Home » Archive Daily May 19th, 2012
kulan looga hadlayo baraarujinta ku dhaqanka Shareecada Diinta islaamka oo lagu qabtay Caabudwaaq (Sawiro)
Caabudwaaq, Somalia (AOL) – Kulankaan oo uu sooqaban qaabiyay Gudoomiyaha guud ee Maamulka Culimaa’udiinka Ahlusunna Waljameeca Sh. Ibraahin Sh. Xasan Guureeye ayaa lagu qabtay Hoteel Salaama ee Degmada Caabudwaaq waxaana ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada iyo Culimaa’udiinka ka socday gobolada dhexe ee Soomaaliya.
Sh. Ibraahin oo daah furay kulankan ayaa ka hadlay ku...
Xaaji Maxamed Yaasiin oo eedeyay saxiixayaasha Roadmap-ka.
Musharaxa madaxtimada Soomaaliya u taagan Xaaji Maxamed Yaasiin ayaa sheegay in saxiixayaasha heshiiskii qariiradda kala wareega (Road Map) ay faraha kula jiraan odayaal dhaqameedyada ku shirayay magalada Muqdisho.
Isagoo ka hadlayay shir jaraa’id uu ku qabtey magalada Nairobi, waxa uu Xaaji Yaasiin sheegay in xubnaha saxiixay heshiiska uu ku jiro hami siyaasadeed, isla markaane ay doonayaan ku...
Saxiixeyaasha Heeshiska Road map oo Adis Ababa ku kulmaya (xog hoose)
Waxaa magaalada Adis Ababa ka socda qabanqaabadi ugu danbeysay ee Shirka ay isku imanayaan Magaalada Adis Ababa Saxixeyaasha heshiiska Somalida ee Roadmap. Kulan ay yeelanayaan saxiixayaasha Raod Map-ka, ayaa waxaa loga hadlayay qodobo xasaasi ah kuwaas oo hada taagan waaxana ugu weyn diidmada qabka lo soo agasimay shirka Odayasha ay ka mujiyeen dhinacyada Galmudug, Ahlusunna Waljamaca...
Saxiixayaasha Road-map-ka oo uu dhawaan shir uga furmi doono magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Addis Ababa, Ethiopia (AOL) - Waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya kusii qul-qulaya xubno ka tirsan saxiixayaashii Road-map-ka, kuwaasoo doonaya in ay isku dayaan in ay xaliyaan qilaaf aad u weyn oo waayadaanba soo food saaray habsami u socodka qorshaha Road-map-ka iyo Dastuurka qabyada ah.
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo asagu ka mid ah dadkii...
Arizona elections chief seeks proof of Obama’s citizenship
By Tim Gaynor
Reuters
(Reuters) – Arizona’s secretary of state said Friday he had asked officials in Hawaii to verify that Barack Obama was born in their state in order for the president’s name to appear on the November ballot in Arizona.
Ken Bennett, who is Republican presidential candidate Mitt Romney’s campaign co-chairman in Arizona, said he made the request on behalf...
