Home » Archive Daily May 11th, 2012

Commentary: United Nations is getting Somalia all wrong … again!

May 11, 2012
By Joakim Gundel The UN Special Representative of the Secretary-General for Somalia, Augustine P. Mahiga, and head of United Nations Political Office for Somalia (UNPOS) appear in need of a serious reality check. The latest statement by his office in which he is “congratulating the Somali people and the TFG on the inauguration of the Traditional Elders in Mogadishu on May 5” is disappointing to... 

Somali-Americans close Wells Fargo, US Bank accounts over remittances

May 11, 2012
by Laura Yuen, Minnesota Public Radio May 11, 2012 ST. PAUL, Minn. — Somali-Americans say they’re closing their accounts with US Bank and Wells Fargo, a fallout from the banks’ decisions to stop facilitating money transfers to Somalia. Demonstrators from the Somali and Latino communities are marching alongside economic-justice activists Friday afternoon in downtown Minneapolis to protest... 

Xukuumadda Soomaaliya oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixatay hay’adda Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay (Sawiro)

May 11, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobey, Iyadoona kulanka looga hadlayay heshiis is-afgarad (MOU) oo ay kala saxiixdeen dowladda Soomaaliya iyo hay’adda u qaabilsan Qaramada Midoobey Xuquuqul Insaanka. Waxaana kulanka maanta ka soo qeybgalay Agaasimaha Xafiiska Xuquuqul Insaanka ee... 

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dalka dib ugu soo laabtay (Sawiro)

May 11, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Kadib safar shaqo oo qaatay muddo usbuuc ah oo dalka Turkiga uu ku  tagay wafdi uu hogaaminyay duqa magaalada Muqdisho ahna guddoomiyaha   gobolka Banaadir mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa maanta dalka  dib ugu soo laabtay. Safarka shaqo ee wafdiga duqa Muqdisho ayaa socdaal qaatay muddo  usbuuc ah waxa ay ku tageen magaalada Istanbul kadib caasumaad rasmi ... 

Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka Cabdulaahi Xasan Jaamac “Waxaa la sameynayaa Dastuur Yare” – By Dr Dahir Nur Jama.

May 11, 2012
Waxaa muuqata inuu fashimey dastuurkii loogu magac daray qabyo qoraalka, waxaana taas marqaati ma doonto u ah ” guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee diyaarinta dastuurka federalka ah ayaa wuxuu sheegay inaan la dhameystirin dastuurka qabyo qoraalka ah wadatashigiisuna uu sii socon doono ilaa iyo seddexda sannadood ee soo socota sidaana waxaa yiri” guddoomiyaha guddiga madaxabanaan ee dastuurka...