Home » Archive Daily May 20th, 2012

Have we, Somalian, neglected our heroes? By Mahamud Hagi Elmi Amin (Qooje)

May 20, 2012
Few people have died in the massacre at the National Theater, and many were injured including the Lashin, Ahmadey Abdi Gashan. Gashan composed unforgettable concerts such as the 15kii Shumey, Lula and Laila, and more. He is a national hero who has contributed our entertainment, our music, and our culture. He devoted his life not only entertain, but also to instruct and shape our culture with his amazing... 

Tacsi ku socota qoyska marxuumad Maryan Sheekh Ibraahim oo dhawaan ku geeriyootay dalka Mareykanka.

May 20, 2012
Anaga oo ah dadka uu magacooda hoos ku xusan yahay, kana tiiraaneysan geerida naxdinta leh ee ku timid Rabbi ha u naxariistee marxuumad Maryan Sheekh Ibraahim oo ah xaaska Ugaas Cabdi Naasir Cabdi Shakuur oo dhawaan ku dhimatay cariga Mareykanka, ayaa waxaan tacsi u direynaa qoyska iyo qaraabada ay maraxuumadda ka geeriyootay, waxana Ilaah uga baryeynaa jandii fardoowsa in uu maqaamkeeda ka yeelo... 

Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee Dastuurka oo dhawaan xafiiskiisa lagu dhaawacay.

May 20, 2012
  Halkaan ka dhageyso Wareysi ay horay Laanta Af-Soomaaliga ee VOA ula yeelatay Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee Dastuurka Cabdullaahi Xasan Jaamac oo ah ninka dhawaan xafiiskiisa lagu dhaawacay  Read More →

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Addis Ababa kulana muhiim ahna la qaatay beesha caalamka (Sawiro)

May 20, 2012
Addis ababa, Ethiopia (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Addis Ababa, halkaas oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyey.Ra’iisul Wasaaraha ayaa isla maanta kulamo muhiim ah la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub Mr Alexander Rhondos, Ergeyga Gaarka ah ee Mareykanka Ambassador James Swan, Ku Xigeenka Ergeyga Gaarka... 

Madaxda Ahlusunna Waljamaca oo Addis Ababa u dhoofay si ay uga qayb galan Shirka Saxiixeyaasha Road-mapka.

May 20, 2012
Wararka naga soo garaya Magaalada  Muqdisho ee Xarunta Wadanka Somalia aya waxaay tibaxayaan  in manta magaladaasi ay ka ambabaxeen Madaxda ka tirsan Maamulka Ahlusunna Waljamaca ee Gobolada Somalia. Wafdigaan aya waxaa hogaaminayay Gudomiyaha Ahlusunna ee Gobolada konfureed Sh.Maxamed Maxamuud Yusuf waxana ku weheliyay Safarkaasi Gudomiyaha Ahlusunna ee Gobolka Banadir Cabdiqadir  Khaliif Macalin... 

Caawi dugsiga hoose dhexe ee Iftin oo ku yaalla tuulada Garbooloow oo ka tirsan degmada Luuq ee gobolka Gedo (Sawiro)

May 20, 2012
Ku. Dawladda ku meel gaarka soomaaliyeed. Ku. Ururada madaxabannaan ee caalamiga ah. Ku. Shakhsiyaadka gaarka ah. Ku. Qurbajoogta soomaaliiyeed. UJEEDDO:  CAAWIMO ISKUUL KA HOOSE DHEXE EE IFTIN  GARBOOLOOW KA TIRSAN  DEGMADA LUUQ EE GOBOLKA GEDO. Annagoo ka soconnay qurbajoogta soomaaliyeed khaas ahaan ku u dhashay gobolka gedo ayaan waxaan maalintii 15 may 2012 kormeer kutagnay tuulada Garbooloow... 

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo u ambabaxay Addis Ababa (Sawiro)

May 20, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka dhoofay garoonka Aadan-cadde International ee magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda magaalada Adis Ababa ee dalka Ethiopia. Wafdiga uu Ra’iisul Wasaaraha horkacayay ayaa waxaa ka mid ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Wasiirka Dastuurka... 

Khudbadii Salaatul Jimcaha ee Sheekh Umal ee May 18, 2012 (Fadliga jumcada Qeebta 3aad ilaa Qeebta 1aad halkaan ka dhageyso)

May 20, 2012
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaa uu si wanaagsan uga hadlay alaha dhowree Fadliga salaada Jimcaha khudbada oo uu Sheekhu ku waday si taxane ah.Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa si aad ah uga dheeraaday wanaaga Salaada Jimacaha iyo khatarta ay leedahay in la dayaco wuxuuna si weyn ula dardaarmay Ganacsatada... 

Dastuurka cusub ee la qarinayay halkaan ka akhriso

May 20, 2012
Waxaan horay akhriste-yaasha AOL ugu soo gudbinay 5 Dastuur oo horay Soomaaliya loogu soo sameeyay oo uu ugu danbeeyay kan Qabyada ah ee uu buuqa badan ka dhashay. Guji link-iga hoose si aad 5-ta Dastuurba u aragto una akhriso: http://www.allgedo.com/2012/04/02/halkaan-ka-akhri-dastuuradii-soomaaliya-ee-la-qoray-inta-u-dhaxeysay-sanadihii-1960-2012/ Iminkana waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa...