Bashiir Ugaas Xasan- beesha Rootis – madhibaan

128. Suldaan Axmed Jaamac Xirsi- beesha Rootis – Yibir

129. Faarax Gacal Guuleed – beesha Rootis – tumaal

130. Suldaan Cabdixaliim Cabdimaalik Yusuf- beesha Ajuuraan

131. Ugaas Abdulkadir Ugaas Ahmed Der / Ugaas Mohamed Ugaas Cabdullaahi- beesha Reer Aw Xasan

132. Suldaan Cabdulqaadir Cumar Faarax- beesha Carab Saalax

133. Ugaas Saalax Maxamud Cabdi- beesha Carab Soomaali

134. Ugaas Cabdi Guure Ugaas Maxamed- beesha Garjante

135. Barakaale- beesha Baajuun.

———–
Cusmaan M. Barre, Muqdisho/Somalia.

 

 

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.