Home » Archive Daily May 8th, 2012
A Tribute to Somali Patriot Abdihayi Osman Garaad
Today, we lost Abdihayi Osman Garad, a true Somali patriot, a polished intellectual, a man of great integrity, a peace activist, and a courageous Somali who devoted his life to the resuscitation of the Somali state.
It was completely shocking and unbelievable that Abdihayi Garaad suffered brain hemorrhage yesterday and was rushed to the Nairobi Hospital in Kenya where he passed on this afternoon. ...
Ugaaska Sade Bari iyo Golaha dhaqanka oo maanta go’aamiyay in la sugo amniga Caabudwaaq iyada oo looga dambaynayo maamulkii hore inta laga soo samaynayo mid ay dadku leeyihiin.
Caabudwaaq, Somalia (AOL) – Kulan balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen golaha dhaqanka degmada Caabudwaaq ee Beesha Sade iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan oo ay ugu horeeyaan Haweenka degmada, Dhalinyarada, aqoonyahanka, ayaa maanta ka dhacay Xarunta mashruuca ee magaalada Caabudwaaq.
Kulankan oo daba socday kulamo horay oga kala dhacay Degmada Caabudwaaq iyo Dhuusamareeb ayaa gabagabdiisa...
Ahlusuna oo saaka dhigtay ciidamo wadooynka soo gala Caabudwaaq iyo xildhibaano ka qeyb qaatay howlgalkooda.
Ahlusuna oo Saaka dhigtay ciidamo wadooyinka Soo gala Caabudwaaq
Gaadiid iyo Ciidamo ka tirsan Ahlusuna ayaa saaka lagu arkayaa wadooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa Caabudwaaq Lama oga ujeedada ka dambaysa ciidamadan la daadiyay wadooyinka waxaana ay bilaabeen baaritaan guud oo ay ku samaynayaan saaka gaadiida dadweynaha iyo dadka marya wadooyinka soo gala Caabudwaaq iyo Kuwa Ka baxaya.
Sargaal...
Kulan wadatashi ah oo Xisbiga TAYO iyo Jaaliyada New England Ku dhex maray Magaalada Boston ee dalka Maraykanka (Daawo sawiro)
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo markii ugu horeysay mideysay somalida ku nool gobolada laysku yiraahdo New England ee dalka maraykanka ayaa ka dhacday magaalada Boston ee Gobolka Massachusetts, Xafladaasi oo aheyd mid loogu mahad celinayay Raiisul wasaarihii Hore ee Somaliya ahna Xoghayaha Guud ee ururka Siyaasiga ee TAYO Mohamed Abdulaahi Mohamed Farmaajo wax qabadkiisii wanaagsanaa...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galay kulan Amniga looga hadlayay oo maalintii labaad uga soconayay Xalane iyo kulamo uu la qaatay Saraakiil ka tirsan UN-ka, Mareykanka & Midowga Yurub (Sawiro)
Muqdisho, Somalia (AOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo qaar ka tirsan Golihiisa Wasiiradda ayaa maalintii labaad kulan uga soconayay Xarunta taliska AMISOM ee Xalane kaa oo looga hadlayay arrimaha amaanka dalka.
Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Gudiga Wada jirka Amniga oo ay ku mideysan yihiin Qaramada Midoobey,TFG-da, Ahlusunna, Galmudug, Puntland, IGAD,...
Killers of Somali journalist must be brought to justice – UNESCO chief
UNESCO Director-General Irina Bokova. UN Photo/UNESCO/Danica Bijeljac
The head of the United Nations Educational, Scientific and Cultural Organization (UNESCO) today called on authorities in Somalia to bring to justice those responsible for the murder of radio journalist Farhan James Abdulle.Mr. Abdulle, 27, was shot dead on 2 May by unidentified gunmen in the village of Garsoor in Central Somalia....
Odayaal dhaqameedka iyo ansixinta Dastuurka Qabyo Qoraalka ee aan ehelka u aheyn umadda Soomaaliyeed – By Dr Dahir Nur Jama (Dr Truman/ PLJ)
Adduunka horey u marey wuxuu ku horu marey feker wanaagsan ee cidna iskama horumarin, horumarkuna waa aas aaska nolosha aadamiga. Laakiin nasiib darro Soomaali haddii aan nahay waxaan qaadannaa had iyo jeer feker wax duminaya, ummadda kala fogeynaya , kala qoqobaaya weliba fekerrada qaarkood waaba “Racism ama cunshurinimo qayaxan” sida 4.5 oo kale ama ” shan iyo badh ama bar“....
Draft Constitution challenges Somalia’s will for nationhood – By Mr. Mohamud M Uluso
The debate on the Constitution-Making Process in Somalia shifted to a perilous level after the international community demanded IGAD to submit the list of the critics –labeled “spoilers” of the peace process of Somalia for referral to the International Criminal Court and to the UN Security Council for uncontestable harsh punishment. Compulsory acceptance or legitimate rejection with severe consequences...
