Home » Archive Daily May 15th, 2012

Qaar ka mid ah odayaashii dhaqanka Puntland oo ka baxay shirka Muqdisho.

May 15, 2012
Garowe, Somalia (AOL) – Qaar ka mid ah oday dhaqameedyadii reer Puntland oo mudadaanba ka qeyb galayay shirweynaha Soomaaliyeed ee Muqdisho ayaa isaga baxay shirka dibna ugu laabtay Puntland. Odayaashan oo maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Garoowe ayaa sheegay in sababta ay uga soo baxeen shirka uu yahay iyaga oo si weyn u saluugsan qaabka uu u qoran yahay Dastuurka qarsoodiga ah oo ay in... 

EU carries out first air strikes against Somali pirates

May 15, 2012
The European Union naval force patrolling the Indian Ocean on Tuesday carried out its first air strikes against pirate targets on shore, with a pirate reporting that the raid destroyed speed boats, fuel depots and an arms store. Somali pirates raided by EU naval forces for the first time Bile Hussein, a pirate commander, said Tuesday the attack on Handulle village in the Mudug region of Somalia’s... 

‘Ring of Fire’ Solar Eclipse Occurs May 20

May 15, 2012
Skywatchers in East Asia and the western United States should circle Sunday (May 20) on their calendars. That’s when a solar eclipse will block out most of the sun, leaving a spectacular “ring of fire” shining in the sky for observers located along the eclipse’s path. The event is what’s known as an annular solar eclipse — from the Latin “annulus,” meaning... 

Shacabka iyo mas’uuliyiinta Soomaaliyeed maxey ugu abaal gudi doonaan Xaaji Ibraahim Uunlaaye? By Cabdixakiim Jaamac Jooje.

May 15, 2012
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay, kadib dhammaan akhristayaasha sharafta iska lahow iga gudooma salaanta islaamka ah ACWW. Dunidan aynu ku nool nahay, gaar ahaan waddamada horey u maray waxa aynu ka baranay in qof walboo wax ku soo kordhiyay waddanka, wax alla waxa ay doonto ha noqotee in lagu qoro baal muhiim ah taasoo looga... 

Shirka odayaasha dhaqanka ee Muqdisho ka socda oo wado fashil ah ku socda – By Suldaan Ali Abdulahi Hassan.

May 15, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Sida ay cadeeyeen shaqsiyaad goob-joog ahi waxaa jiray ilaa iyo maalinimadii sabtiga oo ay taariikhdu aheyd May 12, 2012 in ay shirka ka bexeen xubno ka yimid deegaano kala duwan, sida kuwo ka yimid Gobolka Galgaduud iyo Waqooyi Bari (Maamulka Puntland). By Suldaan Ali Abdulahi Hassan shacbaan5@hotmail.com ———————————– Dhinaca... 

Xildhibaan Bare Hiiraale oo ka tegay Dolow gaareyna Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

May 15, 2012
Doolow, Somalia (AOL) – Sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo oo ku sugan degmada Dolow ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in Xildhibaan Bare Hiiraale iyo Saraakiil la socota oo mudooyinkii ugu dambeeyey ku sugnaa degmadaasi in ay shalay galab halkaasi si Qarsoodi ah uga baaxeen, iyagoona isla xaleyba gaarey degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo oo ay maamulaan Ciidamada DKMG iyo...